{"id":128168,"date":"2019-05-31T10:08:48","date_gmt":"2019-05-31T08:08:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128168"},"modified":"2019-05-31T10:08:48","modified_gmt":"2019-05-31T08:08:48","slug":"puntland-oo-darajooyin-ku-saftay-saaraakiisha-ciidanka-ee-kasoo-goostay-somaliland-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-darajooyin-ku-saftay-saaraakiisha-ciidanka-ee-kasoo-goostay-somaliland-video\/","title":{"rendered":"Puntland oo Darajooyin ku Saftay Saaraakiisha Ciidanka ee kasoo Goostay Somaliland +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Munaasibad lagu qabtay deegaanka Balli-busle ee Sanaag ayaa Puntland ku dallacsiisay saddex Taliye oo kasoo goostay Somaliland, Waxaana sidoo kale Puntland ay billad sharafsiisey badhasaabkii Somaliland ee Badhan oo isna goostay Cali Xuseen Maxamed.<\/p>\n<p>Taliyaasha Xuseen Dheere iyo Xayle Xaaji oo hore uga tirsanaa ciidamada millteriga Somaliland ee gobolka Sanaag ayaa loo dalacsiiyey Gaashaanle sare halka Taliye Jaamac Dhakaar oo degmada Dhahar haystayna loo dalacsiiyey Gaashaanle dhexe, taliyaashan ayaa la sheegay in ay wateen ilaa 1,000 askari.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdixakiin Dhoobo-daareed ayaa sheegay inuu Bogaadinayo Ciidamada Iyo Sharaakiisha kala duwan ee kasoo baxay Somaliland.<\/p>\n<p>\u201cTaliyaasha iyo ciidamadan waxay soo goosteen 28-May oo noo badalaysa 18kii May, Waana Maalin laga Xusi doono Gobolka sanaag 28-May\u201d.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Galan oo dhankiisa munaasibada hadal ka jeediyey ayaa yidhi \u201cPuntland wixii dhib soo maray idinka ayey idinku ilaawaysaa, waxayna Arinta Tusaalle u noqon doontaa kuwa kale ee ku sugan Gobolka Sool\u201d.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/yv8ziCktP_E\" width=\"860\" height=\"732\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasibad lagu qabtay deegaanka Balli-busle ee Sanaag ayaa Puntland ku dallacsiisay saddex Taliye oo kasoo goostay Somaliland, Waxaana sidoo kale Puntland ay billad sharafsiisey badhasaabkii Somaliland ee Badhan oo isna goostay Cali Xuseen Maxamed. Taliyaasha Xuseen Dheere iyo Xayle Xaaji oo hore uga tirsanaa ciidamada millteriga Somaliland ee gobolka Sanaag ayaa loo dalacsiiyey Gaashaanle sare [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128110,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128168","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland oo Darajooyin ku Saftay Saaraakiisha Ciidanka ee kasoo Goostay Somaliland +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-darajooyin-ku-saftay-saaraakiisha-ciidanka-ee-kasoo-goostay-somaliland-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland oo Darajooyin ku Saftay Saaraakiisha Ciidanka ee kasoo Goostay Somaliland +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Munaasibad lagu qabtay deegaanka Balli-busle ee Sanaag ayaa Puntland ku dallacsiisay saddex Taliye oo kasoo goostay Somaliland, Waxaana sidoo kale Puntland ay billad sharafsiisey badhasaabkii Somaliland ee Badhan oo isna goostay Cali Xuseen Maxamed. Taliyaasha Xuseen Dheere iyo Xayle Xaaji oo hore uga tirsanaa ciidamada millteriga Somaliland ee gobolka Sanaag ayaa loo dalacsiiyey Gaashaanle sare [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-darajooyin-ku-saftay-saaraakiisha-ciidanka-ee-kasoo-goostay-somaliland-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-31T08:08:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/4-64.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-darajooyin-ku-saftay-saaraakiisha-ciidanka-ee-kasoo-goostay-somaliland-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-darajooyin-ku-saftay-saaraakiisha-ciidanka-ee-kasoo-goostay-somaliland-video\/\",\"name\":\"Puntland oo Darajooyin ku Saftay Saaraakiisha Ciidanka ee kasoo Goostay Somaliland +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-darajooyin-ku-saftay-saaraakiisha-ciidanka-ee-kasoo-goostay-somaliland-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-darajooyin-ku-saftay-saaraakiisha-ciidanka-ee-kasoo-goostay-somaliland-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/4-64.jpg\",\"datePublished\":\"2019-05-31T08:08:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-darajooyin-ku-saftay-saaraakiisha-ciidanka-ee-kasoo-goostay-somaliland-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-darajooyin-ku-saftay-saaraakiisha-ciidanka-ee-kasoo-goostay-somaliland-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-darajooyin-ku-saftay-saaraakiisha-ciidanka-ee-kasoo-goostay-somaliland-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/4-64.