{"id":127606,"date":"2019-05-22T16:33:09","date_gmt":"2019-05-22T14:33:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127606"},"modified":"2019-05-22T16:33:09","modified_gmt":"2019-05-22T14:33:09","slug":"xukuumada-soomaaliya-oo-war-xasaasi-calaacal-ah-kasoo-saartay-goaankii-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-war-xasaasi-calaacal-ah-kasoo-saartay-goaankii-kenya\/","title":{"rendered":"Xukuumada Soomaaliya oo War Xasaasi calaacal ah kasoo saartay Go\u2019aankii Kenya"},"content":{"rendered":"<p>War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Arimaha Dibadda Xukuumada Soomaaliya ayaa walaac looga muujiyay go\u2019aankii dowlada Kenya Fiisaha ugu diiday Masuuliyiin katirsan dowlada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasaarada Arimaha Dibadda Soomaaliya ayaa sidoo kale walaac ka muujisay in Dowlada Kenya ay dib loo soo celiyay baaritaanka dheeriga ah ee lagu sameynayo Soomaalida safarka ku aadda Nairobi.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka kasoo baxay Wasaarada Arimaha Dibadda<\/strong><\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (\u201cdowladda Soomaaliya\u201d), iyada oo qaddarinaysa Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Kenya (\u201cDowladda Kenya\u201d), waxay aad uga walaacsan tahay go\u2019aankii ay dhowaan qaadatay Dowladda Kenya ee lagu xadaynayey Dalkugalka xubnaha xukuumadda iyo Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya waxay si gaar ah uga walaacsantahay in xubno ka tirsan dowladda Soomaaliya oo dhowaan u safray magaalada Nairobi, kuwaas oo ay ku jireen wasiirro iyo xildhibaanno, ay xinnibaad ku sameeyeen saraakiil ka tirsan hay\u2019adda socdaalka Kenya, Baasaboorradoodii laga qaaday, ka bacdina dib loogu soo celiyay Muqdisho.<\/p>\n<p>Sidoo kale dowladda Soomaaliya waxay muujinaysaa walaaca ay ka qabto in dib loo soo celiyay baaritaanka dheeriga ah ee lagu sameynayo Soomaalida safarka ku aadda Nairobi, iyada oo qasab looga dhigay inay magaalada Wajir ku hakadaan si baaritaan amni loogu sameeyo. Arrintani waa mid ka hor imanaysa heshiiskii ay labadeenna dowladood hore u galeen ee ku saabsanaa in dullimaadyada Muqdisho-Nairobi ahaadaan kuwo toos ah.<\/p>\n<p>Tallaabooyinkaasi waxay carqalad ku yihiin xiriirka walaaltinimo ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya. Sidaasdarteed, dowladda Soomaaliya waxay ugu baaqaysaa dowladda Kenya inay xeeriso carqaladaha ay keeni karaan tallaabooyinkaasi oo ay ilaaliso xiriirka soojireenka ah ee u dhexeeya labadeenna dal, isla-markaana tixgeliso dabciga dublamaasiyaddeed iyo ixtiraamka labada waddan kala mudan yihiin.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya waxa dhankeeda ka go\u2019an inay ilaaliso xiriirka saaxiibtinimo ee ay la leedahay dowladda Kenya, waxaynu sii wadi doontaa soo dhaweynta muwaadiniinta iyo saraakiisha dowladda Kenya ee Soomaaliya imanaya.<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo fursaddan ka faa\u2019iideysanaysa waxay tixgelin iyo qaddarin aad u sarreysa u ballanqaadaysaa Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Kenya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Arimaha Dibadda Xukuumada Soomaaliya ayaa walaac looga muujiyay go\u2019aankii dowlada Kenya Fiisaha ugu diiday Masuuliyiin katirsan dowlada Soomaaliya. Wasaarada Arimaha Dibadda Soomaaliya ayaa sidoo kale walaac ka muujisay in Dowlada Kenya ay dib loo soo celiyay baaritaanka dheeriga ah ee lagu sameynayo Soomaalida safarka ku aadda Nairobi. Halkan ka Akhriso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127607,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127606","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xukuumada Soomaaliya oo War Xasaasi calaacal ah kasoo saartay Go\u2019aankii Kenya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-war-xasaasi-calaacal-ah-kasoo-saartay-goaankii-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xukuumada Soomaaliya oo War Xasaasi calaacal ah kasoo saartay Go\u2019aankii Kenya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Arimaha Dibadda Xukuumada Soomaaliya ayaa walaac looga muujiyay go\u2019aankii dowlada Kenya Fiisaha ugu diiday Masuuliyiin katirsan dowlada Soomaaliya. Wasaarada Arimaha Dibadda Soomaaliya ayaa sidoo kale walaac ka muujisay in Dowlada Kenya ay dib loo soo celiyay baaritaanka dheeriga ah ee lagu sameynayo Soomaalida safarka ku aadda Nairobi. Halkan ka Akhriso [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-war-xasaasi-calaacal-ah-kasoo-saartay-goaankii-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-22T14:33:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/wasircawad.