{"id":128030,"date":"2019-05-29T12:19:09","date_gmt":"2019-05-29T10:19:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128030"},"modified":"2019-05-29T12:19:09","modified_gmt":"2019-05-29T10:19:09","slug":"danjirayaashii-soomaaliya-ee-masar-iyo-sudan-oo-oo-lagu-amray-inay-dalka-ku-soo-galaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/danjirayaashii-soomaaliya-ee-masar-iyo-sudan-oo-oo-lagu-amray-inay-dalka-ku-soo-galaan\/","title":{"rendered":"Danjirayaashii Soomaaliya ee Masar iyo Sudan oo oo lagu amray  inay dalka ku soo galaan"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa muddo todobaad gudahood ugu yeertay inay dalka ku soo galaan Safiirada Soomaaliya u fadhiya dalalka Masar iyo Sudan C\/qani Maxamed Waceys iyo C\/risaaq Shoole.<\/p>\n<p>Tallaabada loogu yeeray Safiiradan ayaa si rasmi ah loo ogeyn, hase ahaatee waxaa soo baxaya warar sheegaya in la bedeli doono.<\/p>\n<p>Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sudan C\/risaaq Shoole ayaa sanadkii hore loo magacaabay xilka Safaaradda, isagoo ka mid ahaa Agaasime kuxigeenada Madaxtooyada Villa Somalia.<\/p>\n<p>C\/qani Maxamed Waceys oo ah Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Masar iyo Xoghayaha Joogtada ee Jaamacadda Carabta ayaa muddo afar sano hayay xilkaas, tan iyo markii uu geeriyooday safiirkii hore.<\/p>\n<p>Ilo ku dhow dhow Madaxtooyada ayaa sheegaya in Labada safiir uu saameyn doono is bedelo lagu sameynayo safaaradaha, sidoo kale waxaa saameyn doona habka awood qeybsiga ee 4.5 oo xubno ku heyb ahaa Safaarado kale loo magacaabay<\/p>\n<p>Safiirka cusub ee loo magacaabay dalka Boqortootada Sacuudi Carabiya C\/xakiin Xasan Ashkir ayaa ku heyb ah Safiirka Soomaaliya u jooga dalka Masar iyo Jaamacadda Carabta, waana sababta loo maleynayo in Mr Waceys loogu yeeray inuu muddo todobaad ah uu dalka ku soo galo.<\/p>\n<p>Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa shantii bil ee la soo dhaafay ansixiyay illaa 10 Safiir oo aan weli Safaarado loo magacaabin, waxaana muuqanaya is barbar yaac iyo isu dheeli tirnaan la\u2019aan dhanka Safaaradaha ah, marka loo eego Safiiro dhowr ah oo dalal ku yaala Afrika iyo Aasiya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa muddo todobaad gudahood ugu yeertay inay dalka ku soo galaan Safiirada Soomaaliya u fadhiya dalalka Masar iyo Sudan C\/qani Maxamed Waceys iyo C\/risaaq Shoole. Tallaabada loogu yeeray Safiiradan ayaa si rasmi ah loo ogeyn, hase ahaatee waxaa soo baxaya warar sheegaya in la bedeli doono. Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128031,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128030","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Danjirayaashii Soomaaliya ee Masar iyo Sudan oo oo lagu amray inay dalka ku soo galaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/danjirayaashii-soomaaliya-ee-masar-iyo-sudan-oo-oo-lagu-amray-inay-dalka-ku-soo-galaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Danjirayaashii Soomaaliya ee Masar iyo Sudan oo oo lagu amray inay dalka ku soo galaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa muddo todobaad gudahood ugu yeertay inay dalka ku soo galaan Safiirada Soomaaliya u fadhiya dalalka Masar iyo Sudan C\/qani Maxamed Waceys iyo C\/risaaq Shoole. Tallaabada loogu yeeray Safiiradan ayaa si rasmi ah loo ogeyn, hase ahaatee waxaa soo baxaya warar sheegaya in la bedeli doono. Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/danjirayaashii-soomaaliya-ee-masar-iyo-sudan-oo-oo-lagu-amray-inay-dalka-ku-soo-galaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-29T10:19:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/page-5.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/danjirayaashii-soomaaliya-ee-masar-iyo-sudan-oo-oo-lagu-amray-inay-dalka-ku-soo-galaan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/danjirayaashii-soomaaliya-ee-masar-iyo-sudan-oo-oo-lagu-amray-inay-dalka-ku-soo-galaan\/\",\"name\":\"Danjirayaashii Soomaaliya ee Masar iyo Sudan oo oo lagu amray inay dalka ku soo galaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/danjirayaashii-soomaaliya-ee-masar-iyo-sudan-oo-oo-lagu-amray-inay-dalka-ku-soo-galaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/danjirayaashii-soomaaliya-ee-masar-iyo-sudan-oo-oo-lagu-amray-inay-dalka-ku-soo-galaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/page-5.