{"id":128047,"date":"2019-05-29T23:24:21","date_gmt":"2019-05-29T21:24:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128047"},"modified":"2019-05-29T23:24:21","modified_gmt":"2019-05-29T21:24:21","slug":"itoobiya-oo-hawada-ka-saartay-website-keeda-arimaha-dibada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-hawada-ka-saartay-website-keeda-arimaha-dibada\/","title":{"rendered":"Itoobiya Oo Hawada Ka Saartay Website Keeda Arimaha Dibada"},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo uu taagnaa muranka khariidadii Afrika ee Soomaaliya loogu daray Itoobiya ayaa waxaa maanta hawada laga<br \/>\nsaaray bogga wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ee sawirka khariidaddaas lagu daabacay.<br \/>\nLama oga sababta website-kan hawada looga saaray inay la xidhiidho khaladkii lagu tilmaamay inuu meel ka dhac ku ahaa Soomaaliya iyo dalal kale, kaasoo ay ka cudur daaratay dowladda Itoobiya.<br \/>\nMaalmihii lasoo dhaafay waxaa baraha bulshada ee Soomaalida ka taagneyd xiisad ka dhalatay sawirka khariidadda oo siyaabo badan loo fasirtay.<br \/>\nQoraal isla bogga wasaaradda lasoo dhigay ayaa looga cudur daartay arrintaas, waxaana lagu sheegay in isla markiiba laga saaray sawirkii sida khaldan kusoo galay.<br \/>\nDowladda Soomaaliya ayaa oo markii ugu horreysay ka hadashay dhacdadaas ayaa sheegtay in ay si hoose ugala hadashay dowladda Itoobiya.<\/p>\n<p>Itoobiya ayaa ka hadashay qoraal lagu arkay bogga intarnet-ka ee wasaaraddeeda arrimaha dibedda, kaas oo Somaliland iyo Puntland lagu daray liiska dalalka ay matalaad diblumaasiyadeed ku leeyihiin.<br \/>\nItoobiya waxay sheegtay inay aqoonsan tahay madaxbanaanida Soomaaliya.<br \/>\nAfhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya, Nebiyat Getachew, ayaa BBC u sheegay in &#8220;Puntland iyo Somaliland ay u aqoosan yihiin in ay hoostagaan dowladda federaalka ee Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo uu taagnaa muranka khariidadii Afrika ee Soomaaliya loogu daray Itoobiya ayaa waxaa maanta hawada laga saaray bogga wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ee sawirka khariidaddaas lagu daabacay. Lama oga sababta website-kan hawada looga saaray inay la xidhiidho khaladkii lagu tilmaamay inuu meel ka dhac ku ahaa Soomaaliya iyo dalal kale, kaasoo ay ka cudur daaratay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128048,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128047","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Itoobiya Oo Hawada Ka Saartay Website Keeda Arimaha Dibada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-hawada-ka-saartay-website-keeda-arimaha-dibada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Itoobiya Oo Hawada Ka Saartay Website Keeda Arimaha Dibada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Iyadoo uu taagnaa muranka khariidadii Afrika ee Soomaaliya loogu daray Itoobiya ayaa waxaa maanta hawada laga saaray bogga wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ee sawirka khariidaddaas lagu daabacay. Lama oga sababta website-kan hawada looga saaray inay la xidhiidho khaladkii lagu tilmaamay inuu meel ka dhac ku ahaa Soomaaliya iyo dalal kale, kaasoo ay ka cudur daaratay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-hawada-ka-saartay-website-keeda-arimaha-dibada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-29T21:24:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/MFE.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-hawada-ka-saartay-website-keeda-arimaha-dibada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-hawada-ka-saartay-website-keeda-arimaha-dibada\/\",\"name\":\"Itoobiya Oo Hawada Ka Saartay Website Keeda Arimaha Dibada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-hawada-ka-saartay-website-keeda-arimaha-dibada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-hawada-ka-saartay-website-keeda-arimaha-dibada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/MFE.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-29T21:24:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-hawada-ka-saartay-website-keeda-arimaha-dibada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-hawada-ka-saartay-website-keeda-arimaha-dibada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-hawada-ka-saartay-website-keeda-arimaha-dibada\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/MFE.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/MFE.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-hawada-ka-saartay-website-keeda-arimaha-dibada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Itoobiya Oo Hawada Ka Saartay Website Keeda Arimaha Dibada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Itoobiya Oo Hawada Ka Saartay Website Keeda Arimaha Dibada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-hawada-ka-saartay-website-keeda-arimaha-dibada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Itoobiya Oo Hawada Ka Saartay Website Keeda Arimaha Dibada - Wardoon","og_description":"Iyadoo uu taagnaa muranka khariidadii Afrika ee Soomaaliya loogu daray Itoobiya ayaa waxaa maanta hawada laga saaray bogga wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ee sawirka khariidaddaas lagu daabacay. Lama oga sababta website-kan hawada looga saaray inay la xidhiidho khaladkii lagu tilmaamay inuu meel ka dhac ku ahaa Soomaaliya iyo dalal kale, kaasoo ay ka cudur daaratay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-hawada-ka-saartay-website-keeda-arimaha-dibada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-29T21:24:21+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/MFE.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-hawada-ka-saartay-website-keeda-arimaha-dibada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-hawada-ka-saartay-website-keeda-arimaha-dibada\/","name":"Itoobiya Oo Hawada Ka Saartay Website Keeda Arimaha Dibada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-hawada-ka-saartay-website-keeda-arimaha-dibada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-hawada-ka-saartay-website-keeda-arimaha-dibada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/MFE.jpg","datePublished":"2019-05-29T21:24:21+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-hawada-ka-saartay-website-keeda-arimaha-dibada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-hawada-ka-saartay-website-keeda-arimaha-dibada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-hawada-ka-saartay-website-keeda-arimaha-dibada\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/MFE.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/MFE.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-hawada-ka-saartay-website-keeda-arimaha-dibada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Itoobiya Oo Hawada Ka Saartay Website Keeda Arimaha Dibada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128047"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128047"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128047\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128049,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128047\/revisions\/128049"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128048"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128047"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128047"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128047"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}