{"id":128086,"date":"2019-05-30T08:52:31","date_gmt":"2019-05-30T06:52:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128086"},"modified":"2019-05-30T08:52:31","modified_gmt":"2019-05-30T06:52:31","slug":"faarax-macalin-oo-kenya-uga-digay-inay-ka-aargoostaan-somalida-itobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-kenya-uga-digay-inay-ka-aargoostaan-somalida-itobiya\/","title":{"rendered":"Faarax Macalin oo Kenya uga digay inay ka aargoostaan Somalida Itobiya"},"content":{"rendered":"<p>Marka uu khilaaf dhex maro Kenya iyo Soomaaliya, waxaa la sheegaa inay dhibaato soo gaadho dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan Kenya, kuwaasi oo ay kamid yihiin ah kuwo ka tirsan Kenya oo daggan dhinaca Waqooyi bari ee dalka Kenya [NFD] iyagoo meelo kalena uga sugan.<\/p>\n<p>Dadkaas oo ku dhaqan dhulkii uu gumeysiga raaciyay Kenya ayaa horay dhibaato ku saabsan khilaafka labada dal uga cawday, waxaana ka mid ah tacaddiyo dhacay sannadihii 1980-meeyadii.<\/p>\n<p>Hadda oo ismari waa xooggan oo dhinaca diblomaasiyadda ah uu ka dhaxeeya dowladaha Kenya iyo Soomaaliya, waxaa soo baxaya walaac weyn oo ay qabaan Soomaalida Kenya.<\/p>\n<p>Faarax Macallin Dawaara oo kamid ah siyaasiyiinta ugu caansan Soomaalida Kenya ayaa wareysi uu siiyay BBC-da afeef uga bixiyay arrintaas, isagoo dowladda Kenya ka dalbaday inaysan carada ay Soomaaliya u qabto kula dul dhicin Soomaalida Kenya.<\/p>\n<p>\u201cAnnagu haddaan nahay Soomaalida Kenya waxaan soo marnay cadaadin badan, dhac iyo dil. Mar allaale markii ay dhacdo dhibaato yar oo u dhaxeysa Kenya iyo Soomaaliya, ama nin burcad ah hadduu waddo istaago oo uu dilo askar Kenyan ah, dhaqan aan qarannimo ku saleysneyn ayey leeyihiin dadkan aan ku dhex nool nahay, kaasoo ah in lagu soo laabto dadka Soomaalida ah, dhib ayeyna noo geystaan iyagoo aan kala saareynin kii burcadka ahaa iyo kii qarannimada Kenya jeclaaba\u201d, ayuu yidhi Dawaara.<\/p>\n<p>Faarax oo horay usoo noqday ku xigeenka afhayeenka baarlamaanka Kenya ayaa sheegay inuusan wadin wax dood ah oo ku saabsan ka go\u2019itaanka Kenya ayna yihiin Soomaali ka mid ah qaranka Kenya, oo dalkana qeyb ku leh.<\/p>\n<p>Isagoo hadalkiisa sii wata ayu yidhi \u201cMar dambe ma aqbaleyno mana u dul qaadaneyno in sharafteenna wax loo dhimo, taas ayaan hadda kasii afeefanayaa, Kenya iyo Soomaaliya hadey muransan yihiin maxkamad haku kala baxaan, shaqo kuma lihin annagu\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Marka uu khilaaf dhex maro Kenya iyo Soomaaliya, waxaa la sheegaa inay dhibaato soo gaadho dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan Kenya, kuwaasi oo ay kamid yihiin ah kuwo ka tirsan Kenya oo daggan dhinaca Waqooyi bari ee dalka Kenya [NFD] iyagoo meelo kalena uga sugan. Dadkaas oo ku dhaqan dhulkii uu gumeysiga raaciyay Kenya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128087,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128086","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Faarax Macalin oo Kenya uga digay inay ka aargoostaan Somalida Itobiya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-kenya-uga-digay-inay-ka-aargoostaan-somalida-itobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Faarax Macalin oo Kenya uga digay inay ka aargoostaan Somalida Itobiya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Marka uu khilaaf dhex maro Kenya iyo Soomaaliya, waxaa la sheegaa inay dhibaato soo gaadho dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan Kenya, kuwaasi oo ay kamid yihiin ah kuwo ka tirsan Kenya oo daggan dhinaca Waqooyi bari ee dalka Kenya [NFD] iyagoo meelo kalena uga sugan. Dadkaas oo ku dhaqan dhulkii uu gumeysiga raaciyay Kenya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-kenya-uga-digay-inay-ka-aargoostaan-somalida-itobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-30T06:52:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/faarax-macalin-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"860\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"645\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-kenya-uga-digay-inay-ka-aargoostaan-somalida-itobiya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-kenya-uga-digay-inay-ka-aargoostaan-somalida-itobiya\/\",\"name\":\"Faarax