{"id":128511,"date":"2019-06-05T12:08:58","date_gmt":"2019-06-05T10:08:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128511"},"modified":"2019-06-05T12:08:58","modified_gmt":"2019-06-05T10:08:58","slug":"axmed-madoobe-annaa-iri-shabaab-baan-kadiiday-kamana-aqbalayo-farmaajo-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-annaa-iri-shabaab-baan-kadiiday-kamana-aqbalayo-farmaajo-video\/","title":{"rendered":"Axmed Madoobe: \u2018Annaa Iri\u2019 Shabaab baan kadiiday kamana aqbalayo Farmaajo +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa waxa uu ka jawaabey eedeymo maamulkiisa dhowaanahaan uga imaanayey qaar kamida murashaxiinta doorashada fooda nagu soo haysa.<\/p>\n<p>Eedeymahaasi oo uu Axmed Madoobe ku tilmaamay \u201cwaxba kama jiraan\u201d ayaa ahaa in Guddiga doorashadda uu isaga u xag-linayaa iyo in uu afduubanayo nidaamka soo xulista Xildhibaanadda cusub.<\/p>\n<p>\u201cMurashaxiinta waxaa lagu yaqiinay in ay dhaliilaa maamulka, laakiin haddda iyagaa dhibaato abuuraya oo ay laamihii amniga ka cararayaan,\u201d ayuu ku yiri khudbadiisa munaasabadda Ciidul Fidriga.<\/p>\n<p>Madaxtooyada ayaa ku eedeysan in ay maal-gelineyso olale daaqada looga saarayo Axmed Madoobe xili wasaarada arrimaha gudaha federaalka dhowaan soo saartay Habraac loo marayo doorashooyinka maamulada.<\/p>\n<p>Hogaamiyaha maamulka Kismaayo ee xafiiska jooga tan iyo 2013-kii oo si adag ka fal-celiyey gacma-gacmeynta xukuumada iyo bayaanka wasaaradda ayaa wuxuu si weyn uga digay in ay ka dhalato gacan ka hadal.<\/p>\n<p>Habraaca wasaaradda ayuu tibaaxay in loo baahnaa in la sameeyo kahor aas-aaskii dowlad goboleedyadda shanta ah ee waqti xaadirkaan waddanka ka jira.<\/p>\n<p>\u201cMarka hore waxaa la lahaa muddo kororsi buu doonayaa oo dacayaad aheyd, haddana waxay leeyihiin guddiga baa si wax ka yihin. Doorashada nidaamka saxda ah iyo sida uu qabo dastuurka Jubbaland ay ku dhaceysaa. Guddi ayaa jira oo iyaga iyo aniga u dhaxeeya. Cid farogelin kartaa ma jirto, sidey shalay u soo qab-sadeenn reer Jubbaland ayey maantana u qabsanayaa,\u201d ayuu xusay.<\/p>\n<p>\u2013 Weerarka madaxda dowladda federaalka \u2013<\/p>\n<p>Mr Axmed Madoobe oo Kismaayo ka xoreeyay Al-Shabaab isaga oo garab ka helaya Kenya ayaa waxa uu mar kale doonayaa in dib loo doorto hasayeeshee waxaa ka biyo diidan madaxda dowlada oo murashax gaar ah wata.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan isku deynay in aan isku keeno oo wax badan la isla qaato. Macal-asaf-Shadiid! Hogaanka dowladda ee maanta jira waxaa uu madow kaga jiraa waxa waddankan kasoo dhacay iyo waxa loosoo maray,\u201d ayuu shaaciyey Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Isaga oo hadalkiisa sii wata oo ku dhaleeceeyay madaxda ugu sareysa dowladda federaalka \u201cfalal aan ku jirin\u201d Axdiga Qaran ee qabyadda ayaa waxaa uu ka digay in la isku dayo awood-adeegsasho.<\/p>\n<p>\u201cDowladda waxaan oran lahaa ha ilaaliso waxa heshiiska lagu yahay. Dastuurbaa lagu heshiiyey. Isagagaasi lagu kala aran-yahay. Madaxweynaha, Afhayeenka iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha isagey ku yimaadeen. Hadii kaasi la waayo Soomaaliya way is-garatay, nin-nin ka xoog badan ma jiro. Hadii dastuurka lagu dhaqmi waayo oo loo hogaan-sami waayo waxa dadka ka dhaxeeya, cidna-cid kale ma qasbi karto, ma xoog karto, Soomaaliduna dhaqankii xumaanta ayey ku noqoneysaa, taasina xal maaha, waa in Dastuurka lagu dhaqmo, loona hogaan-samo isagaasi,\u201d ayuu hoosta ka xariiqay, isaga oo ay caro badan ka muuqato.<\/p>\n<p><strong>\u2013 \u2018Qaacidada Annaa Iri ee Villa Soomaaliya ma aqbalayo\u2019 \u2013<\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynaha Jubbaland oo sii hadlaya ayaa wuxuu ku eedeeyay madaxda dowlada federaalka \u201cfederaal diidnimo iyo kali-talisnimo\u201d taasi oo uu si cad daaha uga rogay in uusan marnaba aqbali doonin.