{"id":128558,"date":"2019-06-07T07:50:09","date_gmt":"2019-06-07T05:50:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128558"},"modified":"2019-06-07T07:50:09","modified_gmt":"2019-06-07T05:50:09","slug":"muuse-biixi-cunaqabatayn-ma-saari-karo-gobolka-sanaagvideo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-cunaqabatayn-ma-saari-karo-gobolka-sanaagvideo\/","title":{"rendered":"\u201cMuuse Biixi Cunaqabatayn ma saari karo gobolka Sanaag\u201d+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka hadlay warar sheegaya in Maamulka Somaliland uu cunoqabatayn saarayo gobolka Sool.<\/p>\n<p>Axmed Karaash ayaa ku tilmaamay wax lalayaabo oo khibrad darro maamul cunaqabateyn la sheegay in uu madaxweynaha Somaliland saarayo gobolka Sanaag.<\/p>\n<p>Kusimaha Madaxweynaha oo ka hadlay arrintaasi ayaa sheegay inaanay cidina cuna qabatayn saari karin \u2018DHULKA AWOOWAYAASHA\u2019 ee gobolka Sanaag, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cArrin aan maqlay oo Muuse Biixi la yiri cunaqabatayn ayuu ku soo rogay Sanaag, arrin lalayaabo weeye, Cunaqabatayn mana saari karo, Alle \u2018SWC\u2019-na ma saarin. Waxaan farayaa Hay\u2019ddaha uu beenta u sheegayey iyo dowladda Puntland-ba in si deg deg ah looga hortago arrintaasi been abuuur ka ah\u201d. Ayuu yiri Axmed Karaash.<\/p>\n<p>Sidoo kale kusimaha Madaxweynaha Puntland ayaa ku eedeeyay in Somaliland taageerto argagixisada Al-Alshabaab.<\/p>\n<p>\u201dShabaabka uu leeyay Dhahar ayay joogaan, Shabaab Puntland ma joogto mana taageerto, Shabaab iyo Puntland waa kuwa dagaalku ka dhexeeyo har iyo habeenba, waxaanu leenahay meesha lagu badbaadiyo waa Soomaaliland, xariiq ma gaarsiin reer Burco iyo reer Hargeysa iyo Jeegaanta Midna, halkanna dagaalka ka dhex socda waad la socotaan, markaa Shabaab anagu ma haynee halkaas ayay jiraan, Soomaliland ayaa laga soo taakuleeya.\u201d Ayuu yiri Madaxweyne Karaash.<\/p>\n<p>Si kastaba, ma jirto wali wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Somaliland oo la xiriirta hadalka ka soo yeeray madaxweyne Kuxigeenka maamulka Puntland, iyadoo dhowr jeer oo hore labada dhinac ay hadallo kul kulul ay Warbaahinta isu mariyeen.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/jN4tKZdW_ss\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka hadlay warar sheegaya in Maamulka Somaliland uu cunoqabatayn saarayo gobolka Sool. Axmed Karaash ayaa ku tilmaamay wax lalayaabo oo khibrad darro maamul cunaqabateyn la sheegay in uu madaxweynaha Somaliland saarayo gobolka Sanaag. Kusimaha Madaxweynaha oo ka hadlay arrintaasi ayaa sheegay inaanay cidina cuna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128559,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128558","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>\u201cMuuse Biixi Cunaqabatayn ma saari karo gobolka Sanaag\u201d+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-cunaqabatayn-ma-saari-karo-gobolka-sanaagvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"\u201cMuuse Biixi Cunaqabatayn ma saari karo gobolka Sanaag\u201d+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka hadlay warar sheegaya in Maamulka Somaliland uu cunoqabatayn saarayo gobolka Sool. Axmed Karaash ayaa ku tilmaamay wax lalayaabo oo khibrad darro maamul cunaqabateyn la sheegay in uu madaxweynaha Somaliland saarayo gobolka Sanaag. Kusimaha Madaxweynaha oo ka hadlay arrintaasi ayaa sheegay inaanay cidina cuna [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-cunaqabatayn-ma-saari-karo-gobolka-sanaagvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-07T05:50:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-10.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1139\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"607\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-cunaqabatayn-ma-saari-karo-gobolka-sanaagvideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-cunaqabatayn-ma-saari-karo-gobolka-sanaagvideo\/\",\"name\":\"\u201cMuuse Biixi Cunaqabatayn ma saari karo gobolka Sanaag\u201d+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-cunaqabatayn-ma-saari-karo-gobolka-sanaagvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-cunaqabatayn-ma-saari-karo-gobolka-sanaagvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-10.png\",\"datePublished\":\"2019-06-07T05:50:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-cunaqabatayn-ma-saari-karo-gobolka-sanaagvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-cunaqabatayn-ma-saari-karo-gobolka-sanaagvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-cunaqabatayn-ma-saari-karo-gobolka-sanaagvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-10.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-10.png\",\"width\":1139,\"height\":607},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-cunaqabatayn-ma-saari-karo-gobolka-sanaagvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"\u201cMuuse Biixi Cunaqabatayn ma saari karo gobolka Sanaag\u201d+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"\u201cMuuse Biixi Cunaqabatayn ma saari karo gobolka Sanaag\u201d+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-cunaqabatayn-ma-saari-karo-gobolka-sanaagvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"\u201cMuuse Biixi Cunaqabatayn ma saari karo gobolka Sanaag\u201d+VIDEO - Wardoon","og_description":"Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka hadlay warar sheegaya in Maamulka Somaliland uu cunoqabatayn saarayo gobolka Sool. Axmed Karaash ayaa ku tilmaamay wax lalayaabo oo khibrad darro maamul cunaqabateyn la sheegay in uu madaxweynaha Somaliland saarayo gobolka Sanaag. Kusimaha Madaxweynaha oo ka hadlay arrintaasi ayaa sheegay inaanay cidina cuna [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-cunaqabatayn-ma-saari-karo-gobolka-sanaagvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-07T05:50:09+00:00","og_image":[{"width":1139,"height":607,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-10.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-cunaqabatayn-ma-saari-karo-gobolka-sanaagvideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-cunaqabatayn-ma-saari-karo-gobolka-sanaagvideo\/","name":"\u201cMuuse Biixi Cunaqabatayn ma saari karo gobolka Sanaag\u201d+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-cunaqabatayn-ma-saari-karo-gobolka-sanaagvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-cunaqabatayn-ma-saari-karo-gobolka-sanaagvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-10.png","datePublished":"2019-06-07T05:50:09+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-cunaqabatayn-ma-saari-karo-gobolka-sanaagvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-cunaqabatayn-ma-saari-karo-gobolka-sanaagvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-cunaqabatayn-ma-saari-karo-gobolka-sanaagvideo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-10.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-10.png","width":1139,"height":607},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-cunaqabatayn-ma-saari-karo-gobolka-sanaagvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"\u201cMuuse Biixi Cunaqabatayn ma saari karo gobolka Sanaag\u201d+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128558"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128558"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128558\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128560,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128558\/revisions\/128560"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128559"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128558"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128558"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128558"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}