{"id":128021,"date":"2019-05-29T07:45:16","date_gmt":"2019-05-29T05:45:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128021"},"modified":"2019-05-29T07:45:16","modified_gmt":"2019-05-29T05:45:16","slug":"fahad-yaasiin-oo-itoobiya-u-tegay-qorshe-ka-dhan-ah-galmudug-jubbaland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-itoobiya-u-tegay-qorshe-ka-dhan-ah-galmudug-jubbaland\/","title":{"rendered":"Fahad Yaasiin oo Itoobiya u tegay qorshe ka dhan ah Galmudug &#038; Jubbaland"},"content":{"rendered":"<p>C\/raxmaan C\/shakuur Warsame ayaa kashifay qorshe uu wado ku-simaha agaasimaha Nabad sugidda iyo Sirdoonka Somalia NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo ku saabsan in ciidamo Itoobiyaan ah la geeyo magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Kismaayo.<\/p>\n<p>Qoraal uu faafiyey ayuu ku sheegay hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir in kusimaha hay\u2019adda Nabadsugidda uu Addis ababa u tegay dhowr jeer isagoo raadianya ciidamo Itoobiyaan ah oo la geeyo magaalooyinkaasi, wuxuuna yiri:<\/p>\n<p>\u201cWiilka ku simaha ka ah hay\u2019adda Nabadsugida ayaa todobaadkii ugu danbeeyey dhowr jeer isaga daba noqday magaalada Addis-Ababa ee dalka Itoobiya. Wuxuu kulamo la yeeshay saraakiil sare oo sirdoonka Milateriga Itoobiya ka tirsan. Willku wado musuq ah ayuu ku raadinayaa in ciidan Itoobiya Dhuusamareeb la geeyo, kuwa Kismaayo ku sugana ay afduubaan doorashada Jubaland sidii Baydhabo oo kale\u2026\u201d<\/p>\n<p>C\/raxmaan C\/shakuur Wuxuu baaq u diray dowladda Itoobiya, isagoo ka dalbaday inay arrimaha doorashooyinka Soomaaliya faraha kala baxdo.<\/p>\n<p>\u201cShacabka Soomaaliyeed waxaa dhib ugu filan fara gelintii qaawnayd ee ay kula kaceen doorashadii madaxtinino ee 2017kii iyo tii maamul Goboleedka K\/Galbeed ee ay Baydhabo 2018 ka gaysteen\u201d ayuu yiri C\/raxmaan C\/shakuur.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>C\/raxmaan C\/shakuur Warsame ayaa kashifay qorshe uu wado ku-simaha agaasimaha Nabad sugidda iyo Sirdoonka Somalia NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo ku saabsan in ciidamo Itoobiyaan ah la geeyo magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Kismaayo. Qoraal uu faafiyey ayuu ku sheegay hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir in kusimaha hay\u2019adda Nabadsugidda uu Addis ababa u tegay dhowr jeer isagoo raadianya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128022,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128021","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Fahad Yaasiin oo Itoobiya u tegay qorshe ka dhan ah Galmudug &amp; Jubbaland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-itoobiya-u-tegay-qorshe-ka-dhan-ah-galmudug-jubbaland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Fahad Yaasiin oo Itoobiya u tegay qorshe ka dhan ah Galmudug &amp; Jubbaland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"C\/raxmaan C\/shakuur Warsame ayaa kashifay qorshe uu wado ku-simaha agaasimaha Nabad sugidda iyo Sirdoonka Somalia NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo ku saabsan in ciidamo Itoobiyaan ah la geeyo magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Kismaayo. Qoraal uu faafiyey ayuu ku sheegay hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir in kusimaha hay\u2019adda Nabadsugidda uu Addis ababa u tegay dhowr jeer isagoo raadianya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-itoobiya-u-tegay-qorshe-ka-dhan-ah-galmudug-jubbaland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-29T05:45:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Fahad-Yaasiin.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"549\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"616\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-itoobiya-u-tegay-qorshe-ka-dhan-ah-galmudug-jubbaland\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-itoobiya-u-tegay-qorshe-ka-dhan-ah-galmudug-jubbaland\/\",\"name\":\"Fahad Yaasiin oo Itoobiya u tegay qorshe ka dhan ah Galmudug & Jubbaland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-itoobiya-u-tegay-qorshe-ka-dhan-ah-galmudug-jubbaland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-itoobiya-u-tegay-qorshe-ka-dhan-ah-galmudug-jubbaland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Fahad-Yaasiin.png\",\"datePublished\":\"2019-05-29T05:45:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-itoobiya-u-tegay-qorshe-ka-dhan-ah-galmudug-jubbaland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-itoobiya-u-tegay-qorshe-ka-dhan-ah-galmudug-jubbaland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-itoobiya-u-tegay-qorshe-ka-dhan-ah-galmudug-jubbaland\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Fahad-Yaasiin.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Fahad-Yaasiin.png\",\"width\":549,\"height\":616},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-itoobiya-u-tegay-qorshe-ka-dhan-ah-galmudug-jubbaland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Fahad Yaasiin oo Itoobiya u tegay qorshe ka dhan ah Galmudug &#038; Jubbaland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Fahad Yaasiin oo Itoobiya u tegay qorshe ka dhan ah Galmudug & Jubbaland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-itoobiya-u-tegay-qorshe-ka-dhan-ah-galmudug-jubbaland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Fahad Yaasiin oo Itoobiya u tegay qorshe ka dhan ah Galmudug & Jubbaland - Wardoon","og_description":"C\/raxmaan C\/shakuur Warsame ayaa kashifay qorshe uu wado ku-simaha agaasimaha Nabad sugidda iyo Sirdoonka Somalia NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo ku saabsan in ciidamo Itoobiyaan ah la geeyo magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Kismaayo. Qoraal uu faafiyey ayuu ku sheegay hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir in kusimaha hay\u2019adda Nabadsugidda uu Addis ababa u tegay dhowr jeer isagoo raadianya [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-itoobiya-u-tegay-qorshe-ka-dhan-ah-galmudug-jubbaland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-29T05:45:16+00:00","og_image":[{"width":549,"height":616,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Fahad-Yaasiin.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-itoobiya-u-tegay-qorshe-ka-dhan-ah-galmudug-jubbaland\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-itoobiya-u-tegay-qorshe-ka-dhan-ah-galmudug-jubbaland\/","name":"Fahad Yaasiin oo Itoobiya u tegay qorshe ka dhan ah Galmudug & Jubbaland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-itoobiya-u-tegay-qorshe-ka-dhan-ah-galmudug-jubbaland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-itoobiya-u-tegay-qorshe-ka-dhan-ah-galmudug-jubbaland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Fahad-Yaasiin.png","datePublished":"2019-05-29T05:45:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-itoobiya-u-tegay-qorshe-ka-dhan-ah-galmudug-jubbaland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-itoobiya-u-tegay-qorshe-ka-dhan-ah-galmudug-jubbaland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-itoobiya-u-tegay-qorshe-ka-dhan-ah-galmudug-jubbaland\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Fahad-Yaasiin.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Fahad-Yaasiin.png","width":549,"height":616},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-itoobiya-u-tegay-qorshe-ka-dhan-ah-galmudug-jubbaland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Fahad Yaasiin oo Itoobiya u tegay qorshe ka dhan ah Galmudug &#038; Jubbaland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128021"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128021"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128021\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128023,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128021\/revisions\/128023"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128022"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128021"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128021"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128021"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}