{"id":127910,"date":"2019-05-27T18:25:19","date_gmt":"2019-05-27T16:25:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127910"},"modified":"2019-05-27T18:35:54","modified_gmt":"2019-05-27T16:35:54","slug":"aqri-magacyada-maxaabiista-puntland-looga-qabsaday-dagaalka-tukaraq-ee-maanta-lasiidaayay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqri-magacyada-maxaabiista-puntland-looga-qabsaday-dagaalka-tukaraq-ee-maanta-lasiidaayay\/","title":{"rendered":"Aqri: Magacyada maxaabiista Puntland looga qabsaday dagaalka TUKARAQ ee maanta lasiidaayay"},"content":{"rendered":"<p>Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta si rasmiya u shaacisay inay sii deysay maxaabiis ay dagaalkii Tukaraq kaga soo qabsadeen Puntland.<\/p>\n<p>Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland oo warbaahinta kula hadlayey Qasriga Madaxtooyada ayaa sheegay in Madaxweyne Muuse Biixi uu cafis u fidiyay 14-Maxbuus oo lagu qabtay Dagaalkii Tukaraq.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in Somaliland ay mudnaan weyn siineyso amniga iyo nabad ayna ka go\u2019antahay ahmiyada weyn ee nabad-gelyadu leedahay.<\/p>\n<p>Waxa sidoo kale Afhayeenku Madaxtooyadu sheegay inay Somaliland u aragto shaqaaqooyinka Puntland ay ka wado deeganada Tukaraq inuu hurinayo maamulka Xamar ee Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa waxa kale oo uu Maamulka Farmaajo ku eedeyay xaaladaha amni-daro ee ka holcaya Galmudug, Hirshabeele iyo Muqdisho, isagoona sheegay in Madaxweynuhu uu ka dabada ka riixayo colaad iyo cadaawada maamuladaas.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii waxa uu sheegay Afhayeenku in Somaliland rabto inay nabad-gelyo kula noolato xadka kaliya ee Soomaliya la leedahay ee Puntland, isagoona sheegay in xukuumada Biixi ay diyaar u tahy wixii khilaaf ka dhaca xadka in lagu xaliyo nabad iyo is-afgarad buuxa.<\/p>\n<p><strong>Halkan hoos ka akhriso magacyada Maxaabiista ay Somaliland si deysay:<\/strong><\/p>\n<p>1: Cabdi Naasir Cismaan Cali<\/p>\n<p>2: Cabdi Nuur Maxamed Cabdulle.<\/p>\n<p>3: Maxamed Saciid Yuusuf<\/p>\n<p>4: Cali Faarax Aadan<\/p>\n<p>5: Maxamed Cabdi ceynab<\/p>\n<p>6: Cabdi Xaafid Cabdullaahi Xalane<\/p>\n<p>7: Xuseen Siciid Warsame<\/p>\n<p>8: Cabdi Naasir Maxamed Nuur<\/p>\n<p>9: Maxamed Abshir Aadan<\/p>\n<p>10: Ibraahim Xasan Salaad<\/p>\n<p>11: Axmed Maxamed Axmed<\/p>\n<p>12: Siciid Ducaale Cali<\/p>\n<p>13: Mahad Nuur Cali<\/p>\n<p>14: Faarax Maxamed Cabdi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/MC6wwAOkjHc\" width=\"860\" height=\"760\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta si rasmiya u shaacisay inay sii deysay maxaabiis ay dagaalkii Tukaraq kaga soo qabsadeen Puntland. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland oo warbaahinta kula hadlayey Qasriga Madaxtooyada ayaa sheegay in Madaxweyne Muuse Biixi uu cafis u fidiyay 14-Maxbuus oo lagu qabtay Dagaalkii Tukaraq. Afhayeenka ayaa sidoo kale waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127911,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127910","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Aqri: Magacyada maxaabiista Puntland looga qabsaday dagaalka TUKARAQ ee maanta lasiidaayay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqri-magacyada-maxaabiista-puntland-looga-qabsaday-dagaalka-tukaraq-ee-maanta-lasiidaayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Aqri: Magacyada maxaabiista Puntland looga qabsaday dagaalka TUKARAQ ee maanta lasiidaayay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta si rasmiya u shaacisay inay sii deysay maxaabiis ay dagaalkii Tukaraq kaga soo qabsadeen Puntland. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland oo warbaahinta kula hadlayey Qasriga Madaxtooyada ayaa sheegay in Madaxweyne Muuse Biixi uu cafis u fidiyay 14-Maxbuus oo lagu qabtay Dagaalkii Tukaraq. Afhayeenka ayaa sidoo kale waxa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqri-magacyada-maxaabiista-puntland-looga-qabsaday-dagaalka-tukaraq-ee-maanta-lasiidaayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-27T16:25:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-05-27T16:35:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Somalia-pirates-816x544.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"816\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"544\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqri-magacyada-maxaabiista-puntland-looga-qabsaday-dagaalka-tukaraq-ee-maanta-lasiidaayay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqri-magacyada-maxaabiista-puntland-looga-qabsaday-dagaalka-tukaraq-ee-maanta-lasiidaayay\/\",\"name\":\"Aqri: Magacyada maxaabiista Puntland looga qabsaday dagaalka TUKARAQ ee maanta lasiidaayay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqri-magacyada-maxaabiista-puntland-looga-qabsaday-dagaalka-tukaraq-ee-maanta-lasiidaayay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqri-magacyada-maxaabiista-puntland-looga-qabsaday-dagaalka-tukaraq-ee-maanta-lasiidaayay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Somalia-pirates-816x544.