{"id":128244,"date":"2019-06-01T23:48:00","date_gmt":"2019-06-01T21:48:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128244"},"modified":"2019-06-01T23:48:00","modified_gmt":"2019-06-01T21:48:00","slug":"liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/","title":{"rendered":"Liverpool Oo Markii 6-aad Ku Guulaystay Champions League+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Liverpool iyo Tottenham ayaa nasiinada ku aaday hal gool oo ay laheyd Liverpool , waxa uuna kulankaan ahaa finalka Champion-ka waxaana uuna ka dhacayay garoonka Atletico Madrid .<\/p>\n<p>Goolka Liverpool ayaa yimid ka 24 il biriqsi ee biloowga ciyaarat waxaana rigoore loo dhigay gool u badalay Moahmed Salah ka dib markii kubad uu qajafeeyay Mane u gacanta ku taabtay ciyaaryahanka Tottenham ee Sissoko .<\/p>\n<p>Inkastoo Totetnham goolkaas looga naxsaday hadana waxa ay ciyaarayeen kubad kalsooni leh kamana muuqan wax qa qal oo waliba si xoriyad leh ayay u ciyaarayeen.<\/p>\n<p>Liverpool ka dib goolkaas waxa ay isku dayayeen in mid labaad keenaan waxa ayna halayeen fursado badan oo koornooyin ah sidaas oo ay tahay Ball possession-ka waxaa mar waliba ku sareeysay kooxda Tottenham .<\/p>\n<p>Tottenham dhanka weerarka kaliya waxaa ka muuqday Son kaasi oo dhwor jeer fursado goolal loo badali karo helayay balse sidii la rabay uma uusan maamuleyn kubadda .<\/p>\n<p>Tottenham wax ay inta badan ku tiirsanayeen kudabada rogaal celiska ah xilli Liverpool dhanka daafcaaan ahaayeen kuwo aad u wacan .<\/p>\n<p>Balse guud ahaan marka la eego qiimaha finalka kulankaan ma aheyn mid aad u xamaasad badan waxa ayna Liverpool daqiiqaddii 38-aad ku sigteen gool labaad ka dib marki fogaan dhan 25 yaardi uu uu Robertson ka toogtay goosha Tottenham balse goolhayaha ayaa bad-baadiyay<\/p>\n<p>Biloowgii qeybta labaad , Liverpool dhowr kubad ayay ku laadeen goosha Tottenham balse daafaca ayaa hor taagnaa waxa ayna Tottenham sameynayeen dhaq dhaqaaq wacan waxaana markaan la arkayay Harry Kane .<\/p>\n<p>Tottenham qeybta labaad kubadda waa ay soo gaarsiinayeen aagga goosha Liverpool balse natiijo ma laheyn waxa ayna Liverpol badalkooda ugu horeeyay sameeyeen daqiiqaddii 59-aad waxa ayna soo giliyeen Divock Origi oo loo badalay Firminho.<\/p>\n<p>Liverpool si dhaq dhaqaaqooda wax uga badalaan waxa ay sameeyeen badal labaad oo farsamo ah waxa ayna soo gilyeen Milner daqiiqaddii 62-aad iyadoo loo badalay Georginio Wijnaldum haka Tottenham ay sameeyeen badalkooda ugu horeeyay daqiiqadii 66-waxa ayna sareen Winks iyadoo la soo giliyay Moura .<\/p>\n<p>Si guud marka loo eego ciyaarta waxa ayna aheyd mid qaboow inkastoo Totetnham mar waliba heerka kubad haysashadooda ay gaareysay %65 xili daqiiqadii 73-aad Deli Ali ku dhawaaday in shabaqa uu dhigo kubad cajiib ah balse goolhayaha ayaa ku raaxeystay .<\/p>\n<p>Ciyaartaan xaraarad la`aanta aheyd waxa ay Tottenham dhamaadkii dhisayeen kubado aad u wacan waxaana dadaal gaar ah u waday Son balse dhameystirka ayaa ka maqnaa .<\/p>\n<p>Tottenham dhamaadkii dhaq dhaqaaq sareeya ayay wadeen waxaana daqiiqaddii 79-aad kubad laad aheyd ee Son ku laaday goosha Liverpool waxaa bad baadiyay goolhayaha ka dib waxaa ku celiyay Moura hadana wuu bad baadiyay<\/p>\n<p>Daqiiqaddii 85-aad Christian Eriksen ayaa laga bad baadiyay kubad free Kick aheyd waxaana si cajiib ah koorno ugu saaray goolhayaha Tottenham waxaana xusid mudan in Tiotetnham %62 ay kubadda haysteen<\/p>\n<p>Nsiib xumo , xilli xaalka sidaas ahaa Tottenham bar bar dhac u dhawaayeen ayay Liverpool waxa ay heleen kubad koorno ah taasi oo aagga goosha Tottenahm ku laalabatay waxaana markii dambe helay Divock Origi kaasi oo si cajiib ah shabaqa u dhigay daqiiqadii 88-aad . waxa ayan Tottenham ka dib 5 daqiiqo oo lagu daray ciyaarta isku dayayeen in ay gool keenaan balse waxaa loogu dhameeyay laabdaas gool ee ay Champion-ka ku qaaday Liverpool.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-128244 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/14229076-7093691-image-a-54_1559386184629\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"962\" height=\"648\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14229076-7093691-image-a-54_1559386184629.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14229076-7093691-image-a-54_1559386184629.jpg 962w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14229076-7093691-image-a-54_1559386184629-300x202.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14229076-7093691-image-a-54_1559386184629-768x517.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/14229086-7093691-_five_times_liverpool_fans_in_plaza_de_oriente_displaying_a_bann-a-19_1559406930718\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"962\" height=\"737\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14229086-7093691-_Five_times_Liverpool_fans_in_Plaza_de_Oriente_displaying_a_bann-a-19_1559406930718.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14229086-7093691-_Five_times_Liverpool_fans_in_Plaza_de_Oriente_displaying_a_bann-a-19_1559406930718.jpg 962w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14229086-7093691-_Five_times_Liverpool_fans_in_Plaza_de_Oriente_displaying_a_bann-a-19_1559406930718-300x230.