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan leeyahay madaxda dowladda dhexe, waddankaan boogog buu leeyahay ma bog-sanin, isku wadda buu u baahan yahay, sharci buu u baahan yahay, oo lagu ilaalin karaa ee laguma wada joogi karo \u2018Anna iri\u201d.. Qaacidada aan shalay Shabaabka ku diiday in maanta Villa Soomaaliya laga soo yeeriyo ma aqbalayo. Ha-qaateen sharciga ay meesha ku joogaan, hadey ku joogi waayaan sharciga, qof walba irid buu leeyahay isagaa loo baneynayaa oo maraya, aan ilaalino sharcigaan ku heshiinay ee yaalla,\u201d ayuu ku nuux-nuuxsaday.<\/p>\n<p>Hogaamiyaha Jubbaland oo sii hadlaya ayaa waxaa uu \u201cwaxba kama jiraan iyo dhar la isku soo cabiray ku sifeeyay\u201d dhamaan sharciyadda ay diyaarisay xukuumadda sida kan doorashooyinka iyo kheyraadka.<\/p>\n<p>\u201cBoogagta wali ay bisil-yihiin. Waxaana dooneynaa in la bogsiiyo. Kaliya ma ahan Kismaayo oo tusaale idin kugu fulin tahay meelaha kale oo idil way kala siman yihiin,\u201d ayuu raaciyey.<\/p>\n<p>Amniga oo uu ka digay in la siyaasadeedyo lana abuuro xasilooni daro baahsan ayuu carabka ku adkeeyay in uusan marnaba indhaha ka fiirsan doonin, wallow uusan shaacin talaabada uu qaadayo.<\/p>\n<p>\u201cMurashaxiinta iyo ragga kale ee halkaan imaan doona wixii olale ah guddiga ayay u taalaan, waxa kalena waa laga gorgortami karaa, laakiin mas-aladda amniga gorgortan ma gelayso. Amniga waa dhaxalka aan ka tagayo. Dad wada nool oo walalo ah oo qof kasta sharciga la marsiiyo ayaan rabaa in aan ka tago. Kuwii shalay dhibta lagula gaarsiiyey ee dhabarkooda la saarnaa baa haatan socda, dowlada dhexe dhibaa naga soo gaarey, in aan ka gaabsanay oo heerkan ka keentay. Reer Jubbalanow nabad baa wax idin ah. Odayaasha iyaga ayay koreysaa mas\u2019uuliyadda ugu badan isu imaada oo heshiiya,\u201d ayuu kusoo xiray hadalkiisa madaxweyne Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Hadaladaan fariimaha culus xambaarsan ee kasoo yeeray hogaamiyaha Jubbaland ayaa imaanaya iyadda oo dowladda federaalka ah ay wado dedaaladii ugu dambeeyay ee ay ugu dhaqaalo uruur-saneyso in ay ka taqalusto Axmed Madoobe iyo Xaafka Galmudug.<\/p>\n<p>Hoos ka daawo Axmed Madoobe<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/aCdFeGSdNM8\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa waxa uu ka jawaabey eedeymo maamulkiisa dhowaanahaan uga imaanayey qaar kamida murashaxiinta doorashada fooda nagu soo haysa. Eedeymahaasi oo uu Axmed Madoobe ku tilmaamay \u201cwaxba kama jiraan\u201d ayaa ahaa in Guddiga doorashadda uu isaga u xag-linayaa iyo in uu afduubanayo nidaamka soo xulista Xildhibaanadda cusub. \u201cMurashaxiinta waxaa lagu yaqiinay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128513,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128511","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Axmed Madoobe: \u2018Annaa Iri\u2019 Shabaab baan kadiiday kamana aqbalayo Farmaajo +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-annaa-iri-shabaab-baan-kadiiday-kamana-aqbalayo-farmaajo-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Axmed Madoobe: \u2018Annaa Iri\u2019 Shabaab baan kadiiday kamana aqbalayo Farmaajo +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa waxa uu ka jawaabey eedeymo maamulkiisa dhowaanahaan uga imaanayey qaar kamida murashaxiinta doorashada fooda nagu soo haysa. Eedeymahaasi oo uu Axmed Madoobe ku tilmaamay \u201cwaxba kama jiraan\u201d ayaa ahaa in Guddiga doorashadda uu isaga u xag-linayaa iyo in uu afduubanayo nidaamka soo xulista Xildhibaanadda cusub. \u201cMurashaxiinta waxaa lagu yaqiinay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-annaa-iri-shabaab-baan-kadiiday-kamana-aqbalayo-farmaajo-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-05T10:08:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-7.