{"id":127595,"date":"2019-05-22T16:21:28","date_gmt":"2019-05-22T14:21:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127595"},"modified":"2019-05-22T16:21:28","modified_gmt":"2019-05-22T14:21:28","slug":"madaxweyneyaasha-galmudug-iyo-puntland-oo-oo-war-saxaafadeed-soo-saaraysawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyneyaasha-galmudug-iyo-puntland-oo-oo-war-saxaafadeed-soo-saaraysawirro\/","title":{"rendered":"Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Puntland oo oo War-Saxaafadeed soo saaray+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Puntland iyo Galmudug ayaa Warmurtiyeed ay soo saareen ku sheegay in aysan qayb ka ahayn sharciyada Patrolka,Doorashooyinka iyo Canshuuraha isla markaana aysan Qusayn Go\u2019aanada Masiiriga ah ee aan Wada ogolka lagu gaarin.<\/p>\n<p>Maamulada ayaa sheegay in aan lagu xukumi doonin labadda maamul go\u2019aamada ay qaadatay dowladda dhexe ee Soomaaliya, islamarkaana ay ka tashan doonaan.<\/p>\n<p>Waxaa ay sheegeen in aysan jirin wax go\u2019aano ah oo ay ku leeyihiin Sharciga Batroolka ee ay Ansixiyeen xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya, islamarkaana Sharciggaasi uu ahaa mid la Afduubtay.<\/p>\n<p>Labadda maamul ayaa warkaan soo saaray ka dib kulan ay ku yeesheen Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug labadda Madaxweyne ee Galmudug iyo Puntland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Kulankooda kadib ayaa waxaa ay siwadajir ah u soo saareen war-Saxaafadeed ka kooban dhowr qodob.<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Saxaafadeed-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-127596\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Saxaafadeed-2.jpg\" alt=\"\" width=\"678\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Saxaafadeed-2.jpg 678w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Saxaafadeed-2-212x300.jpg 212w\" sizes=\"(max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/><\/a><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-127595 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyneyaasha-galmudug-iyo-puntland-oo-oo-war-saxaafadeed-soo-saaraysawirro\/a-14-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"581\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/A-14.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/A-14.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/A-14-300x182.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/A-14-768x465.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyneyaasha-galmudug-iyo-puntland-oo-oo-war-saxaafadeed-soo-saaraysawirro\/b-12-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"630\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/B-12.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/B-12.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/B-12-300x197.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/B-12-768x504.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyneyaasha-galmudug-iyo-puntland-oo-oo-war-saxaafadeed-soo-saaraysawirro\/c-11-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"607\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/C-11.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/C-11.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/C-11-300x190.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/C-11-768x486.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyneyaasha-galmudug-iyo-puntland-oo-oo-war-saxaafadeed-soo-saaraysawirro\/d-11-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"652\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/D-11.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/D-11.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/D-11-300x204.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/D-11-768x522.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyneyaasha-galmudug-iyo-puntland-oo-oo-war-saxaafadeed-soo-saaraysawirro\/e-2-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"661\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/E-2.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/E-2.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/E-2-300x207.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/E-2-768x529.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyneyaasha-galmudug-iyo-puntland-oo-oo-war-saxaafadeed-soo-saaraysawirro\/g-4-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"579\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/G-4.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/G-4.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/G-4-300x181.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/G-4-768x463.