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-29T10:19:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/danjirayaashii-soomaaliya-ee-masar-iyo-sudan-oo-oo-lagu-amray-inay-dalka-ku-soo-galaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/danjirayaashii-soomaaliya-ee-masar-iyo-sudan-oo-oo-lagu-amray-inay-dalka-ku-soo-galaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/danjirayaashii-soomaaliya-ee-masar-iyo-sudan-oo-oo-lagu-amray-inay-dalka-ku-soo-galaan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/page-5.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/page-5.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/danjirayaashii-soomaaliya-ee-masar-iyo-sudan-oo-oo-lagu-amray-inay-dalka-ku-soo-galaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Danjirayaashii Soomaaliya ee Masar iyo Sudan oo oo lagu amray inay dalka ku soo galaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Danjirayaashii Soomaaliya ee Masar iyo Sudan oo oo lagu amray inay dalka ku soo galaan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/danjirayaashii-soomaaliya-ee-masar-iyo-sudan-oo-oo-lagu-amray-inay-dalka-ku-soo-galaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Danjirayaashii Soomaaliya ee Masar iyo Sudan oo oo lagu amray inay dalka ku soo galaan - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa muddo todobaad gudahood ugu yeertay inay dalka ku soo galaan Safiirada Soomaaliya u fadhiya dalalka Masar iyo Sudan C\/qani Maxamed Waceys iyo C\/risaaq Shoole. Tallaabada loogu yeeray Safiiradan ayaa si rasmi ah loo ogeyn, hase ahaatee waxaa soo baxaya warar sheegaya in la bedeli doono. Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/danjirayaashii-soomaaliya-ee-masar-iyo-sudan-oo-oo-lagu-amray-inay-dalka-ku-soo-galaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-29T10:19:09+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/page-5.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/danjirayaashii-soomaaliya-ee-masar-iyo-sudan-oo-oo-lagu-amray-inay-dalka-ku-soo-galaan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/danjirayaashii-soomaaliya-ee-masar-iyo-sudan-oo-oo-lagu-amray-inay-dalka-ku-soo-galaan\/","name":"Danjirayaashii Soomaaliya ee Masar iyo Sudan oo oo lagu amray inay dalka ku soo galaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/danjirayaashii-soomaaliya-ee-masar-iyo-sudan-oo-oo-lagu-amray-inay-dalka-ku-soo-galaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/danjirayaashii-soomaaliya-ee-masar-iyo-sudan-oo-oo-lagu-amray-inay-dalka-ku-soo-galaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/page-5.jpg","datePublished":"2019-05-29T10:19:09+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/danjirayaashii-soomaaliya-ee-masar-iyo-sudan-oo-oo-lagu-amray-inay-dalka-ku-soo-galaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/danjirayaashii-soomaaliya-ee-masar-iyo-sudan-oo-oo-lagu-amray-inay-dalka-ku-soo-galaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/danjirayaashii-soomaaliya-ee-masar-iyo-sudan-oo-oo-lagu-amray-inay-dalka-ku-soo-galaan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/page-5.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/page-5.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/danjirayaashii-soomaaliya-ee-masar-iyo-sudan-oo-oo-lagu-amray-inay-dalka-ku-soo-galaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Danjirayaashii Soomaaliya ee Masar iyo Sudan oo oo lagu amray inay dalka ku soo galaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128030"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128030"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128030\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128032,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128030\/revisions\/128032"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128031"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128030"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128030"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128030"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}