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-27T16:25:19+00:00\",\"dateModified\":\"2019-05-27T16:35:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqri-magacyada-maxaabiista-puntland-looga-qabsaday-dagaalka-tukaraq-ee-maanta-lasiidaayay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqri-magacyada-maxaabiista-puntland-looga-qabsaday-dagaalka-tukaraq-ee-maanta-lasiidaayay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqri-magacyada-maxaabiista-puntland-looga-qabsaday-dagaalka-tukaraq-ee-maanta-lasiidaayay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Somalia-pirates-816x544.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Somalia-pirates-816x544.jpg\",\"width\":816,\"height\":544,\"caption\":\"Suspected Somali pirates captured by British Navy officials in the Gulf of Aden stand in a cell at the court in the Kenyan port city of Mombasa April 28, 2010. The court heard that the six suspected pirates hijacked MV Nada in the high seas within the Gulf of Aden while armed with weapons and fired a rocket-propelled grenade at the vessel. The case will be heard on May 5, 2010. REUTERS\/Joseph Okanga (KENYA - Tags: POLITICS CRIME LAW IMAGES OF THE DAY)\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqri-magacyada-maxaabiista-puntland-looga-qabsaday-dagaalka-tukaraq-ee-maanta-lasiidaayay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Aqri: Magacyada maxaabiista Puntland looga qabsaday dagaalka TUKARAQ ee maanta lasiidaayay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Aqri: Magacyada maxaabiista Puntland looga qabsaday dagaalka TUKARAQ ee maanta lasiidaayay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqri-magacyada-maxaabiista-puntland-looga-qabsaday-dagaalka-tukaraq-ee-maanta-lasiidaayay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Aqri: Magacyada maxaabiista Puntland looga qabsaday dagaalka TUKARAQ ee maanta lasiidaayay - Wardoon","og_description":"Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta si rasmiya u shaacisay inay sii deysay maxaabiis ay dagaalkii Tukaraq kaga soo qabsadeen Puntland. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland oo warbaahinta kula hadlayey Qasriga Madaxtooyada ayaa sheegay in Madaxweyne Muuse Biixi uu cafis u fidiyay 14-Maxbuus oo lagu qabtay Dagaalkii Tukaraq. Afhayeenka ayaa sidoo kale waxa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqri-magacyada-maxaabiista-puntland-looga-qabsaday-dagaalka-tukaraq-ee-maanta-lasiidaayay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-27T16:25:19+00:00","article_modified_time":"2019-05-27T16:35:54+00:00","og_image":[{"width":816,"height":544,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Somalia-pirates-816x544.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqri-magacyada-maxaabiista-puntland-looga-qabsaday-dagaalka-tukaraq-ee-maanta-lasiidaayay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqri-magacyada-maxaabiista-puntland-looga-qabsaday-dagaalka-tukaraq-ee-maanta-lasiidaayay\/","name":"Aqri: Magacyada maxaabiista Puntland looga qabsaday dagaalka TUKARAQ ee maanta lasiidaayay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqri-magacyada-maxaabiista-puntland-looga-qabsaday-dagaalka-tukaraq-ee-maanta-lasiidaayay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqri-magacyada-maxaabiista-puntland-looga-qabsaday-dagaalka-tukaraq-ee-maanta-lasiidaayay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Somalia-pirates-816x544.jpg","datePublished":"2019-05-27T16:25:19+00:00","dateModified":"2019-05-27T16:35:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqri-magacyada-maxaabiista-puntland-looga-qabsaday-dagaalka-tukaraq-ee-maanta-lasiidaayay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/aqri-magacyada-maxaabiista-puntland-looga-qabsaday-dagaalka-tukaraq-ee-maanta-lasiidaayay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqri-magacyada-maxaabiista-puntland-looga-qabsaday-dagaalka-tukaraq-ee-maanta-lasiidaayay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Somalia-pirates-816x544.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Somalia-pirates-816x544.jpg","width":816,"height":544,"caption":"Suspected Somali pirates captured by British Navy officials in the Gulf of Aden stand in a cell at the court in the Kenyan port city of Mombasa April 28, 2010. The court heard that the six suspected pirates hijacked MV Nada in the high seas within the Gulf of Aden while armed with weapons and fired a rocket-propelled grenade at the vessel. The case will be heard on May 5, 2010. REUTERS\/Joseph Okanga (KENYA - Tags: POLITICS CRIME LAW IMAGES OF THE DAY)"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aqri-magacyada-maxaabiista-puntland-looga-qabsaday-dagaalka-tukaraq-ee-maanta-lasiidaayay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Aqri: Magacyada maxaabiista Puntland looga qabsaday dagaalka TUKARAQ ee maanta lasiidaayay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127910"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127910"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127910\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127919,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127910\/revisions\/127919"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127911"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127910"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127910"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127910"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}