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"970\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"657\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-annaa-iri-shabaab-baan-kadiiday-kamana-aqbalayo-farmaajo-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-annaa-iri-shabaab-baan-kadiiday-kamana-aqbalayo-farmaajo-video\/\",\"name\":\"Axmed Madoobe: \u2018Annaa Iri\u2019 Shabaab baan kadiiday kamana aqbalayo Farmaajo +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-annaa-iri-shabaab-baan-kadiiday-kamana-aqbalayo-farmaajo-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-annaa-iri-shabaab-baan-kadiiday-kamana-aqbalayo-farmaajo-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-7.png\",\"datePublished\":\"2019-06-05T10:08:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-annaa-iri-shabaab-baan-kadiiday-kamana-aqbalayo-farmaajo-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-annaa-iri-shabaab-baan-kadiiday-kamana-aqbalayo-farmaajo-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-annaa-iri-shabaab-baan-kadiiday-kamana-aqbalayo-farmaajo-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-7.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-7.png\",\"width\":970,\"height\":657},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-annaa-iri-shabaab-baan-kadiiday-kamana-aqbalayo-farmaajo-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Axmed Madoobe: \u2018Annaa Iri\u2019 Shabaab baan kadiiday kamana aqbalayo Farmaajo +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Axmed Madoobe: \u2018Annaa Iri\u2019 Shabaab baan kadiiday kamana aqbalayo Farmaajo +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-annaa-iri-shabaab-baan-kadiiday-kamana-aqbalayo-farmaajo-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Axmed Madoobe: \u2018Annaa Iri\u2019 Shabaab baan kadiiday kamana aqbalayo Farmaajo +VIDEO - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa waxa uu ka jawaabey eedeymo maamulkiisa dhowaanahaan uga imaanayey qaar kamida murashaxiinta doorashada fooda nagu soo haysa. Eedeymahaasi oo uu Axmed Madoobe ku tilmaamay \u201cwaxba kama jiraan\u201d ayaa ahaa in Guddiga doorashadda uu isaga u xag-linayaa iyo in uu afduubanayo nidaamka soo xulista Xildhibaanadda cusub. \u201cMurashaxiinta waxaa lagu yaqiinay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-annaa-iri-shabaab-baan-kadiiday-kamana-aqbalayo-farmaajo-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-05T10:08:58+00:00","og_image":[{"width":970,"height":657,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-7.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-annaa-iri-shabaab-baan-kadiiday-kamana-aqbalayo-farmaajo-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-annaa-iri-shabaab-baan-kadiiday-kamana-aqbalayo-farmaajo-video\/","name":"Axmed Madoobe: \u2018Annaa Iri\u2019 Shabaab baan kadiiday kamana aqbalayo Farmaajo +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-annaa-iri-shabaab-baan-kadiiday-kamana-aqbalayo-farmaajo-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-annaa-iri-shabaab-baan-kadiiday-kamana-aqbalayo-farmaajo-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-7.png","datePublished":"2019-06-05T10:08:58+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-annaa-iri-shabaab-baan-kadiiday-kamana-aqbalayo-farmaajo-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-annaa-iri-shabaab-baan-kadiiday-kamana-aqbalayo-farmaajo-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-annaa-iri-shabaab-baan-kadiiday-kamana-aqbalayo-farmaajo-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-7.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-7.png","width":970,"height":657},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-annaa-iri-shabaab-baan-kadiiday-kamana-aqbalayo-farmaajo-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Axmed Madoobe: \u2018Annaa Iri\u2019 Shabaab baan kadiiday kamana aqbalayo Farmaajo +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128511"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128511"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128511\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128514,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128511\/revisions\/128514"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128513"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128511"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128511"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128511"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}