{"id":127995,"date":"2019-05-28T15:18:20","date_gmt":"2019-05-28T13:18:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=127995"},"modified":"2019-05-28T15:18:20","modified_gmt":"2019-05-28T13:18:20","slug":"gudoomiyihii-gobolka-galgaduud-oo-canada-iska-dhiibay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-gobolka-galgaduud-oo-canada-iska-dhiibay\/","title":{"rendered":"Gudoomiyihii Gobolka Galgaduud oo Canada iska dhiibay"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiye gobol kaasoo noloshiisa kala cararay Soomaaliya ayaa magan-gelyo qoxootinnimo ka helay dalka Canada,sida laga soo xigtay wargeyska Canada ka soo baxa ee Winnipeg Free Press.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan u riyaaqay dowladda Canada iyo fursadda la i siiyey,\u201d ayuu yiri Nuur Axmed Xasan isagoo laga turjumayey.<\/p>\n<p>\u201cAad ayaan u faraxsanahay,\u201d ayuu Xasan yiri kaasoo ahaa guddoomiyaha gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya bishii September 2017 halisna ugu jiray xarrakada al-Shabaab iyo kooxo mucaarad ah.<\/p>\n<p>Kaddib markii uu ka badbaaday dagaallo sokeeye iyo weerarro argagixiso oo uu ka mid ahaa weerarkii ugu qasaaraha badnaa ee bishii October 2017 ka dhacay isgoyska Soobe kuna dhinteen dad gaaraya 600. Qatartii ugu weyneyd ee noloshiisa waxay ahayd markii loo magacaabay inuu hoggaamiyo mid ka mid ah 18ka gobol ee dalka Soomaaliya. Wuxuu heystay lifaaqyo ay saxaafaddu ku wareysatay xilligii uu ahaa guddoomiyaha gobol ka mid ah Soomaaliya iyo warar ku saabsan waxa ku dhacay guddoomiyihii uu beddelay.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan filayey in la i aqbalo maxaayeelay waxaa jiray caddeymo badan oo aan haystay.\u201d ayuu yiri Xasan oo ah 47 jir.<\/p>\n<p>Xasan waxaa qabsaday oo garaacay kooxo Malleeshiyaad ah ka hor intii uusan Canada ka codsan qaxootinnimo kaddib markii uu ka qeybgalay shir ka dhacayey Las Vegas, wuxuu hadda sheegay inuu qorsheynayo barashada luuqadda Ingiriiska islamarkaana uu codsan doono deggaansho rasmi ah isaga, xaaskiisa iyo carruurtiisa kuwaasoo jooga meel aan la shaacin oo Soomaaliya ka mid ah si ay ula midoobaan.<\/p>\n<p>\u201cAad ayey u faraxsan yihiin warkii qoyskeygu maqlay Isniintii, Tani waa rajadii ay sugayeen.\u201dayuu yiri Xasan.<\/p>\n<p>Heshiiskii qoxootiga ee sannadkii 1951dii waxaa ku qoran in guddoomiyaasha gobollada sida ninkaan oo kale oo raadinaya aqbalaad la soo dhaweeyo , Khan wuxuu yiri. \u201cAl-Shabaab waxay weerarraan qof kasta oo dalka wax ka beddeli lahaa. Shaqadoodu waa inay xasilloonida u diidaan gobollada Soomaaliya.\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.winnipegfreepress.com\/local\/somalian-governor-grateful-but-not-surprised-after-canada-grants-him-refugee-status-510489002.html\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye gobol kaasoo noloshiisa kala cararay Soomaaliya ayaa magan-gelyo qoxootinnimo ka helay dalka Canada,sida laga soo xigtay wargeyska Canada ka soo baxa ee Winnipeg Free Press. \u201cWaxaan u riyaaqay dowladda Canada iyo fursadda la i siiyey,\u201d ayuu yiri Nuur Axmed Xasan isagoo laga turjumayey. \u201cAad ayaan u faraxsanahay,\u201d ayuu Xasan yiri kaasoo ahaa guddoomiyaha gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":127996,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-127995","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gudoomiyihii Gobolka Galgaduud oo Canada iska dhiibay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-gobolka-galgaduud-oo-canada-iska-dhiibay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gudoomiyihii Gobolka Galgaduud oo Canada iska dhiibay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiye gobol kaasoo noloshiisa kala cararay Soomaaliya ayaa magan-gelyo qoxootinnimo ka helay dalka Canada,sida laga soo xigtay wargeyska Canada ka soo baxa ee Winnipeg Free Press. \u201cWaxaan u riyaaqay dowladda Canada iyo fursadda la i siiyey,\u201d ayuu yiri Nuur Axmed Xasan isagoo laga turjumayey. \u201cAad ayaan u faraxsanahay,\u201d ayuu Xasan yiri kaasoo ahaa guddoomiyaha gobolka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-gobolka-galgaduud-oo-canada-iska-dhiibay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-28T13:18:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/gudomi.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-gobolka-galgaduud-oo-canada-iska-dhiibay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-gobolka-galgaduud-oo-canada-iska-dhiibay\/\",\"name\":\"Gudoomiyihii Gobolka Galgaduud oo Canada iska dhiibay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-gobolka-galgaduud-oo-canada-iska-dhiibay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-gobolka-galgaduud-oo-canada-iska-dhiibay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/gudomi.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-28T13:18:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-gobolka-galgaduud-oo-canada-iska-dhiibay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-gobolka-galgaduud-oo-canada-iska-dhiibay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-gobolka-galgaduud-oo-canada-iska-dhiibay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/gudomi.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/gudomi.jpg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-gobolka-galgaduud-oo-canada-iska-dhiibay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gudoomiyihii Gobolka Galgaduud oo Canada iska dhiibay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gudoomiyihii Gobolka Galgaduud oo Canada iska dhiibay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-gobolka-galgaduud-oo-canada-iska-dhiibay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gudoomiyihii Gobolka Galgaduud oo Canada iska dhiibay - Wardoon","og_description":"Guddoomiye gobol kaasoo noloshiisa kala cararay Soomaaliya ayaa magan-gelyo qoxootinnimo ka helay dalka Canada,sida laga soo xigtay wargeyska Canada ka soo baxa ee Winnipeg Free Press. \u201cWaxaan u riyaaqay dowladda Canada iyo fursadda la i siiyey,\u201d ayuu yiri Nuur Axmed Xasan isagoo laga turjumayey. \u201cAad ayaan u faraxsanahay,\u201d ayuu Xasan yiri kaasoo ahaa guddoomiyaha gobolka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-gobolka-galgaduud-oo-canada-iska-dhiibay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-28T13:18:20+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/gudomi.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-gobolka-galgaduud-oo-canada-iska-dhiibay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-gobolka-galgaduud-oo-canada-iska-dhiibay\/","name":"Gudoomiyihii Gobolka Galgaduud oo Canada iska dhiibay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-gobolka-galgaduud-oo-canada-iska-dhiibay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-gobolka-galgaduud-oo-canada-iska-dhiibay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/gudomi.jpg","datePublished":"2019-05-28T13:18:20+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-gobolka-galgaduud-oo-canada-iska-dhiibay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-gobolka-galgaduud-oo-canada-iska-dhiibay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-gobolka-galgaduud-oo-canada-iska-dhiibay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/gudomi.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/gudomi.jpg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-gobolka-galgaduud-oo-canada-iska-dhiibay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gudoomiyihii Gobolka Galgaduud oo Canada iska dhiibay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127995"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127995"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127995\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127997,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127995\/revisions\/127997"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127996"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127995"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127995"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127995"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}