{"id":128849,"date":"2019-06-11T16:26:53","date_gmt":"2019-06-11T14:26:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128849"},"modified":"2019-06-11T16:26:53","modified_gmt":"2019-06-11T14:26:53","slug":"ciidanka-yuusuf-dabageed-oo-dilay-taliyihii-booliiska-gobolka-hiiraanvideo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-yuusuf-dabageed-oo-dilay-taliyihii-booliiska-gobolka-hiiraanvideo\/","title":{"rendered":"Ciidanka Yuusuf Dabageed oo dilay Taliyihii Booliiska Gobolka Hiiraan+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi maanta ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan Gudoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed iyo Gudoomiyaha cusub.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa la sheegay in uu ahaa mid xoogan oo la isku adeegsanayay hubka nuucyadiisa kala duwan, waxa uuna dagaalka ka dhacay deegaanka Kala beer ee kuyaala duleedka Baladweyne.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku helnay dagaalka ayaa waxaa ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac , waxaana dadka ku dhintay dagaalka ku jira taliyihii qeybta Booliska gobolka Hiiraan Gaashaanle Dhexe Maxamed Mocow.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa sidoo kale waxaa dhimasho iyo dhaawac uu kasoo gaaray saraakiil katirsan ciidanka booliiska iyo kuwa daacada u ah Yuusuf Dabageed, waxaana wali magaalada Baladweyne iyo duleedkeeda ka jira xiisad dagaal.<\/p>\n<p>Madaxweynaha maamulka Hirshabelle ayaa dhawaan xilka ka qaaday Gudoomiyihii gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed oo isna ka hor yimid xil ka qaadistaasi, dagaalkan ayaana daba socda xiisada ka dhalatay xil ka qaadista.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsaabtv%2Fvideos%2F2523649150999563%2F&amp;show_text=0&amp;width=860\" width=\"860\" height=\"755\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi maanta ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan Gudoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed iyo Gudoomiyaha cusub. Dagaalka ayaa la sheegay in uu ahaa mid xoogan oo la isku adeegsanayay hubka nuucyadiisa kala duwan, waxa uuna dagaalka ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128850,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128849","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidanka Yuusuf Dabageed oo dilay Taliyihii Booliiska Gobolka Hiiraan+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-yuusuf-dabageed-oo-dilay-taliyihii-booliiska-gobolka-hiiraanvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidanka Yuusuf Dabageed oo dilay Taliyihii Booliiska Gobolka Hiiraan+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi maanta ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan Gudoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed iyo Gudoomiyaha cusub. Dagaalka ayaa la sheegay in uu ahaa mid xoogan oo la isku adeegsanayay hubka nuucyadiisa kala duwan, waxa uuna dagaalka ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-yuusuf-dabageed-oo-dilay-taliyihii-booliiska-gobolka-hiiraanvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-11T14:26:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taliye.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-yuusuf-dabageed-oo-dilay-taliyihii-booliiska-gobolka-hiiraanvideo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-yuusuf-dabageed-oo-dilay-taliyihii-booliiska-gobolka-hiiraanvideo\/\",\"name\":\"Ciidanka Yuusuf Dabageed oo dilay Taliyihii Booliiska Gobolka Hiiraan+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-yuusuf-dabageed-oo-dilay-taliyihii-booliiska-gobolka-hiiraanvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-yuusuf-dabageed-oo-dilay-taliyihii-booliiska-gobolka-hiiraanvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taliye.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-11T14:26:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-yuusuf-dabageed-oo-dilay-taliyihii-booliiska-gobolka-hiiraanvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-yuusuf-dabageed-oo-dilay-taliyihii-booliiska-gobolka-hiiraanvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-yuusuf-dabageed-oo-dilay-taliyihii-booliiska-gobolka-hiiraanvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taliye.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taliye.jpg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-yuusuf-dabageed-oo-dilay-taliyihii-booliiska-gobolka-hiiraanvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidanka Yuusuf Dabageed oo dilay Taliyihii Booliiska Gobolka Hiiraan+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidanka Yuusuf Dabageed oo dilay Taliyihii Booliiska Gobolka Hiiraan+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-yuusuf-dabageed-oo-dilay-taliyihii-booliiska-gobolka-hiiraanvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidanka Yuusuf Dabageed oo dilay Taliyihii Booliiska Gobolka Hiiraan+VIDEO - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi maanta ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan Gudoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed iyo Gudoomiyaha cusub. Dagaalka ayaa la sheegay in uu ahaa mid xoogan oo la isku adeegsanayay hubka nuucyadiisa kala duwan, waxa uuna dagaalka ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-yuusuf-dabageed-oo-dilay-taliyihii-booliiska-gobolka-hiiraanvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-11T14:26:53+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taliye.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-yuusuf-dabageed-oo-dilay-taliyihii-booliiska-gobolka-hiiraanvideo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-yuusuf-dabageed-oo-dilay-taliyihii-booliiska-gobolka-hiiraanvideo\/","name":"Ciidanka Yuusuf Dabageed oo dilay Taliyihii Booliiska Gobolka Hiiraan+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-yuusuf-dabageed-oo-dilay-taliyihii-booliiska-gobolka-hiiraanvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-yuusuf-dabageed-oo-dilay-taliyihii-booliiska-gobolka-hiiraanvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taliye.jpg","datePublished":"2019-06-11T14:26:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-yuusuf-dabageed-oo-dilay-taliyihii-booliiska-gobolka-hiiraanvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-yuusuf-dabageed-oo-dilay-taliyihii-booliiska-gobolka-hiiraanvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-yuusuf-dabageed-oo-dilay-taliyihii-booliiska-gobolka-hiiraanvideo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taliye.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taliye.jpg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-yuusuf-dabageed-oo-dilay-taliyihii-booliiska-gobolka-hiiraanvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidanka Yuusuf Dabageed oo dilay Taliyihii Booliiska Gobolka Hiiraan+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128849"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128849"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128849\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128851,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128849\/revisions\/128851"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128850"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128849"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128849"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128849"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}