{"id":127733,"date":"2019-05-25T11:30:17","date_gmt":"2019-05-25T09:30:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127733"},"modified":"2019-05-25T11:30:17","modified_gmt":"2019-05-25T09:30:17","slug":"qarax-xoogan-oo-dhawaan-ka-dhacay-magaalada-lyon-ee-dalka-faransiiska-sawirrovideo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-dhawaan-ka-dhacay-magaalada-lyon-ee-dalka-faransiiska-sawirrovideo\/","title":{"rendered":"Qarax xoogan oo dhawaan ka dhacay magaalada Lyon ee dalka Faransiiska +SAWIRRO+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Bac lagu soo ridey waxyaalaha qarxa ayaa ku qarxay bartamaha magaalada Lyon ee dalka Faransiiska iyadoo ay ku dhaawacmeen 13 ruux.<\/p>\n<p>Dadka ku dhaawacmay qaraxan oo ka dhacay wada Victor-Hugo ayaa waxaa ka mid ahaa gabar siddeed sano jir ah taasoo la sheegay in dhaawac wajiga ah uu soo gaaray.<\/p>\n<p>Booliska ayaa waxa ay raadinayaan qof watay baaskiil oo dhigey wadada bacda ay ku jireen waxyaalaha qarxa.<\/p>\n<p>Ciidamada ka hortagga argagaxisada ayaa ka bilaabay baaritaano magaalada saddexaad ee ugu weyn dalka Faransiiska iyadoo kaamerada wadooyinka ay duubtay muuqaalka qofkii ka dambeeyay qaraxa.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha Faransiiska ayaa amar ku bixiyay in la xoojiyo amaanka goobaha ay dadku isugu yimaadaan iyo goobaha xafladaha ay ka dhacayaan.<\/p>\n<p>Xilligii ugu dambeeysay ee waxyaalaha qarxa lagu arko dalka Faransiiska ayaa ahayd sanadkii 2007dii xilligaasoo hal ruux uu ku dhintey qof kalana ku dhaawacmay magaalada Paris.<\/p>\n<p>Hase yeeshee weeraro ay kooxaha Jihaad doonka ka ah geysteen dalka Faransiiska laga soo bilaabo sanadkii 2015kii ayaa waxaa ku dhintey 250 ruux.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/LDw8ODPX-ko\" width=\"865\" height=\"795\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/FVggaefR-6U\" width=\"865\" height=\"795\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-127733 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-dhawaan-ka-dhacay-magaalada-lyon-ee-dalka-faransiiska-sawirrovideo\/6e48871069f14c8483d57d3333bf4ce2_18\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"800\" height=\"450\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/6e48871069f14c8483d57d3333bf4ce2_18.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/6e48871069f14c8483d57d3333bf4ce2_18.jpg 800w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/6e48871069f14c8483d57d3333bf4ce2_18-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/6e48871069f14c8483d57d3333bf4ce2_18-768x432.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-dhawaan-ka-dhacay-magaalada-lyon-ee-dalka-faransiiska-sawirrovideo\/wire-13928816-1558731224-535_634x422\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"634\" height=\"422\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/wire-13928816-1558731224-535_634x422.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/wire-13928816-1558731224-535_634x422.jpg 634w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/wire-13928816-1558731224-535_634x422-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-dhawaan-ka-dhacay-magaalada-lyon-ee-dalka-faransiiska-sawirrovideo\/wire-13928820-1558731228-475_634x422\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"634\" height=\"422\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/wire-13928820-1558731228-475_634x422.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/wire-13928820-1558731228-475_634x422.jpg 634w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/wire-13928820-1558731228-475_634x422-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-dhawaan-ka-dhacay-magaalada-lyon-ee-dalka-faransiiska-sawirrovideo\/wire-13928822-1558731230-870_634x422\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"634\" height=\"422\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/wire-13928822-1558731230-870_634x422.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/wire-13928822-1558731230-870_634x422.jpg 634w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/wire-13928822-1558731230-870_634x422-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-dhawaan-ka-dhacay-magaalada-lyon-ee-dalka-faransiiska-sawirrovideo\/wire-13929026-1558731597-787_634x422\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"634\" height=\"422\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/wire-13929026-1558731597-787_634x422.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/wire-13929026-1558731597-787_634x422.jpg 634w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/wire-13929026-1558731597-787_634x422-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bac lagu soo ridey waxyaalaha qarxa ayaa ku qarxay bartamaha magaalada Lyon ee dalka Faransiiska iyadoo ay ku dhaawacmeen 13 ruux. Dadka ku dhaawacmay qaraxan oo ka dhacay wada Victor-Hugo ayaa waxaa ka mid ahaa gabar siddeed sano jir ah taasoo la sheegay in dhaawac wajiga ah uu soo gaaray. Booliska ayaa waxa ay raadinayaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127740,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127733","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qarax xoogan oo dhawaan ka dhacay magaalada Lyon ee dalka Faransiiska +SAWIRRO+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-dhawaan-ka-dhacay-magaalada-lyon-ee-dalka-faransiiska-sawirrovideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qarax xoogan oo dhawaan ka dhacay magaalada Lyon ee dalka Faransiiska +SAWIRRO+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Bac lagu soo ridey waxyaalaha qarxa ayaa ku qarxay bartamaha magaalada Lyon ee dalka Faransiiska iyadoo ay ku dhaawacmeen 13 ruux. Dadka ku dhaawacmay qaraxan oo ka dhacay wada Victor-Hugo ayaa waxaa ka mid ahaa gabar siddeed sano jir ah taasoo la sheegay in dhaawac wajiga ah uu soo gaaray. Booliska ayaa waxa ay raadinayaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-dhawaan-ka-dhacay-magaalada-lyon-ee-dalka-faransiiska-sawirrovideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-25T09:30:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/merlin_155360721_e5974bed-267a-42bf-89d2-920ffb8d93c3-superJumbo.