{"id":128748,"date":"2019-06-09T12:04:06","date_gmt":"2019-06-09T10:04:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128748"},"modified":"2019-06-09T12:04:06","modified_gmt":"2019-06-09T10:04:06","slug":"gabadhii-qaawanaanta-ku-gashay-garoonka-finalka-champions-league-oo-shaagtay-waxa-ku-kalifaysawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadhii-qaawanaanta-ku-gashay-garoonka-finalka-champions-league-oo-shaagtay-waxa-ku-kalifaysawirro\/","title":{"rendered":"Gabadhii Qaawanaanta Ku Gashay Garoonka Finalka Champions League Oo shaagtay waxa ku kalifay+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Gabadhii iyadoo qaawan gashay garoonka finalkii Champions League ee u dhaxeeyay Tottenham iyo Liverpool ayaa sheegtay in qorsheedii ay ku guuleysatay islamarkaana ay haatan isku diyaarineyso inay xilli hore shaqo ka fariisi sameyso.<\/p>\n<p>Kinsey Wolanski oo 22 sanno jir ah ayaa orod ku gashay garoonka Wanda Metropolitano iyadoo xiran dhar aan cowradeeda astureynin,, waxaana ayay xayaysiin u sameyneysay website-ka waxyaabaha xun faafiya oo uu leeyahay saaxiibkeed.<\/p>\n<p>Inkastoo la xiray oo xabsi lagu tuuray muddo shan saacadood ah, waxa ay sheegtay hadana inay u qalantay, iyadoo khubarada ay sheegeen in xayaysiintii ay sameysay ay u qalantay in lagu bixiyo 3.8 milyan ginni.<\/p>\n<p>Wareysi ay The Sun siisay ayay Kinsey ku tiri: \u201cMarka aan gaaro 30 jir waxaan qorsheynayaa inaan sameeyo lacag igu filan oo iga dhigta howlgab, waxaana taas iga caawinaya qaawanaantii aan ku soo galay finalka Champions League.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan qorsheynayaa inaan garoomada sidaan oo kale u soo galo si aan kor ugu qaado magaceyga.<\/p>\n<p>\u201cJawaab celintii aan ka helay wixii aan sameeyay finalkii Champions League waxa ay aheyd mid cajiib ah, wax iiga farxad badnaa ma jirin. Waa wixii iigu fiicnaa nolosheyda ee aan sameeyo.\u201d<\/p>\n<p>Saaxiibkeed oo lagu magacaabo Vitaly Zdorovetskiy waa Youtuber, waxaana uu sidoo kale dhaqaale ka fiican ka helay talaabadii ay qaaday saaxiibtiis.<\/p>\n<p>Waxaa jira warar sheegaya in inkabadan 32 milyan ruux inay haatan iska diiwaangeliyeen website-kiisa, taasoo keentay inuu helo 3 milyan ginni oo xayaysiin ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/UI3rFSEnMXo\" width=\"850\" height=\"750\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-128748 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadhii-qaawanaanta-ku-gashay-garoonka-finalka-champions-league-oo-shaagtay-waxa-ku-kalifaysawirro\/attachment\/0\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"916\" height=\"657\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/0-6.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/0-6.png 916w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/0-6-300x215.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/0-6-768x551.png 768w\" sizes=\"(max-width: 916px) 100vw, 916px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadhii-qaawanaanta-ku-gashay-garoonka-finalka-champions-league-oo-shaagtay-waxa-ku-kalifaysawirro\/1-1354\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"911\" height=\"563\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-4.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-4.png 911w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-4-300x185.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-4-768x475.png 768w\" sizes=\"(max-width: 911px) 100vw, 911px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadhii-qaawanaanta-ku-gashay-garoonka-finalka-champions-league-oo-shaagtay-waxa-ku-kalifaysawirro\/2-1211\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"615\" height=\"688\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-2.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-2.png 615w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-2-268x300.png 268w\" sizes=\"(max-width: 615px) 100vw, 615px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadhii-qaawanaanta-ku-gashay-garoonka-finalka-champions-league-oo-shaagtay-waxa-ku-kalifaysawirro\/3-1027\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"616\" height=\"706\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/3-1.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/3-1.png 616w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/3-1-262x300.png 262w\" sizes=\"(max-width: 616px) 100vw, 616px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadhii-qaawanaanta-ku-gashay-garoonka-finalka-champions-league-oo-shaagtay-waxa-ku-kalifaysawirro\/831238-kinsey-wolanski-reuters\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1280\" height=\"720\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/831238-kinsey-wolanski-reuters.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/831238-kinsey-wolanski-reuters.jpg 1280w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/831238-kinsey-wolanski-reuters-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/831238-kinsey-wolanski-reuters-768x432.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/831238-kinsey-wolanski-reuters-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.thesun.co.uk\/sport\/football\/9201304\/vitaly-uncensored-girlfriend-kinsey-wolanski-net-worth-champions-league\/\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gabadhii iyadoo qaawan gashay garoonka finalkii Champions League ee u dhaxeeyay Tottenham iyo Liverpool ayaa sheegtay in qorsheedii ay ku guuleysatay islamarkaana ay haatan isku diyaarineyso inay xilli hore shaqo ka fariisi sameyso. Kinsey Wolanski oo 22 sanno jir ah ayaa orod ku gashay garoonka Wanda Metropolitano iyadoo xiran dhar aan cowradeeda astureynin,, waxaana ayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128749,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[4],"tags":[],"class_list":["post-128748","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gabadhii Qaawanaanta Ku Gashay Garoonka Finalka Champions League Oo shaagtay waxa ku kalifay+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadhii-qaawanaanta-ku-gashay-garoonka-finalka-champions-league-oo-shaagtay-waxa-ku-kalifaysawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gabadhii Qaawanaanta Ku Gashay Garoonka Finalka Champions League Oo shaagtay waxa ku kalifay+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gabadhii iyadoo qaawan gashay garoonka finalkii Champions League ee u dhaxeeyay Tottenham iyo Liverpool ayaa sheegtay in qorsheedii ay ku guuleysatay islamarkaana ay haatan isku diyaarineyso inay xilli hore shaqo ka fariisi sameyso. Kinsey Wolanski oo 22 sanno jir ah ayaa orod ku gashay garoonka Wanda Metropolitano iyadoo xiran dhar aan cowradeeda astureynin,, waxaana ayay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadhii-qaawanaanta-ku-gashay-garoonka-finalka-champions-league-oo-shaagtay-waxa-ku-kalifaysawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-09T10:04:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/0-6.