{"id":128882,"date":"2019-06-12T07:43:57","date_gmt":"2019-06-12T05:43:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128882"},"modified":"2019-06-12T07:44:57","modified_gmt":"2019-06-12T05:44:57","slug":"cali-guudlaawe-oo-amarayin-la-soo-qabto-cidii-ka-dambeysay-dilkii-taliyaha-booliska-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-guudlaawe-oo-amarayin-la-soo-qabto-cidii-ka-dambeysay-dilkii-taliyaha-booliska-hiiraan\/","title":{"rendered":"Cali Guudlaawe oo amaray in la soo qabto cidii ka dambeysay dilkii Taliyaha Booliska Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>Kusimaha Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle ahna Madaxweyn3 kuxigeenka`Maamulkaas ayaa marka hore ka tacsiyadeeyay dilkii taliyihii qeybta Booliska Gobolka Hiiraan Gaashaanle Dhexe Maxamed Mocow,kaas oo ku geeriyooday dagaalkii ka dhacay deegaanka Kalabeyr.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Cali guudlaawe in Odayaasha Dhaqanka iyo waxgaradka deegaanada Hir-Shabelle ka qeyb qaataan xalinta dagaalkii ka dhacay deegaanka Kalabeyr,sidoo kale waxaa uu amray in la soo qabto dadkii dilay taliyihii qeybta Booliska Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>\u201cDanbiile dilay sarkaal noo wada muhiim ahaa waxeey Dowlada Hirshabelle balan qaadaysaa in lala tiigsan doono garsoor cadaalad ah ayuu yiri Cali Guudlaawe Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Hir-Shabeelle\u201d<\/p>\n<p>Marka laga soo tago hadalka Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Hir-Shabeelle Cali guudlaawe Xuseen ayaa waxaa xusid mudan in taliyaha uu ku geeriyooday dagaalkii deegaanka Kalabeyr ku dhexmaray Ciidamada Booliska Hir-Shabeelle iyo kuwo daacad u ah Yuusuf Dabageed.<\/p>\n<p>Sidoo kale dagaalkaas ayaa waxaa si kulul uga hadlay xubno ka tirsan golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Hir-Shabeelle, iyaga oo ku baaqay in wadahadal waxwalba lagu dhameeyo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Taliyihii-696x461.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-128884\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Taliyihii-696x461.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"461\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Taliyihii-696x461.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Taliyihii-696x461-300x199.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kusimaha Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle ahna Madaxweyn3 kuxigeenka`Maamulkaas ayaa marka hore ka tacsiyadeeyay dilkii taliyihii qeybta Booliska Gobolka Hiiraan Gaashaanle Dhexe Maxamed Mocow,kaas oo ku geeriyooday dagaalkii ka dhacay deegaanka Kalabeyr. Waxa uu sheegay Cali guudlaawe in Odayaasha Dhaqanka iyo waxgaradka deegaanada Hir-Shabelle ka qeyb qaataan xalinta dagaalkii ka dhacay deegaanka Kalabeyr,sidoo kale waxaa uu amray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128883,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128882","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cali Guudlaawe oo amaray in la soo qabto cidii ka dambeysay dilkii Taliyaha Booliska Hiiraan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-guudlaawe-oo-amarayin-la-soo-qabto-cidii-ka-dambeysay-dilkii-taliyaha-booliska-hiiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cali Guudlaawe oo amaray in la soo qabto cidii ka dambeysay dilkii Taliyaha Booliska Hiiraan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kusimaha Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle ahna Madaxweyn3 kuxigeenka`Maamulkaas ayaa marka hore ka tacsiyadeeyay dilkii taliyihii qeybta Booliska Gobolka Hiiraan Gaashaanle Dhexe Maxamed Mocow,kaas oo ku geeriyooday dagaalkii ka dhacay deegaanka Kalabeyr. Waxa uu sheegay Cali guudlaawe in Odayaasha Dhaqanka iyo waxgaradka deegaanada Hir-Shabelle ka qeyb qaataan xalinta dagaalkii ka dhacay deegaanka Kalabeyr,sidoo kale waxaa uu amray [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-guudlaawe-oo-amarayin-la-soo-qabto-cidii-ka-dambeysay-dilkii-taliyaha-booliska-hiiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-12T05:43:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-06-12T05:44:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Cali-Guudlaawe..jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-guudlaawe-oo-amarayin-la-soo-qabto-cidii-ka-dambeysay-dilkii-taliyaha-booliska-hiiraan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-guudlaawe-oo-amarayin-la-soo-qabto-cidii-ka-dambeysay-dilkii-taliyaha-booliska-hiiraan\/\",\"name\":\"Cali Guudlaawe oo amaray in la soo qabto cidii ka dambeysay dilkii Taliyaha Booliska