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1345\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-dhawaan-ka-dhacay-magaalada-lyon-ee-dalka-faransiiska-sawirrovideo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-dhawaan-ka-dhacay-magaalada-lyon-ee-dalka-faransiiska-sawirrovideo\/\",\"name\":\"Qarax xoogan oo dhawaan ka dhacay magaalada Lyon ee dalka Faransiiska +SAWIRRO+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-dhawaan-ka-dhacay-magaalada-lyon-ee-dalka-faransiiska-sawirrovideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-dhawaan-ka-dhacay-magaalada-lyon-ee-dalka-faransiiska-sawirrovideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/merlin_155360721_e5974bed-267a-42bf-89d2-920ffb8d93c3-superJumbo.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-25T09:30:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-dhawaan-ka-dhacay-magaalada-lyon-ee-dalka-faransiiska-sawirrovideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-dhawaan-ka-dhacay-magaalada-lyon-ee-dalka-faransiiska-sawirrovideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-dhawaan-ka-dhacay-magaalada-lyon-ee-dalka-faransiiska-sawirrovideo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/merlin_155360721_e5974bed-267a-42bf-89d2-920ffb8d93c3-superJumbo.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/merlin_155360721_e5974bed-267a-42bf-89d2-920ffb8d93c3-superJumbo.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1345},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-dhawaan-ka-dhacay-magaalada-lyon-ee-dalka-faransiiska-sawirrovideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qarax xoogan oo dhawaan ka dhacay magaalada Lyon ee dalka Faransiiska +SAWIRRO+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qarax xoogan oo dhawaan ka dhacay magaalada Lyon ee dalka Faransiiska +SAWIRRO+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-dhawaan-ka-dhacay-magaalada-lyon-ee-dalka-faransiiska-sawirrovideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qarax xoogan oo dhawaan ka dhacay magaalada Lyon ee dalka Faransiiska +SAWIRRO+VIDEO - Wardoon","og_description":"Bac lagu soo ridey waxyaalaha qarxa ayaa ku qarxay bartamaha magaalada Lyon ee dalka Faransiiska iyadoo ay ku dhaawacmeen 13 ruux. Dadka ku dhaawacmay qaraxan oo ka dhacay wada Victor-Hugo ayaa waxaa ka mid ahaa gabar siddeed sano jir ah taasoo la sheegay in dhaawac wajiga ah uu soo gaaray. Booliska ayaa waxa ay raadinayaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-dhawaan-ka-dhacay-magaalada-lyon-ee-dalka-faransiiska-sawirrovideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-25T09:30:17+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1345,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/merlin_155360721_e5974bed-267a-42bf-89d2-920ffb8d93c3-superJumbo.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-dhawaan-ka-dhacay-magaalada-lyon-ee-dalka-faransiiska-sawirrovideo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-dhawaan-ka-dhacay-magaalada-lyon-ee-dalka-faransiiska-sawirrovideo\/","name":"Qarax xoogan oo dhawaan ka dhacay magaalada Lyon ee dalka Faransiiska +SAWIRRO+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-dhawaan-ka-dhacay-magaalada-lyon-ee-dalka-faransiiska-sawirrovideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-dhawaan-ka-dhacay-magaalada-lyon-ee-dalka-faransiiska-sawirrovideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/merlin_155360721_e5974bed-267a-42bf-89d2-920ffb8d93c3-superJumbo.jpg","datePublished":"2019-05-25T09:30:17+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-dhawaan-ka-dhacay-magaalada-lyon-ee-dalka-faransiiska-sawirrovideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-dhawaan-ka-dhacay-magaalada-lyon-ee-dalka-faransiiska-sawirrovideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-dhawaan-ka-dhacay-magaalada-lyon-ee-dalka-faransiiska-sawirrovideo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/merlin_155360721_e5974bed-267a-42bf-89d2-920ffb8d93c3-superJumbo.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/merlin_155360721_e5974bed-267a-42bf-89d2-920ffb8d93c3-superJumbo.jpg","width":2048,"height":1345},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-dhawaan-ka-dhacay-magaalada-lyon-ee-dalka-faransiiska-sawirrovideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qarax xoogan oo dhawaan ka dhacay magaalada Lyon ee dalka Faransiiska +SAWIRRO+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127733"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127733"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127733\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127741,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127733\/revisions\/127741"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127740"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127733"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127733"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127733"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}