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/4-64.jpg\",\"width\":540,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-darajooyin-ku-saftay-saaraakiisha-ciidanka-ee-kasoo-goostay-somaliland-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland oo Darajooyin ku Saftay Saaraakiisha Ciidanka ee kasoo Goostay Somaliland +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland oo Darajooyin ku Saftay Saaraakiisha Ciidanka ee kasoo Goostay Somaliland +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-darajooyin-ku-saftay-saaraakiisha-ciidanka-ee-kasoo-goostay-somaliland-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland oo Darajooyin ku Saftay Saaraakiisha Ciidanka ee kasoo Goostay Somaliland +VIDEO - Wardoon","og_description":"Munaasibad lagu qabtay deegaanka Balli-busle ee Sanaag ayaa Puntland ku dallacsiisay saddex Taliye oo kasoo goostay Somaliland, Waxaana sidoo kale Puntland ay billad sharafsiisey badhasaabkii Somaliland ee Badhan oo isna goostay Cali Xuseen Maxamed. Taliyaasha Xuseen Dheere iyo Xayle Xaaji oo hore uga tirsanaa ciidamada millteriga Somaliland ee gobolka Sanaag ayaa loo dalacsiiyey Gaashaanle sare [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-darajooyin-ku-saftay-saaraakiisha-ciidanka-ee-kasoo-goostay-somaliland-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-05-31T08:08:48+00:00","og_image":[{"width":540,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/4-64.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-darajooyin-ku-saftay-saaraakiisha-ciidanka-ee-kasoo-goostay-somaliland-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-darajooyin-ku-saftay-saaraakiisha-ciidanka-ee-kasoo-goostay-somaliland-video\/","name":"Puntland oo Darajooyin ku Saftay Saaraakiisha Ciidanka ee kasoo Goostay Somaliland +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-darajooyin-ku-saftay-saaraakiisha-ciidanka-ee-kasoo-goostay-somaliland-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-darajooyin-ku-saftay-saaraakiisha-ciidanka-ee-kasoo-goostay-somaliland-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/4-64.jpg","datePublished":"2019-05-31T08:08:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-darajooyin-ku-saftay-saaraakiisha-ciidanka-ee-kasoo-goostay-somaliland-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-darajooyin-ku-saftay-saaraakiisha-ciidanka-ee-kasoo-goostay-somaliland-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-darajooyin-ku-saftay-saaraakiisha-ciidanka-ee-kasoo-goostay-somaliland-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/4-64.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/4-64.jpg","width":540,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-darajooyin-ku-saftay-saaraakiisha-ciidanka-ee-kasoo-goostay-somaliland-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland oo Darajooyin ku Saftay Saaraakiisha Ciidanka ee kasoo Goostay Somaliland +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128168"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128168"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128168\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128169,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128168\/revisions\/128169"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128110"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128168"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128168"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128168"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}