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14229086-7093691-_Five_times_Liverpool_fans_in_Plaza_de_Oriente_displaying_a_bann-a-19_1559406930718-768x588.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/14232852-7093691-liverpool_fc_fans_enjoy_the_atmosphere_at_liverpool_fan_park_ahe-a-7_1559406929517\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"962\" height=\"641\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14232852-7093691-Liverpool_FC_fans_enjoy_the_atmosphere_at_Liverpool_Fan_Park_ahe-a-7_1559406929517.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14232852-7093691-Liverpool_FC_fans_enjoy_the_atmosphere_at_Liverpool_Fan_Park_ahe-a-7_1559406929517.jpg 962w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14232852-7093691-Liverpool_FC_fans_enjoy_the_atmosphere_at_Liverpool_Fan_Park_ahe-a-7_1559406929517-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14232852-7093691-Liverpool_FC_fans_enjoy_the_atmosphere_at_Liverpool_Fan_Park_ahe-a-7_1559406929517-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/14233462-7093691-former_real_madrid_player_roberto_carlos_poses_with_the_champion-a-31_1559406931558\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"962\" height=\"641\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14233462-7093691-Former_Real_Madrid_player_Roberto_Carlos_poses_with_the_Champion-a-31_1559406931558.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14233462-7093691-Former_Real_Madrid_player_Roberto_Carlos_poses_with_the_Champion-a-31_1559406931558.jpg 962w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14233462-7093691-Former_Real_Madrid_player_Roberto_Carlos_poses_with_the_Champion-a-31_1559406931558-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14233462-7093691-Former_Real_Madrid_player_Roberto_Carlos_poses_with_the_Champion-a-31_1559406931558-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/14233664-7093691-liverpool_supporters_at_the_team_s_fanzone_at_plaza_salvador_dal-a-27_1559406931466\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"962\" height=\"640\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14233664-7093691-Liverpool_supporters_at_the_team_s_fanzone_at_Plaza_Salvador_Dal-a-27_1559406931466.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14233664-7093691-Liverpool_supporters_at_the_team_s_fanzone_at_Plaza_Salvador_Dal-a-27_1559406931466.jpg 962w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14233664-7093691-Liverpool_supporters_at_the_team_s_fanzone_at_Plaza_Salvador_Dal-a-27_1559406931466-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14233664-7093691-Liverpool_supporters_at_the_team_s_fanzone_at_Plaza_Salvador_Dal-a-27_1559406931466-768x511.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/14233738-7093691-singer_john_power_performs_on_backstage_at_liverpool_fan_park_ah-a-26_1559406931450\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"962\" height=\"641\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14233738-7093691-Singer_John_Power_performs_on_backstage_at_Liverpool_Fan_Park_ah-a-26_1559406931450.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14233738-7093691-Singer_John_Power_performs_on_backstage_at_Liverpool_Fan_Park_ah-a-26_1559406931450.jpg 962w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14233738-7093691-Singer_John_Power_performs_on_backstage_at_Liverpool_Fan_Park_ah-a-26_1559406931450-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14233738-7093691-Singer_John_Power_performs_on_backstage_at_Liverpool_Fan_Park_ah-a-26_1559406931450-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/14237238-7093691-image-a-53_1559407098631\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"962\" height=\"640\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14237238-7093691-image-a-53_1559407098631.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14237238-7093691-image-a-53_1559407098631.jpg 962w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14237238-7093691-image-a-53_1559407098631-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14237238-7093691-image-a-53_1559407098631-768x511.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/14237994-7093691-image-a-62_1559408875079\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"962\" height=\"611\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14237994-7093691-image-a-62_1559408875079.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14237994-7093691-image-a-62_1559408875079.jpg 962w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14237994-7093691-image-a-62_1559408875079-300x191.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14237994-7093691-image-a-62_1559408875079-768x488.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/14238624-7093691-undreds_of_liverpol_supporters_scale_scaffolding_outside_liverpo-a-3_1559410658259\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"962\" height=\"662\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14238624-7093691-undreds_of_Liverpol_supporters_scale_scaffolding_outside_Liverpo-a-3_1559410658259.