Hiiraan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-guudlaawe-oo-amarayin-la-soo-qabto-cidii-ka-dambeysay-dilkii-taliyaha-booliska-hiiraan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-guudlaawe-oo-amarayin-la-soo-qabto-cidii-ka-dambeysay-dilkii-taliyaha-booliska-hiiraan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Cali-Guudlaawe..jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-12T05:43:57+00:00\",\"dateModified\":\"2019-06-12T05:44:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-guudlaawe-oo-amarayin-la-soo-qabto-cidii-ka-dambeysay-dilkii-taliyaha-booliska-hiiraan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-guudlaawe-oo-amarayin-la-soo-qabto-cidii-ka-dambeysay-dilkii-taliyaha-booliska-hiiraan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-guudlaawe-oo-amarayin-la-soo-qabto-cidii-ka-dambeysay-dilkii-taliyaha-booliska-hiiraan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Cali-Guudlaawe..jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Cali-Guudlaawe..jpg\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-guudlaawe-oo-amarayin-la-soo-qabto-cidii-ka-dambeysay-dilkii-taliyaha-booliska-hiiraan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cali Guudlaawe oo amaray in la soo qabto cidii ka dambeysay dilkii Taliyaha Booliska Hiiraan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cali Guudlaawe oo amaray in la soo qabto cidii ka dambeysay dilkii Taliyaha Booliska Hiiraan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-guudlaawe-oo-amarayin-la-soo-qabto-cidii-ka-dambeysay-dilkii-taliyaha-booliska-hiiraan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cali Guudlaawe oo amaray in la soo qabto cidii ka dambeysay dilkii Taliyaha Booliska Hiiraan - Wardoon","og_description":"Kusimaha Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle ahna Madaxweyn3 kuxigeenka`Maamulkaas ayaa marka hore ka tacsiyadeeyay dilkii taliyihii qeybta Booliska Gobolka Hiiraan Gaashaanle Dhexe Maxamed Mocow,kaas oo ku geeriyooday dagaalkii ka dhacay deegaanka Kalabeyr. Waxa uu sheegay Cali guudlaawe in Odayaasha Dhaqanka iyo waxgaradka deegaanada Hir-Shabelle ka qeyb qaataan xalinta dagaalkii ka dhacay deegaanka Kalabeyr,sidoo kale waxaa uu amray [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-guudlaawe-oo-amarayin-la-soo-qabto-cidii-ka-dambeysay-dilkii-taliyaha-booliska-hiiraan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-12T05:43:57+00:00","article_modified_time":"2019-06-12T05:44:57+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Cali-Guudlaawe..jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-guudlaawe-oo-amarayin-la-soo-qabto-cidii-ka-dambeysay-dilkii-taliyaha-booliska-hiiraan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-guudlaawe-oo-amarayin-la-soo-qabto-cidii-ka-dambeysay-dilkii-taliyaha-booliska-hiiraan\/","name":"Cali Guudlaawe oo amaray in la soo qabto cidii ka dambeysay dilkii Taliyaha Booliska Hiiraan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-guudlaawe-oo-amarayin-la-soo-qabto-cidii-ka-dambeysay-dilkii-taliyaha-booliska-hiiraan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-guudlaawe-oo-amarayin-la-soo-qabto-cidii-ka-dambeysay-dilkii-taliyaha-booliska-hiiraan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Cali-Guudlaawe..jpg","datePublished":"2019-06-12T05:43:57+00:00","dateModified":"2019-06-12T05:44:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-guudlaawe-oo-amarayin-la-soo-qabto-cidii-ka-dambeysay-dilkii-taliyaha-booliska-hiiraan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-guudlaawe-oo-amarayin-la-soo-qabto-cidii-ka-dambeysay-dilkii-taliyaha-booliska-hiiraan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-guudlaawe-oo-amarayin-la-soo-qabto-cidii-ka-dambeysay-dilkii-taliyaha-booliska-hiiraan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Cali-Guudlaawe..jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Cali-Guudlaawe..jpg","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cali-guudlaawe-oo-amarayin-la-soo-qabto-cidii-ka-dambeysay-dilkii-taliyaha-booliska-hiiraan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cali Guudlaawe oo amaray in la soo qabto cidii ka dambeysay dilkii Taliyaha Booliska Hiiraan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128882"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128882"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128882\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128886,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128882\/revisions\/128886"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128883"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128882"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128882"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128882"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}