{"id":128358,"date":"2019-06-03T16:41:41","date_gmt":"2019-06-03T14:41:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128358"},"modified":"2019-06-03T16:41:41","modified_gmt":"2019-06-03T14:41:41","slug":"qatar-diiday-war-murtiyeedki-shirarkii-makka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-diiday-war-murtiyeedki-shirarkii-makka\/","title":{"rendered":"Qatar diiday war murtiyeedki shirarkii Makka"},"content":{"rendered":"<p>Waddamada Sacuudiga iyo Imaaraadka ayaa cambaareeyay go\u2019aanka ay dowladda Qadar ka qaadatay war-murtiyeedka shrarkii saddexda ahaa ee lagu soo gaba gabeeyay Magaalada barakeysan ee Makka Al-Mukarama.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda Qatar ayaa ku dhawaaqay in war-murtiyeedka ka soo baxay shirarkaas aan lagu wargelin dowladda Qatar iyada oo uu goobjoog ahaa Ra\u2019isal wasaaraha dalkaas.<\/p>\n<p>Sidoo kale Qatar waxaa ay diidday lahjadda adag ee uu ku qornaa War-murtiyeedka ee lagu eedeeynayay Dowladda Iiraan.<\/p>\n<p>Wasiir dowlaha arrimaha dibadda Sacuudiga Caadil Al Jubeyr iyo Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Imaaraadka Anwar Gargaash ayaa dowladda Qatar ku tilmaamay mid dhabar jebineysa go\u2019aannadii ka soo baxay shirarkii Makka.<\/p>\n<p>Al Jubeyri ayaa sheegay in Qatar ay khudbad ka jeedisay shirka, mowqifkeedana uu caddaa, halka Anwar uu Qatar ku tilmaamay dowlad tababar daran oo uu cadaadis saaran yahay.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda Baxreyn Sheekh Khaalif Al Khaliifa ayaa isaguna sheegay in hadalka Qatar uu u muuqdo xiriir xumo kala dhaxeysa dalalka deriska la ah.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Waddamada Khaliijka aysan waxba ka quseyn qalalaasaha gudaha Qadar ka socda, laakiin ay Qadar diidday xalka.<\/p>\n<p>Xiriirka dalalka Khaliijka ayaa aad u xumaa, tan iyo markii Sacuudiga, Imaaraadka iyo Baxreyn ay xiriirka u jareen dalka yar ee Qatar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waddamada Sacuudiga iyo Imaaraadka ayaa cambaareeyay go\u2019aanka ay dowladda Qadar ka qaadatay war-murtiyeedka shrarkii saddexda ahaa ee lagu soo gaba gabeeyay Magaalada barakeysan ee Makka Al-Mukarama. Wasiirka arrimaha dibadda Qatar ayaa ku dhawaaqay in war-murtiyeedka ka soo baxay shirarkaas aan lagu wargelin dowladda Qatar iyada oo uu goobjoog ahaa Ra\u2019isal wasaaraha dalkaas. Sidoo kale Qatar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128360,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128358","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qatar diiday war murtiyeedki shirarkii Makka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-diiday-war-murtiyeedki-shirarkii-makka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qatar diiday war murtiyeedki shirarkii Makka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waddamada Sacuudiga iyo Imaaraadka ayaa cambaareeyay go\u2019aanka ay dowladda Qadar ka qaadatay war-murtiyeedka shrarkii saddexda ahaa ee lagu soo gaba gabeeyay Magaalada barakeysan ee Makka Al-Mukarama. Wasiirka arrimaha dibadda Qatar ayaa ku dhawaaqay in war-murtiyeedka ka soo baxay shirarkaas aan lagu wargelin dowladda Qatar iyada oo uu goobjoog ahaa Ra\u2019isal wasaaraha dalkaas. Sidoo kale Qatar [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-diiday-war-murtiyeedki-shirarkii-makka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-03T14:41:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG_7C63C6-E50E88-1917C9-A3B9D4-43D248-1E0DA2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1026\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"580\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-diiday-war-murtiyeedki-shirarkii-makka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-diiday-war-murtiyeedki-shirarkii-makka\/\",\"name\":\"Qatar diiday war murtiyeedki shirarkii Makka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-diiday-war-murtiyeedki-shirarkii-makka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-diiday-war-murtiyeedki-shirarkii-makka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG_7C63C6-E50E88-1917C9-A3B9D4-43D248-1E0DA2.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-03T14:41:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-diiday-war-murtiyeedki-shirarkii-makka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-diiday-war-murtiyeedki-shirarkii-makka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-diiday-war-murtiyeedki-shirarkii-makka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG_7C63C6-E50E88-1917C9-A3B9D4-43D248-1E0DA2.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG_7C63C6-E50E88-1917C9-A3B9D4-43D248-1E0DA2.jpg\",\"width\":1026,\"height\":580},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-diiday-war-murtiyeedki-shirarkii-makka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qatar diiday war murtiyeedki shirarkii Makka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qatar diiday war murtiyeedki shirarkii Makka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-diiday-war-murtiyeedki-shirarkii-makka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qatar diiday war murtiyeedki shirarkii Makka - Wardoon","og_description":"Waddamada Sacuudiga iyo Imaaraadka ayaa cambaareeyay go\u2019aanka ay dowladda Qadar ka qaadatay war-murtiyeedka shrarkii saddexda ahaa ee lagu soo gaba gabeeyay Magaalada barakeysan ee Makka Al-Mukarama. Wasiirka arrimaha dibadda Qatar ayaa ku dhawaaqay in war-murtiyeedka ka soo baxay shirarkaas aan lagu wargelin dowladda Qatar iyada oo uu goobjoog ahaa Ra\u2019isal wasaaraha dalkaas. Sidoo kale Qatar [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-diiday-war-murtiyeedki-shirarkii-makka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-03T14:41:41+00:00","og_image":[{"width":1026,"height":580,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG_7C63C6-E50E88-1917C9-A3B9D4-43D248-1E0DA2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-diiday-war-murtiyeedki-shirarkii-makka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-diiday-war-murtiyeedki-shirarkii-makka\/","name":"Qatar diiday war murtiyeedki shirarkii Makka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-diiday-war-murtiyeedki-shirarkii-makka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-diiday-war-murtiyeedki-shirarkii-makka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG_7C63C6-E50E88-1917C9-A3B9D4-43D248-1E0DA2.jpg","datePublished":"2019-06-03T14:41:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-diiday-war-murtiyeedki-shirarkii-makka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-diiday-war-murtiyeedki-shirarkii-makka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-diiday-war-murtiyeedki-shirarkii-makka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG_7C63C6-E50E88-1917C9-A3B9D4-43D248-1E0DA2.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG_7C63C6-E50E88-1917C9-A3B9D4-43D248-1E0DA2.jpg","width":1026,"height":580},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qatar-diiday-war-murtiyeedki-shirarkii-makka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qatar diiday war murtiyeedki shirarkii Makka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128358"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128358"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128358\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128361,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128358\/revisions\/128361"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128360"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128358"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128358"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128358"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}