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14238624-7093691-undreds_of_Liverpol_supporters_scale_scaffolding_outside_Liverpo-a-3_1559410658259.jpg 962w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14238624-7093691-undreds_of_Liverpol_supporters_scale_scaffolding_outside_Liverpo-a-3_1559410658259-300x206.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14238624-7093691-undreds_of_Liverpol_supporters_scale_scaffolding_outside_Liverpo-a-3_1559410658259-768x528.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/14238998-7093691-image-a-20_1559411913168\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"962\" height=\"641\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14238998-7093691-image-a-20_1559411913168.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14238998-7093691-image-a-20_1559411913168.jpg 962w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14238998-7093691-image-a-20_1559411913168-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14238998-7093691-image-a-20_1559411913168-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/14239098-7093691-image-a-13_1559411650979\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"962\" height=\"641\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14239098-7093691-image-a-13_1559411650979.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14239098-7093691-image-a-13_1559411650979.jpg 962w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14239098-7093691-image-a-13_1559411650979-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14239098-7093691-image-a-13_1559411650979-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/14239790-7093691-image-a-26_1559413276761\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"962\" height=\"664\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14239790-7093691-image-a-26_1559413276761.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14239790-7093691-image-a-26_1559413276761.jpg 962w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14239790-7093691-image-a-26_1559413276761-300x207.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14239790-7093691-image-a-26_1559413276761-768x530.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/14241288-7093691-image-a-50_1559416093829\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"962\" height=\"641\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14241288-7093691-image-a-50_1559416093829.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14241288-7093691-image-a-50_1559416093829.jpg 962w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14241288-7093691-image-a-50_1559416093829-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14241288-7093691-image-a-50_1559416093829-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/14241558-7093691-image-m-59_1559416608176\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"470\" height=\"629\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14241558-7093691-image-m-59_1559416608176.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14241558-7093691-image-m-59_1559416608176.jpg 470w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14241558-7093691-image-m-59_1559416608176-224x300.jpg 224w\" sizes=\"(max-width: 470px) 100vw, 470px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/14241560-7093691-image-m-61_1559416614587\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"470\" height=\"629\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14241560-7093691-image-m-61_1559416614587.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14241560-7093691-image-m-61_1559416614587.jpg 470w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14241560-7093691-image-m-61_1559416614587-224x300.jpg 224w\" sizes=\"(max-width: 470px) 100vw, 470px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/14241670-7093691-image-a-62_1559416885155\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"962\" height=\"641\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14241670-7093691-image-a-62_1559416885155.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14241670-7093691-image-a-62_1559416885155.jpg 962w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14241670-7093691-image-a-62_1559416885155-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14241670-7093691-image-a-62_1559416885155-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/14241952-7093691-image-a-76_1559417701194\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"962\" height=\"635\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14241952-7093691-image-a-76_1559417701194.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14241952-7093691-image-a-76_1559417701194.jpg 962w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14241952-7093691-image-a-76_1559417701194-300x198.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14241952-7093691-image-a-76_1559417701194-768x507.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/14241956-7093691-image-m-79_1559417768012\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"962\" height=\"814\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14241956-7093691-image-m-79_1559417768012.