{"id":128840,"date":"2019-06-11T10:59:21","date_gmt":"2019-06-11T08:59:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128840"},"modified":"2019-06-11T10:59:21","modified_gmt":"2019-06-11T08:59:21","slug":"nimcaan-hilaac-oo-xil-loomagacaabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nimcaan-hilaac-oo-xil-loomagacaabay\/","title":{"rendered":"Nimcaan Hilaac oo xil loomagacaabay"},"content":{"rendered":"<p>Fanaanka weyn Nimcaan C\/raxmaan Hillaac ayaa maanta loo magacaabay xil cusub, kadib wareegto kasoo baxday xafiiska wasiirka warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Maareeye.<\/p>\n<p>Wareegtada ayaa Nimcaan C\/raxmaan loogu magacaabay Agaasimaha wax soo saarka iyo howl gelinta Hoballada Waaberi, waxaana xilkaasi laga qaaday Maxamed Xasan Barrow.<\/p>\n<p>Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Warfaafinta oo xilka looga qaaday Agaasimihii hore ee wax soo saarka iyo howl gelinta Hoballada Waaberi , ayaa sidoo kale Maxamed Xasan Barroow loogu magacaabay lataliyaha Wasiirka ee arrimaha horumarinta Fanka.<\/p>\n<p>Fanaanka Nimcaan Hilaac ayaa kamid ah fanaaniinta da\u2019da yar ee soo caan baxii sanadihii ugu dambeeyay, waxa uuna fanaankan isaga soo tagay magaalada Hargeysa uu kunoolaa kadib cadaadis xoogan uu kala kulmay maamulka Somaliland.<\/p>\n<p>Wuxuu kamid yahay fanaaniinta loogu taageerada badan yahay dalka, isagoo leh dabeecad wanaagsan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Fanaanka weyn Nimcaan C\/raxmaan Hillaac ayaa maanta loo magacaabay xil cusub, kadib wareegto kasoo baxday xafiiska wasiirka warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Maareeye. Wareegtada ayaa Nimcaan C\/raxmaan loogu magacaabay Agaasimaha wax soo saarka iyo howl gelinta Hoballada Waaberi, waxaana xilkaasi laga qaaday Maxamed Xasan Barrow. Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Warfaafinta oo xilka looga qaaday Agaasimihii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128841,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128840","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Nimcaan Hilaac oo xil loomagacaabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nimcaan-hilaac-oo-xil-loomagacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Nimcaan Hilaac oo xil loomagacaabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Fanaanka weyn Nimcaan C\/raxmaan Hillaac ayaa maanta loo magacaabay xil cusub, kadib wareegto kasoo baxday xafiiska wasiirka warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Maareeye. Wareegtada ayaa Nimcaan C\/raxmaan loogu magacaabay Agaasimaha wax soo saarka iyo howl gelinta Hoballada Waaberi, waxaana xilkaasi laga qaaday Maxamed Xasan Barrow. Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Warfaafinta oo xilka looga qaaday Agaasimihii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nimcaan-hilaac-oo-xil-loomagacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-11T08:59:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/maxresdefault-3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nimcaan-hilaac-oo-xil-loomagacaabay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nimcaan-hilaac-oo-xil-loomagacaabay\/\",\"name\":\"Nimcaan Hilaac oo xil loomagacaabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nimcaan-hilaac-oo-xil-loomagacaabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nimcaan-hilaac-oo-xil-loomagacaabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/maxresdefault-3.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-11T08:59:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nimcaan-hilaac-oo-xil-loomagacaabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nimcaan-hilaac-oo-xil-loomagacaabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nimcaan-hilaac-oo-xil-loomagacaabay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/maxresdefault-3.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/maxresdefault-3.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nimcaan-hilaac-oo-xil-loomagacaabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Nimcaan Hilaac oo xil loomagacaabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Nimcaan Hilaac oo xil loomagacaabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nimcaan-hilaac-oo-xil-loomagacaabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Nimcaan Hilaac oo xil loomagacaabay - Wardoon","og_description":"Fanaanka weyn Nimcaan C\/raxmaan Hillaac ayaa maanta loo magacaabay xil cusub, kadib wareegto kasoo baxday xafiiska wasiirka warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Maareeye. Wareegtada ayaa Nimcaan C\/raxmaan loogu magacaabay Agaasimaha wax soo saarka iyo howl gelinta Hoballada Waaberi, waxaana xilkaasi laga qaaday Maxamed Xasan Barrow. Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Warfaafinta oo xilka looga qaaday Agaasimihii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nimcaan-hilaac-oo-xil-loomagacaabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-11T08:59:21+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/maxresdefault-3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nimcaan-hilaac-oo-xil-loomagacaabay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nimcaan-hilaac-oo-xil-loomagacaabay\/","name":"Nimcaan Hilaac oo xil loomagacaabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nimcaan-hilaac-oo-xil-loomagacaabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nimcaan-hilaac-oo-xil-loomagacaabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/maxresdefault-3.jpg","datePublished":"2019-06-11T08:59:21+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nimcaan-hilaac-oo-xil-loomagacaabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/nimcaan-hilaac-oo-xil-loomagacaabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nimcaan-hilaac-oo-xil-loomagacaabay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/maxresdefault-3.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/maxresdefault-3.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nimcaan-hilaac-oo-xil-loomagacaabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Nimcaan Hilaac oo xil loomagacaabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128840"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128840"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128840\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128842,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128840\/revisions\/128842"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128841"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128840"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128840"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128840"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}