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Puntland iyo Galmudug ayaa Warmurtiyeed ay soo saareen ku sheegay in aysan qayb ka ahayn sharciyada Patrolka,Doorashooyinka iyo Canshuuraha isla markaana aysan Qusayn Go\u2019aanada Masiiriga ah ee aan Wada ogolka lagu gaarin. Maamulada ayaa sheegay in aan lagu xukumi doonin labadda maamul go\u2019aamada ay qaadatay dowladda dhexe ee Soomaaliya, islamarkaana ay ka tashan doonaan. Waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127597,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127595","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Puntland oo oo War-Saxaafadeed soo saaray+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyneyaasha-galmudug-iyo-puntland-oo-oo-war-saxaafadeed-soo-saaraysawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Puntland oo oo War-Saxaafadeed soo saaray+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Puntland iyo Galmudug ayaa Warmurtiyeed ay soo saareen ku sheegay in aysan qayb ka ahayn sharciyada Patrolka,Doorashooyinka iyo Canshuuraha isla markaana aysan Qusayn Go\u2019aanada Masiiriga ah ee aan Wada ogolka lagu gaarin. Maamulada ayaa sheegay in aan lagu xukumi doonin labadda maamul go\u2019aamada ay qaadatay dowladda dhexe ee Soomaaliya, islamarkaana ay ka tashan doonaan. Waxaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyneyaasha-galmudug-iyo-puntland-oo-oo-war-saxaafadeed-soo-saaraysawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-22T14:21:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/A-14.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"581\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyneyaasha-galmudug-iyo-puntland-oo-oo-war-saxaafadeed-soo-saaraysawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyneyaasha-galmudug-iyo-puntland-oo-oo-war-saxaafadeed-soo-saaraysawirro\/\",\"name\":\"Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Puntland oo oo War-Saxaafadeed soo saaray+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyneyaasha-galmudug-iyo-puntland-oo-oo-war-saxaafadeed-soo-saaraysawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyneyaasha-galmudug-iyo-puntland-oo-oo-war-saxaafadeed-soo-saaraysawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/A-14.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-22T14:21:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyneyaasha-galmudug-iyo-puntland-oo-oo-war-saxaafadeed-soo-saaraysawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyneyaasha-galmudug-iyo-puntland-oo-oo-war-saxaafadeed-soo-saaraysawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyneyaasha-galmudug-iyo-puntland-oo-oo-war-saxaafadeed-soo-saaraysawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/A-14.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/A-14.jpg\",\"width\":960,\"height\":581},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyneyaasha-galmudug-iyo-puntland-oo-oo-war-saxaafadeed-soo-saaraysawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Puntland oo oo War-Saxaafadeed soo saaray+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Puntland oo oo War-Saxaafadeed soo saaray+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyneyaasha-galmudug-iyo-puntland-oo-oo-war-saxaafadeed-soo-saaraysawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Puntland oo oo War-Saxaafadeed soo saaray+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Puntland iyo Galmudug ayaa Warmurtiyeed ay soo saareen ku sheegay in aysan qayb ka ahayn sharciyada Patrolka,Doorashooyinka iyo Canshuuraha isla markaana aysan Qusayn Go\u2019aanada Masiiriga ah ee aan Wada ogolka lagu gaarin. Maamulada ayaa sheegay in aan lagu xukumi doonin labadda maamul go\u2019aamada ay qaadatay dowladda dhexe ee Soomaaliya, islamarkaana ay ka tashan doonaan. Waxaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyneyaasha-galmudug-iyo-puntland-oo-oo-war-saxaafadeed-soo-saaraysawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-22T14:21:28+00:00","og_image":[{"width":960,"height":581,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/A-14.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyneyaasha-galmudug-iyo-puntland-oo-oo-war-saxaafadeed-soo-saaraysawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyneyaasha-galmudug-iyo-puntland-oo-oo-war-saxaafadeed-soo-saaraysawirro\/","name":"Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Puntland oo oo War-Saxaafadeed soo saaray+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyneyaasha-galmudug-iyo-puntland-oo-oo-war-saxaafadeed-soo-saaraysawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyneyaasha-galmudug-iyo-puntland-oo-oo-war-saxaafadeed-soo-saaraysawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/A-14.jpg","datePublished":"2019-05-22T14:21:28+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyneyaasha-galmudug-iyo-puntland-oo-oo-war-saxaafadeed-soo-saaraysawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyneyaasha-galmudug-iyo-puntland-oo-oo-war-saxaafadeed-soo-saaraysawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyneyaasha-galmudug-iyo-puntland-oo-oo-war-saxaafadeed-soo-saaraysawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/A-14.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/A-14.jpg","width":960,"height":581},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyneyaasha-galmudug-iyo-puntland-oo-oo-war-saxaafadeed-soo-saaraysawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Puntland oo oo War-Saxaafadeed soo saaray+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127595"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127595"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127595\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127603,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127595\/revisions\/127603"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127597"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127595"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127595"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127595"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}