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14241956-7093691-image-m-79_1559417768012.jpg 962w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14241956-7093691-image-m-79_1559417768012-300x254.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14241956-7093691-image-m-79_1559417768012-768x650.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/14242680-7093691-image-m-99_1559419166283\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"962\" height=\"923\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14242680-7093691-image-m-99_1559419166283.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14242680-7093691-image-m-99_1559419166283.jpg 962w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14242680-7093691-image-m-99_1559419166283-300x288.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14242680-7093691-image-m-99_1559419166283-768x737.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/14244692-7093691-image-a-106_1559422704617\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"962\" height=\"588\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14244692-7093691-image-a-106_1559422704617.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14244692-7093691-image-a-106_1559422704617.jpg 962w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14244692-7093691-image-a-106_1559422704617-300x183.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14244692-7093691-image-a-106_1559422704617-768x469.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/14244694-7093691-divock_origi_sealed_the_victory_tonight_and_helped_crown_liverpo-m-107_1559423641635\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"962\" height=\"523\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14244694-7093691-Divock_Origi_sealed_the_victory_tonight_and_helped_crown_Liverpo-m-107_1559423641635.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14244694-7093691-Divock_Origi_sealed_the_victory_tonight_and_helped_crown_Liverpo-m-107_1559423641635.jpg 962w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14244694-7093691-Divock_Origi_sealed_the_victory_tonight_and_helped_crown_Liverpo-m-107_1559423641635-300x163.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14244694-7093691-Divock_Origi_sealed_the_victory_tonight_and_helped_crown_Liverpo-m-107_1559423641635-768x418.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/14245554-7093691-image-m-119_1559423848495\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"962\" height=\"878\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14245554-7093691-image-m-119_1559423848495.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14245554-7093691-image-m-119_1559423848495.jpg 962w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14245554-7093691-image-m-119_1559423848495-300x274.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14245554-7093691-image-m-119_1559423848495-768x701.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/14245978-7093691-image-m-123_1559424021314\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"962\" height=\"641\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14245978-7093691-image-m-123_1559424021314.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14245978-7093691-image-m-123_1559424021314.jpg 962w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14245978-7093691-image-m-123_1559424021314-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14245978-7093691-image-m-123_1559424021314-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/14245986-7093691-image-m-121_1559424008727\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"962\" height=\"576\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14245986-7093691-image-m-121_1559424008727.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14245986-7093691-image-m-121_1559424008727.jpg 962w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14245986-7093691-image-m-121_1559424008727-300x180.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14245986-7093691-image-m-121_1559424008727-768x460.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/14246256-7093691-image-a-135_1559424526739\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"962\" height=\"667\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14246256-7093691-image-a-135_1559424526739.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14246256-7093691-image-a-135_1559424526739.jpg 962w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14246256-7093691-image-a-135_1559424526739-300x208.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14246256-7093691-image-a-135_1559424526739-768x532.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/14246394-7093691-image-a-131_1559424408448\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"962\" height=\"641\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14246394-7093691-image-a-131_1559424408448.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14246394-7093691-image-a-131_1559424408448.jpg 962w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14246394-7093691-image-a-131_1559424408448-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14246394-7093691-image-a-131_1559424408448-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/1-1346\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"962\" height=\"643\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1.jpg 962w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-300x201.