{"id":128323,"date":"2019-06-03T07:51:55","date_gmt":"2019-06-03T05:51:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128323"},"modified":"2019-06-03T07:51:55","modified_gmt":"2019-06-03T05:51:55","slug":"xiisad-colaaded-oo-ka-taagan-gobolka-sanaag","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaaded-oo-ka-taagan-gobolka-sanaag\/","title":{"rendered":"Xiisad colaaded oo ka taagan Gobolka Sanaag"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa xiisad dagaal saakay laga dareemayaa deegaano ka tirsan gobolka Sanaag taas oo u dhaxeeysa Ciidamo kala taabacsan Maamulada Puntland iyo Soomaaliland, iyada oo badi dadka ku nool Gobolkaasi ay cabsi soo wajahday.<\/p>\n<p>Xiisada ayaa waxaa ay sigaar ah uga taagan tahay Magalada Badhan iyo deegaanada hoostaga iyo sidoo kale deegaanada,Damalla-xarage iyo deegaano kale,halkaas oo ay ku kala sugan yihiin Ciidamada Soomaliland iyo kuwa Puntland.<\/p>\n<p>Magalada Badhan waxaa ku sugan wafdi uu horkacayo Wasiirka amniga Puntland Cabdi Samad Maxamed Gallan, isaga oo halkaasi shirar kula leh waxgaradka Magalada iyo Saraakiisha Ciidamada.<\/p>\n<p>Labada Maamul ee Puntland iyo Soomaaliland ayaa midba midka kale waxa uu doonayaa in uu maamulo Gobolka Sanaag,hayeeshee taasi ay keentay gacan ka hadal ka dhashay iyo xiisad cusub oo ka dhex bilaabatay labada dhinac.<\/p>\n<p>Dhawaan waxaa Ciidamada Soomaaliland ka goostay Saraakiil iyo Ciidamo la socda,kuwaas oo u wareegay dhinaca Puntland,waxaana Soomaaliland dhinaceeda ay wadaa abaabul ay ku dooneyso inay la wareegto deegaanada Gobolka Sanaag.<\/p>\n<p>Xiisada u dhaxeysa Soomaaliland iyo Puntland ayaa ah mid waa hore soo bilaabatay,waxaana xusid mudan in dhowr jeer ay ku wada dagaalameen deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Sool.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa xiisad dagaal saakay laga dareemayaa deegaano ka tirsan gobolka Sanaag taas oo u dhaxeeysa Ciidamo kala taabacsan Maamulada Puntland iyo Soomaaliland, iyada oo badi dadka ku nool Gobolkaasi ay cabsi soo wajahday. Xiisada ayaa waxaa ay sigaar ah uga taagan tahay Magalada Badhan iyo deegaanada hoostaga iyo sidoo kale deegaanada,Damalla-xarage iyo deegaano kale,halkaas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128324,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128323","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xiisad colaaded oo ka taagan Gobolka Sanaag - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaaded-oo-ka-taagan-gobolka-sanaag\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xiisad colaaded oo ka taagan Gobolka Sanaag - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa xiisad dagaal saakay laga dareemayaa deegaano ka tirsan gobolka Sanaag taas oo u dhaxeeysa Ciidamo kala taabacsan Maamulada Puntland iyo Soomaaliland, iyada oo badi dadka ku nool Gobolkaasi ay cabsi soo wajahday. Xiisada ayaa waxaa ay sigaar ah uga taagan tahay Magalada Badhan iyo deegaanada hoostaga iyo sidoo kale deegaanada,Damalla-xarage iyo deegaano kale,halkaas oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaaded-oo-ka-taagan-gobolka-sanaag\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-03T05:51:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xiisad-696x399.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"399\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaaded-oo-ka-taagan-gobolka-sanaag\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaaded-oo-ka-taagan-gobolka-sanaag\/\",\"name\":\"Xiisad colaaded oo ka taagan Gobolka Sanaag - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaaded-oo-ka-taagan-gobolka-sanaag\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaaded-oo-ka-taagan-gobolka-sanaag\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xiisad-696x399.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-03T05:51:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaaded-oo-ka-taagan-gobolka-sanaag\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaaded-oo-ka-taagan-gobolka-sanaag\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaaded-oo-ka-taagan-gobolka-sanaag\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xiisad-696x399.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xiisad-696x399.jpg\",\"width\":696,\"height\":399},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaaded-oo-ka-taagan-gobolka-sanaag\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xiisad colaaded oo ka taagan Gobolka Sanaag\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xiisad colaaded oo ka taagan Gobolka Sanaag - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaaded-oo-ka-taagan-gobolka-sanaag\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xiisad colaaded oo ka taagan Gobolka Sanaag - Wardoon","og_description":"Waxaa xiisad dagaal saakay laga dareemayaa deegaano ka tirsan gobolka Sanaag taas oo u dhaxeeysa Ciidamo kala taabacsan Maamulada Puntland iyo Soomaaliland, iyada oo badi dadka ku nool Gobolkaasi ay cabsi soo wajahday. Xiisada ayaa waxaa ay sigaar ah uga taagan tahay Magalada Badhan iyo deegaanada hoostaga iyo sidoo kale deegaanada,Damalla-xarage iyo deegaano kale,halkaas oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaaded-oo-ka-taagan-gobolka-sanaag\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-03T05:51:55+00:00","og_image":[{"width":696,"height":399,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xiisad-696x399.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaaded-oo-ka-taagan-gobolka-sanaag\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaaded-oo-ka-taagan-gobolka-sanaag\/","name":"Xiisad colaaded oo ka taagan Gobolka Sanaag - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaaded-oo-ka-taagan-gobolka-sanaag\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaaded-oo-ka-taagan-gobolka-sanaag\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xiisad-696x399.jpg","datePublished":"2019-06-03T05:51:55+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaaded-oo-ka-taagan-gobolka-sanaag\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaaded-oo-ka-taagan-gobolka-sanaag\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaaded-oo-ka-taagan-gobolka-sanaag\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xiisad-696x399.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/xiisad-696x399.jpg","width":696,"height":399},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-colaaded-oo-ka-taagan-gobolka-sanaag\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xiisad colaaded oo ka taagan Gobolka Sanaag"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128323"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128323"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128323\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128325,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128323\/revisions\/128325"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128324"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128323"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128323"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128323"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}