{"id":128024,"date":"2019-05-29T12:11:18","date_gmt":"2019-05-29T10:11:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128024"},"modified":"2019-05-29T12:23:04","modified_gmt":"2019-05-29T10:23:04","slug":"c-xakiin-xasan-ashkir-oo-magacaabay-danjiraha-soomaaliya-ee-boqortooyada-sucuudiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xasan-ashkir-oo-magacaabay-danjiraha-soomaaliya-ee-boqortooyada-sucuudiga\/","title":{"rendered":"C\/xakiin Xasan Ashkir oo loomagacaabay Danjiraha Soomaaliya ee Boqortooyada Sucuudiga"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya.<\/p>\n<p>C\/xakiin Xasan Ashkir oo ahaa Wasiiru dowlihii wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ayaa loo magacaabay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha ayaa markii uu tixgeliyay aqoonta iyo waayo-aragnimada uu Danjire Cabdixakiim u leeyahay gudashada waajibaadka Danjiranimo waxa uu soo saaray xeerkan\u201dayaa lagu yiri War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa u rajeeyay Danjiraha Cusub inuu Alle u fududeeyo mas\u2019uuliyadda culus, isaga oo kula dardaarmay inuu si hufan ugu shaqeeyo magaca iyo mataaladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa muddo sanad ah aheyd Safiir la\u2019aan, iyadoo safiirkii hore Daahir Maxamuud Geelle loo magacaabay Xil Wasiir, balse bil ka hor iska casilay Xilka Wasiirnimo.<\/p>\n<p>Magacaabida Madaxweyne Farmaajo ee Safiirka Sacuudiga Soomaaliya ayaa ku soo aaday, ka hor inta aanu Madaxweyne Farmaajo u ambabixin dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo uu uga qeyb galayo shir degdeg ah oo Boqorka Sacuudiga isugu yeeray Madaxda Carabta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya. C\/xakiin Xasan Ashkir oo ahaa Wasiiru dowlihii wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ayaa loo magacaabay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya. \u201cMadaxweynaha ayaa markii uu tixgeliyay aqoonta iyo waayo-aragnimada uu Danjire Cabdixakiim u leeyahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128025,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128024","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>C\/xakiin Xasan Ashkir oo loomagacaabay Danjiraha Soomaaliya ee Boqortooyada Sucuudiga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xasan-ashkir-oo-magacaabay-danjiraha-soomaaliya-ee-boqortooyada-sucuudiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"C\/xakiin Xasan Ashkir oo loomagacaabay Danjiraha Soomaaliya ee Boqortooyada Sucuudiga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya. C\/xakiin Xasan Ashkir oo ahaa Wasiiru dowlihii wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ayaa loo magacaabay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya. \u201cMadaxweynaha ayaa markii uu tixgeliyay aqoonta iyo waayo-aragnimada uu Danjire Cabdixakiim u leeyahay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xasan-ashkir-oo-magacaabay-danjiraha-soomaaliya-ee-boqortooyada-sucuudiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-29T10:11:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-05-29T10:23:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Ashkir1-696x412.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"412\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xasan-ashkir-oo-magacaabay-danjiraha-soomaaliya-ee-boqortooyada-sucuudiga\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xasan-ashkir-oo-magacaabay-danjiraha-soomaaliya-ee-boqortooyada-sucuudiga\/\",\"name\":\"C\/xakiin Xasan Ashkir oo loomagacaabay Danjiraha Soomaaliya ee Boqortooyada Sucuudiga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xasan-ashkir-oo-magacaabay-danjiraha-soomaaliya-ee-boqortooyada-sucuudiga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xasan-ashkir-oo-magacaabay-danjiraha-soomaaliya-ee-boqortooyada-sucuudiga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Ashkir1-696x412.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-29T10:11:18+00:00\",\"dateModified\":\"2019-05-29T10:23:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xasan-ashkir-oo-magacaabay-danjiraha-soomaaliya-ee-boqortooyada-sucuudiga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xasan-ashkir-oo-magacaabay-danjiraha-soomaaliya-ee-boqortooyada-sucuudiga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xasan-ashkir-oo-magacaabay-danjiraha-soomaaliya-ee-boqortooyada-sucuudiga\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Ashkir1-696x412.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Ashkir1-696x412.jpg\",\"width\":696,\"height\":412},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xasan-ashkir-oo-magacaabay-danjiraha-soomaaliya-ee-boqortooyada-sucuudiga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"C\/xakiin Xasan Ashkir oo loomagacaabay Danjiraha Soomaaliya ee Boqortooyada Sucuudiga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"C\/xakiin Xasan Ashkir oo loomagacaabay Danjiraha Soomaaliya ee Boqortooyada Sucuudiga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xasan-ashkir-oo-magacaabay-danjiraha-soomaaliya-ee-boqortooyada-sucuudiga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"C\/xakiin Xasan Ashkir oo loomagacaabay Danjiraha Soomaaliya ee Boqortooyada Sucuudiga - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya. C\/xakiin Xasan Ashkir oo ahaa Wasiiru dowlihii wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ayaa loo magacaabay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya. \u201cMadaxweynaha ayaa markii uu tixgeliyay aqoonta iyo waayo-aragnimada uu Danjire Cabdixakiim u leeyahay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xasan-ashkir-oo-magacaabay-danjiraha-soomaaliya-ee-boqortooyada-sucuudiga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-29T10:11:18+00:00","article_modified_time":"2019-05-29T10:23:04+00:00","og_image":[{"width":696,"height":412,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Ashkir1-696x412.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xasan-ashkir-oo-magacaabay-danjiraha-soomaaliya-ee-boqortooyada-sucuudiga\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xasan-ashkir-oo-magacaabay-danjiraha-soomaaliya-ee-boqortooyada-sucuudiga\/","name":"C\/xakiin Xasan Ashkir oo loomagacaabay Danjiraha Soomaaliya ee Boqortooyada Sucuudiga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xasan-ashkir-oo-magacaabay-danjiraha-soomaaliya-ee-boqortooyada-sucuudiga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xasan-ashkir-oo-magacaabay-danjiraha-soomaaliya-ee-boqortooyada-sucuudiga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Ashkir1-696x412.jpg","datePublished":"2019-05-29T10:11:18+00:00","dateModified":"2019-05-29T10:23:04+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xasan-ashkir-oo-magacaabay-danjiraha-soomaaliya-ee-boqortooyada-sucuudiga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xasan-ashkir-oo-magacaabay-danjiraha-soomaaliya-ee-boqortooyada-sucuudiga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xasan-ashkir-oo-magacaabay-danjiraha-soomaaliya-ee-boqortooyada-sucuudiga\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Ashkir1-696x412.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Ashkir1-696x412.jpg","width":696,"height":412},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-xakiin-xasan-ashkir-oo-magacaabay-danjiraha-soomaaliya-ee-boqortooyada-sucuudiga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"C\/xakiin Xasan Ashkir oo loomagacaabay Danjiraha Soomaaliya ee Boqortooyada Sucuudiga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128024"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128024"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128024\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128034,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128024\/revisions\/128034"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128025"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128024"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128024"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128024"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}