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-768x513.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/2-1206\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"962\" height=\"572\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2.jpg 962w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-300x178.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-768x457.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/3-1023\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"962\" height=\"701\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/3.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/3.jpg 962w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/3-300x219.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/3-768x560.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Liverpool iyo Tottenham ayaa nasiinada ku aaday hal gool oo ay laheyd Liverpool , waxa uuna kulankaan ahaa finalka Champion-ka waxaana uuna ka dhacayay garoonka Atletico Madrid . Goolka Liverpool ayaa yimid ka 24 il biriqsi ee biloowga ciyaarat waxaana rigoore loo dhigay gool u badalay Moahmed Salah ka dib markii kubad uu qajafeeyay Mane [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128268,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-128244","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Liverpool Oo Markii 6-aad Ku Guulaystay Champions League+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Liverpool Oo Markii 6-aad Ku Guulaystay Champions League+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Liverpool iyo Tottenham ayaa nasiinada ku aaday hal gool oo ay laheyd Liverpool , waxa uuna kulankaan ahaa finalka Champion-ka waxaana uuna ka dhacayay garoonka Atletico Madrid . Goolka Liverpool ayaa yimid ka 24 il biriqsi ee biloowga ciyaarat waxaana rigoore loo dhigay gool u badalay Moahmed Salah ka dib markii kubad uu qajafeeyay Mane [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-01T21:48:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14245986-7093691-image-m-121_1559424008727.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"962\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"576\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/\",\"name\":\"Liverpool Oo Markii 6-aad Ku Guulaystay Champions League+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14245986-7093691-image-m-121_1559424008727.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-01T21:48:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14245986-7093691-image-m-121_1559424008727.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14245986-7093691-image-m-121_1559424008727.jpg\",\"width\":962,\"height\":576},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Liverpool Oo Markii 6-aad Ku Guulaystay Champions League+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Liverpool Oo Markii 6-aad Ku Guulaystay Champions League+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Liverpool Oo Markii 6-aad Ku Guulaystay Champions League+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Liverpool iyo Tottenham ayaa nasiinada ku aaday hal gool oo ay laheyd Liverpool , waxa uuna kulankaan ahaa finalka Champion-ka waxaana uuna ka dhacayay garoonka Atletico Madrid . Goolka Liverpool ayaa yimid ka 24 il biriqsi ee biloowga ciyaarat waxaana rigoore loo dhigay gool u badalay Moahmed Salah ka dib markii kubad uu qajafeeyay Mane [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-01T21:48:00+00:00","og_image":[{"width":962,"height":576,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14245986-7093691-image-m-121_1559424008727.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/","name":"Liverpool Oo Markii 6-aad Ku Guulaystay Champions League+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14245986-7093691-image-m-121_1559424008727.jpg","datePublished":"2019-06-01T21:48:00+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14245986-7093691-image-m-121_1559424008727.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/14245986-7093691-image-m-121_1559424008727.jpg","width":962,"height":576},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/liverpool-oo-markii-6-aad-ku-guulaystay-champions-leaguesawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Liverpool Oo Markii 6-aad Ku Guulaystay Champions League+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128244"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128244"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128244\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128274,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128244\/revisions\/128274"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128268"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128244"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128244"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128244"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}