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"916\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"657\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadhii-qaawanaanta-ku-gashay-garoonka-finalka-champions-league-oo-shaagtay-waxa-ku-kalifaysawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadhii-qaawanaanta-ku-gashay-garoonka-finalka-champions-league-oo-shaagtay-waxa-ku-kalifaysawirro\/\",\"name\":\"Gabadhii Qaawanaanta Ku Gashay Garoonka Finalka Champions League Oo shaagtay waxa ku kalifay+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadhii-qaawanaanta-ku-gashay-garoonka-finalka-champions-league-oo-shaagtay-waxa-ku-kalifaysawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadhii-qaawanaanta-ku-gashay-garoonka-finalka-champions-league-oo-shaagtay-waxa-ku-kalifaysawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/0-6.png\",\"datePublished\":\"2019-06-09T10:04:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadhii-qaawanaanta-ku-gashay-garoonka-finalka-champions-league-oo-shaagtay-waxa-ku-kalifaysawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadhii-qaawanaanta-ku-gashay-garoonka-finalka-champions-league-oo-shaagtay-waxa-ku-kalifaysawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadhii-qaawanaanta-ku-gashay-garoonka-finalka-champions-league-oo-shaagtay-waxa-ku-kalifaysawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/0-6.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/0-6.png\",\"width\":916,\"height\":657},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadhii-qaawanaanta-ku-gashay-garoonka-finalka-champions-league-oo-shaagtay-waxa-ku-kalifaysawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gabadhii Qaawanaanta Ku Gashay Garoonka Finalka Champions League Oo shaagtay waxa ku kalifay+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gabadhii Qaawanaanta Ku Gashay Garoonka Finalka Champions League Oo shaagtay waxa ku kalifay+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadhii-qaawanaanta-ku-gashay-garoonka-finalka-champions-league-oo-shaagtay-waxa-ku-kalifaysawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gabadhii Qaawanaanta Ku Gashay Garoonka Finalka Champions League Oo shaagtay waxa ku kalifay+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Gabadhii iyadoo qaawan gashay garoonka finalkii Champions League ee u dhaxeeyay Tottenham iyo Liverpool ayaa sheegtay in qorsheedii ay ku guuleysatay islamarkaana ay haatan isku diyaarineyso inay xilli hore shaqo ka fariisi sameyso. Kinsey Wolanski oo 22 sanno jir ah ayaa orod ku gashay garoonka Wanda Metropolitano iyadoo xiran dhar aan cowradeeda astureynin,, waxaana ayay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadhii-qaawanaanta-ku-gashay-garoonka-finalka-champions-league-oo-shaagtay-waxa-ku-kalifaysawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-09T10:04:06+00:00","og_image":[{"width":916,"height":657,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/0-6.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadhii-qaawanaanta-ku-gashay-garoonka-finalka-champions-league-oo-shaagtay-waxa-ku-kalifaysawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadhii-qaawanaanta-ku-gashay-garoonka-finalka-champions-league-oo-shaagtay-waxa-ku-kalifaysawirro\/","name":"Gabadhii Qaawanaanta Ku Gashay Garoonka Finalka Champions League Oo shaagtay waxa ku kalifay+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadhii-qaawanaanta-ku-gashay-garoonka-finalka-champions-league-oo-shaagtay-waxa-ku-kalifaysawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadhii-qaawanaanta-ku-gashay-garoonka-finalka-champions-league-oo-shaagtay-waxa-ku-kalifaysawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/0-6.png","datePublished":"2019-06-09T10:04:06+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadhii-qaawanaanta-ku-gashay-garoonka-finalka-champions-league-oo-shaagtay-waxa-ku-kalifaysawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadhii-qaawanaanta-ku-gashay-garoonka-finalka-champions-league-oo-shaagtay-waxa-ku-kalifaysawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadhii-qaawanaanta-ku-gashay-garoonka-finalka-champions-league-oo-shaagtay-waxa-ku-kalifaysawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/0-6.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/0-6.png","width":916,"height":657},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gabadhii-qaawanaanta-ku-gashay-garoonka-finalka-champions-league-oo-shaagtay-waxa-ku-kalifaysawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gabadhii Qaawanaanta Ku Gashay Garoonka Finalka Champions League Oo shaagtay waxa ku kalifay+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128748"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128748"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128748\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128754,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128748\/revisions\/128754"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128749"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128748"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128748"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128748"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}