{"id":127695,"date":"2019-05-23T22:00:57","date_gmt":"2019-05-23T20:00:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127695"},"modified":"2019-05-23T22:00:57","modified_gmt":"2019-05-23T20:00:57","slug":"shan-ruux-oo-safiirnimo-loo-dallacsiiyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shan-ruux-oo-safiirnimo-loo-dallacsiiyay\/","title":{"rendered":"Shan ruux oo safiirnimo loo dallacsiiyay"},"content":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankooda Khamiislaha ee maanta ku ansixiyay magacaabida Illaa Shan Safiir oo cusub.<\/p>\n<p>Kulankan oo uu shir guddoominayay Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa Goluhu waxaa uu u dalacsiiyay darajada Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy oo horay Wasiir uga soo noqday Xukuumadda Ra\u2019iisul Wasaare Saacid.<\/p>\n<p>Sidoo kale Golaha Wasiirada ayaa Xil safiir u magacaabay Xasan Xundubey Jimcaale oo ahaa Wariye rug cadaa iyo falan-qeeye siyaasadeed, horayna uga soo shaqeeyay BBC-da.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo Golaha Wasiirada ay Safiir u magacaabeen Xasan Daahir Dhimbil oo ka tirsanaa Xisbiga Kulmiye ee Somaliland, kana mid ahaa Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Somaliland oo dhowaan Muqdisho yimid.<\/p>\n<p>Golaha Wasiirada ayaa waxaa kaloo safiir u magacaabeen Maxamed Isxaaq Ibraahim iyo Maxamed Cali Mire oo la dhashay Xildhibaan C\/shakuur Mire oo ka mid ah ragga aadka ugu dhow Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Xubnahan loo dalacsiiyay Safiir ayaa waxay ku soo bixi doonaan digreeto Madaxweyne Safaaradaha loo magacaabi doono, iyadoo wasaaradda Arrimaha Dibadda ay diyaarin doonto warqadaha magacaabidooda iyo dalalka loo dirayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankooda Khamiislaha ee maanta ku ansixiyay magacaabida Illaa Shan Safiir oo cusub. Kulankan oo uu shir guddoominayay Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa Goluhu waxaa uu u dalacsiiyay darajada Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy oo horay Wasiir uga soo noqday Xukuumadda Ra\u2019iisul Wasaare Saacid. Sidoo kale Golaha Wasiirada ayaa Xil safiir u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127696,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127695","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shan ruux oo safiirnimo loo dallacsiiyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shan-ruux-oo-safiirnimo-loo-dallacsiiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shan ruux oo safiirnimo loo dallacsiiyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankooda Khamiislaha ee maanta ku ansixiyay magacaabida Illaa Shan Safiir oo cusub. Kulankan oo uu shir guddoominayay Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa Goluhu waxaa uu u dalacsiiyay darajada Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy oo horay Wasiir uga soo noqday Xukuumadda Ra\u2019iisul Wasaare Saacid. Sidoo kale Golaha Wasiirada ayaa Xil safiir u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shan-ruux-oo-safiirnimo-loo-dallacsiiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-23T20:00:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Top-Story-640x360.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"610\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"343\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shan-ruux-oo-safiirnimo-loo-dallacsiiyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shan-ruux-oo-safiirnimo-loo-dallacsiiyay\/\",\"name\":\"Shan ruux oo safiirnimo loo dallacsiiyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shan-ruux-oo-safiirnimo-loo-dallacsiiyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shan-ruux-oo-safiirnimo-loo-dallacsiiyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Top-Story-640x360.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-23T20:00:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shan-ruux-oo-safiirnimo-loo-dallacsiiyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shan-ruux-oo-safiirnimo-loo-dallacsiiyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shan-ruux-oo-safiirnimo-loo-dallacsiiyay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Top-Story-640x360.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Top-Story-640x360.jpg\",\"width\":610,\"height\":343},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shan-ruux-oo-safiirnimo-loo-dallacsiiyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shan ruux oo safiirnimo loo dallacsiiyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shan ruux oo safiirnimo loo dallacsiiyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shan-ruux-oo-safiirnimo-loo-dallacsiiyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shan ruux oo safiirnimo loo dallacsiiyay - Wardoon","og_description":"Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankooda Khamiislaha ee maanta ku ansixiyay magacaabida Illaa Shan Safiir oo cusub. Kulankan oo uu shir guddoominayay Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa Goluhu waxaa uu u dalacsiiyay darajada Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy oo horay Wasiir uga soo noqday Xukuumadda Ra\u2019iisul Wasaare Saacid. Sidoo kale Golaha Wasiirada ayaa Xil safiir u [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shan-ruux-oo-safiirnimo-loo-dallacsiiyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-23T20:00:57+00:00","og_image":[{"width":610,"height":343,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Top-Story-640x360.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shan-ruux-oo-safiirnimo-loo-dallacsiiyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shan-ruux-oo-safiirnimo-loo-dallacsiiyay\/","name":"Shan ruux oo safiirnimo loo dallacsiiyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shan-ruux-oo-safiirnimo-loo-dallacsiiyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shan-ruux-oo-safiirnimo-loo-dallacsiiyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Top-Story-640x360.jpg","datePublished":"2019-05-23T20:00:57+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shan-ruux-oo-safiirnimo-loo-dallacsiiyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/shan-ruux-oo-safiirnimo-loo-dallacsiiyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shan-ruux-oo-safiirnimo-loo-dallacsiiyay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Top-Story-640x360.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Top-Story-640x360.jpg","width":610,"height":343},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shan-ruux-oo-safiirnimo-loo-dallacsiiyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shan ruux oo safiirnimo loo dallacsiiyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127695"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127695"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127695\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127697,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127695\/revisions\/127697"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127696"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127695"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127695"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127695"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}