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"690\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"390\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-war-xasaasi-calaacal-ah-kasoo-saartay-goaankii-kenya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-war-xasaasi-calaacal-ah-kasoo-saartay-goaankii-kenya\/\",\"name\":\"Xukuumada Soomaaliya oo War Xasaasi calaacal ah kasoo saartay Go\u2019aankii Kenya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-war-xasaasi-calaacal-ah-kasoo-saartay-goaankii-kenya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-war-xasaasi-calaacal-ah-kasoo-saartay-goaankii-kenya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/wasircawad.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-22T14:33:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-war-xasaasi-calaacal-ah-kasoo-saartay-goaankii-kenya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-war-xasaasi-calaacal-ah-kasoo-saartay-goaankii-kenya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-war-xasaasi-calaacal-ah-kasoo-saartay-goaankii-kenya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/wasircawad.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/wasircawad.jpg\",\"width\":690,\"height\":390,\"caption\":\"Somali Foreign Minister Ahmed Isse Awad speaks during an interview with Reuters in Mogadishu, Somalia April 20, 2018 REUTERS\/Feisal Omar\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-war-xasaasi-calaacal-ah-kasoo-saartay-goaankii-kenya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xukuumada Soomaaliya oo War Xasaasi calaacal ah kasoo saartay Go\u2019aankii Kenya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xukuumada Soomaaliya oo War Xasaasi calaacal ah kasoo saartay Go\u2019aankii Kenya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-war-xasaasi-calaacal-ah-kasoo-saartay-goaankii-kenya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xukuumada Soomaaliya oo War Xasaasi calaacal ah kasoo saartay Go\u2019aankii Kenya - Wardoon","og_description":"War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Arimaha Dibadda Xukuumada Soomaaliya ayaa walaac looga muujiyay go\u2019aankii dowlada Kenya Fiisaha ugu diiday Masuuliyiin katirsan dowlada Soomaaliya. Wasaarada Arimaha Dibadda Soomaaliya ayaa sidoo kale walaac ka muujisay in Dowlada Kenya ay dib loo soo celiyay baaritaanka dheeriga ah ee lagu sameynayo Soomaalida safarka ku aadda Nairobi. Halkan ka Akhriso [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-war-xasaasi-calaacal-ah-kasoo-saartay-goaankii-kenya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-22T14:33:09+00:00","og_image":[{"width":690,"height":390,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/wasircawad.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-war-xasaasi-calaacal-ah-kasoo-saartay-goaankii-kenya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-war-xasaasi-calaacal-ah-kasoo-saartay-goaankii-kenya\/","name":"Xukuumada Soomaaliya oo War Xasaasi calaacal ah kasoo saartay Go\u2019aankii Kenya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-war-xasaasi-calaacal-ah-kasoo-saartay-goaankii-kenya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-war-xasaasi-calaacal-ah-kasoo-saartay-goaankii-kenya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/wasircawad.jpg","datePublished":"2019-05-22T14:33:09+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-war-xasaasi-calaacal-ah-kasoo-saartay-goaankii-kenya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-war-xasaasi-calaacal-ah-kasoo-saartay-goaankii-kenya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-war-xasaasi-calaacal-ah-kasoo-saartay-goaankii-kenya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/wasircawad.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/wasircawad.jpg","width":690,"height":390,"caption":"Somali Foreign Minister Ahmed Isse Awad speaks during an interview with Reuters in Mogadishu, Somalia April 20, 2018 REUTERS\/Feisal Omar"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xukuumada-soomaaliya-oo-war-xasaasi-calaacal-ah-kasoo-saartay-goaankii-kenya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xukuumada Soomaaliya oo War Xasaasi calaacal ah kasoo saartay Go\u2019aankii Kenya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127606"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127606"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127606\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127608,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127606\/revisions\/127608"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127607"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127606"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127606"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127606"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}