Macalin oo Kenya uga digay inay ka aargoostaan Somalida Itobiya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-kenya-uga-digay-inay-ka-aargoostaan-somalida-itobiya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-kenya-uga-digay-inay-ka-aargoostaan-somalida-itobiya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/faarax-macalin-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-30T06:52:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-kenya-uga-digay-inay-ka-aargoostaan-somalida-itobiya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-kenya-uga-digay-inay-ka-aargoostaan-somalida-itobiya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-kenya-uga-digay-inay-ka-aargoostaan-somalida-itobiya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/faarax-macalin-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/faarax-macalin-1.jpg\",\"width\":860,\"height\":645},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-kenya-uga-digay-inay-ka-aargoostaan-somalida-itobiya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Faarax Macalin oo Kenya uga digay inay ka aargoostaan Somalida Itobiya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Faarax Macalin oo Kenya uga digay inay ka aargoostaan Somalida Itobiya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-kenya-uga-digay-inay-ka-aargoostaan-somalida-itobiya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Faarax Macalin oo Kenya uga digay inay ka aargoostaan Somalida Itobiya - Wardoon","og_description":"Marka uu khilaaf dhex maro Kenya iyo Soomaaliya, waxaa la sheegaa inay dhibaato soo gaadho dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan Kenya, kuwaasi oo ay kamid yihiin ah kuwo ka tirsan Kenya oo daggan dhinaca Waqooyi bari ee dalka Kenya [NFD] iyagoo meelo kalena uga sugan. Dadkaas oo ku dhaqan dhulkii uu gumeysiga raaciyay Kenya [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-kenya-uga-digay-inay-ka-aargoostaan-somalida-itobiya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-30T06:52:31+00:00","og_image":[{"width":860,"height":645,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/faarax-macalin-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-kenya-uga-digay-inay-ka-aargoostaan-somalida-itobiya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-kenya-uga-digay-inay-ka-aargoostaan-somalida-itobiya\/","name":"Faarax Macalin oo Kenya uga digay inay ka aargoostaan Somalida Itobiya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-kenya-uga-digay-inay-ka-aargoostaan-somalida-itobiya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-kenya-uga-digay-inay-ka-aargoostaan-somalida-itobiya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/faarax-macalin-1.jpg","datePublished":"2019-05-30T06:52:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-kenya-uga-digay-inay-ka-aargoostaan-somalida-itobiya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-kenya-uga-digay-inay-ka-aargoostaan-somalida-itobiya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-kenya-uga-digay-inay-ka-aargoostaan-somalida-itobiya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/faarax-macalin-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/faarax-macalin-1.jpg","width":860,"height":645},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/faarax-macalin-oo-kenya-uga-digay-inay-ka-aargoostaan-somalida-itobiya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Faarax Macalin oo Kenya uga digay inay ka aargoostaan Somalida Itobiya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128086"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128086"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128086\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128088,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128086\/revisions\/128088"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128087"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128086"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128086"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128086"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}