{"id":127876,"date":"2019-05-27T09:52:37","date_gmt":"2019-05-27T07:52:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127876"},"modified":"2019-05-27T09:52:37","modified_gmt":"2019-05-27T07:52:37","slug":"31-kun-oo-arday-oo-maanta-u-fariisanaysa-imtixaankii-horay-u-fashilmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/31-kun-oo-arday-oo-maanta-u-fariisanaysa-imtixaankii-horay-u-fashilmay\/","title":{"rendered":"31 Kun oo arday oo maanta u fariisanaysa Imtixaankii horay u fashilmay"},"content":{"rendered":"<p>Maanta oo Isniin ah ayaa Ardayda Koonfurta &amp; Bartamaha Somaliya waxa ay fariisanayaan Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare oo sanadkaan fashilmay, balse mar kale Wasaaradda waxbarashada Somaliya ay qaadeyso.<\/p>\n<p>Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare ayaa waxaa u fariisanaya arday gaareysa 31-Kun oo Arday, kuwaasi oo u diyaarsan ka qaybgalka Imtixaanka dowladda.<\/p>\n<p>Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Somaliya Maxamuud Cabdulaahi Jaabiri ayaa sheegay in si wayn loo adkeeyay nidaamka qaadista Imtixaanka islamarkaana maanta si wanaagsan uu ku bilaabanayo imtixaanka<\/p>\n<p>Waxa uu beeniyay warar saacadihii la soo dhaafay la isla dhex maraayay Baraha Bulshada oo ku saabsan in la helay qishka Imtixaanka, taasi bedelkeedana wuxuu sheega in Imtiaanka si adag loo xifdiyay oo dowladda ay gacanta ku hayso.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta oo Isniin ah ayaa Ardayda Koonfurta &amp; Bartamaha Somaliya waxa ay fariisanayaan Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare oo sanadkaan fashilmay, balse mar kale Wasaaradda waxbarashada Somaliya ay qaadeyso. Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare ayaa waxaa u fariisanaya arday gaareysa 31-Kun oo Arday, kuwaasi oo u diyaarsan ka qaybgalka Imtixaanka dowladda. Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Somaliya Maxamuud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127877,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127876","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>31 Kun oo arday oo maanta u fariisanaysa Imtixaankii horay u fashilmay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/31-kun-oo-arday-oo-maanta-u-fariisanaysa-imtixaankii-horay-u-fashilmay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"31 Kun oo arday oo maanta u fariisanaysa Imtixaankii horay u fashilmay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maanta oo Isniin ah ayaa Ardayda Koonfurta &amp; Bartamaha Somaliya waxa ay fariisanayaan Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare oo sanadkaan fashilmay, balse mar kale Wasaaradda waxbarashada Somaliya ay qaadeyso. Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare ayaa waxaa u fariisanaya arday gaareysa 31-Kun oo Arday, kuwaasi oo u diyaarsan ka qaybgalka Imtixaanka dowladda. Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Somaliya Maxamuud [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/31-kun-oo-arday-oo-maanta-u-fariisanaysa-imtixaankii-horay-u-fashilmay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-27T07:52:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/arday-640x443.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"443\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/31-kun-oo-arday-oo-maanta-u-fariisanaysa-imtixaankii-horay-u-fashilmay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/31-kun-oo-arday-oo-maanta-u-fariisanaysa-imtixaankii-horay-u-fashilmay\/\",\"name\":\"31 Kun oo arday oo maanta u fariisanaysa Imtixaankii horay u fashilmay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/31-kun-oo-arday-oo-maanta-u-fariisanaysa-imtixaankii-horay-u-fashilmay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/31-kun-oo-arday-oo-maanta-u-fariisanaysa-imtixaankii-horay-u-fashilmay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/arday-640x443.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-27T07:52:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/31-kun-oo-arday-oo-maanta-u-fariisanaysa-imtixaankii-horay-u-fashilmay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/31-kun-oo-arday-oo-maanta-u-fariisanaysa-imtixaankii-horay-u-fashilmay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/31-kun-oo-arday-oo-maanta-u-fariisanaysa-imtixaankii-horay-u-fashilmay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/arday-640x443.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/arday-640x443.jpg\",\"width\":640,\"height\":443},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/31-kun-oo-arday-oo-maanta-u-fariisanaysa-imtixaankii-horay-u-fashilmay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"31 Kun oo arday oo maanta u fariisanaysa Imtixaankii horay u fashilmay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"31 Kun oo arday oo maanta u fariisanaysa Imtixaankii horay u fashilmay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/31-kun-oo-arday-oo-maanta-u-fariisanaysa-imtixaankii-horay-u-fashilmay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"31 Kun oo arday oo maanta u fariisanaysa Imtixaankii horay u fashilmay - Wardoon","og_description":"Maanta oo Isniin ah ayaa Ardayda Koonfurta &amp; Bartamaha Somaliya waxa ay fariisanayaan Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare oo sanadkaan fashilmay, balse mar kale Wasaaradda waxbarashada Somaliya ay qaadeyso. Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare ayaa waxaa u fariisanaya arday gaareysa 31-Kun oo Arday, kuwaasi oo u diyaarsan ka qaybgalka Imtixaanka dowladda. Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Somaliya Maxamuud [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/31-kun-oo-arday-oo-maanta-u-fariisanaysa-imtixaankii-horay-u-fashilmay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-27T07:52:37+00:00","og_image":[{"width":640,"height":443,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/arday-640x443.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/31-kun-oo-arday-oo-maanta-u-fariisanaysa-imtixaankii-horay-u-fashilmay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/31-kun-oo-arday-oo-maanta-u-fariisanaysa-imtixaankii-horay-u-fashilmay\/","name":"31 Kun oo arday oo maanta u fariisanaysa Imtixaankii horay u fashilmay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/31-kun-oo-arday-oo-maanta-u-fariisanaysa-imtixaankii-horay-u-fashilmay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/31-kun-oo-arday-oo-maanta-u-fariisanaysa-imtixaankii-horay-u-fashilmay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/arday-640x443.jpg","datePublished":"2019-05-27T07:52:37+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/31-kun-oo-arday-oo-maanta-u-fariisanaysa-imtixaankii-horay-u-fashilmay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/31-kun-oo-arday-oo-maanta-u-fariisanaysa-imtixaankii-horay-u-fashilmay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/31-kun-oo-arday-oo-maanta-u-fariisanaysa-imtixaankii-horay-u-fashilmay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/arday-640x443.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/arday-640x443.jpg","width":640,"height":443},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/31-kun-oo-arday-oo-maanta-u-fariisanaysa-imtixaankii-horay-u-fashilmay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"31 Kun oo arday oo maanta u fariisanaysa Imtixaankii horay u fashilmay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127876"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127876"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127876\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127878,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127876\/revisions\/127878"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127877"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127876"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127876"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127876"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}