{"id":128890,"date":"2019-06-12T13:37:15","date_gmt":"2019-06-12T11:37:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128890"},"modified":"2019-06-12T13:37:15","modified_gmt":"2019-06-12T11:37:15","slug":"guddigii-loo-xilsaaray-xiisada-ka-taagan-gobolka-hiiraan-oo-war-kasoo-saaray-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-xiisada-ka-taagan-gobolka-hiiraan-oo-war-kasoo-saaray-video\/","title":{"rendered":"Guddigii loo xilsaaray Xiisada ka taagan Gobolka Hiiraan oo war kasoo saaray +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa Guddi u magacaabay xiisadda ka taagan magaalada Beledweyne iyo shaqaaqadii uu ku geeriyooday Taliyihii Booliska Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Guddigan ayaa baaritaan ku sameyn doona sababta ka dambeysay iska hor imaadka shalay ka dhacay duleedka Beledweyne, gaar ahaan deegaanka Kalabery.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Asluubta Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, Xeer Ilaalinta maxkamadda Ciidamada iyo xubno kale ayaa ka mid ah Guddigan, iyadoo Taliye Bashiir uu guddoomiye u yahay Guddigan.<\/p>\n<p>Guddigan ayaa la filayaa inay kormeer ku tagaan magaalada Beledweyne, isla markaana baaritaan xaqiiq raadin ah ku sameynayaan dhacdadii uu ku geeriyooday Taliyaha Booliska Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Xiisadda ka taagan magaalada Beledweyne ayaa salka ku heysa xil ka qaadistii lagu sameeyay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed, waxaana ciidamo taabacsan ay dhaq dhaqaaqyo ka wadaan gudaha iyo duleedka magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/sEYt-2N6Mmk\" width=\"850\" height=\"750\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa Guddi u magacaabay xiisadda ka taagan magaalada Beledweyne iyo shaqaaqadii uu ku geeriyooday Taliyihii Booliska Gobolka Hiiraan. Guddigan ayaa baaritaan ku sameyn doona sababta ka dambeysay iska hor imaadka shalay ka dhacay duleedka Beledweyne, gaar ahaan deegaanka Kalabery. Taliyaha Ciidanka Asluubta Sarreeye Guud Bashiir Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128891,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128890","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddigii loo xilsaaray Xiisada ka taagan Gobolka Hiiraan oo war kasoo saaray +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-xiisada-ka-taagan-gobolka-hiiraan-oo-war-kasoo-saaray-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddigii loo xilsaaray Xiisada ka taagan Gobolka Hiiraan oo war kasoo saaray +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa Guddi u magacaabay xiisadda ka taagan magaalada Beledweyne iyo shaqaaqadii uu ku geeriyooday Taliyihii Booliska Gobolka Hiiraan. Guddigan ayaa baaritaan ku sameyn doona sababta ka dambeysay iska hor imaadka shalay ka dhacay duleedka Beledweyne, gaar ahaan deegaanka Kalabery. Taliyaha Ciidanka Asluubta Sarreeye Guud Bashiir Maxamed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-xiisada-ka-taagan-gobolka-hiiraan-oo-war-kasoo-saaray-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-12T11:37:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-18.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"902\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"644\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-xiisada-ka-taagan-gobolka-hiiraan-oo-war-kasoo-saaray-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-xiisada-ka-taagan-gobolka-hiiraan-oo-war-kasoo-saaray-video\/\",\"name\":\"Guddigii loo xilsaaray Xiisada ka taagan Gobolka Hiiraan oo war kasoo saaray +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-xiisada-ka-taagan-gobolka-hiiraan-oo-war-kasoo-saaray-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-xiisada-ka-taagan-gobolka-hiiraan-oo-war-kasoo-saaray-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-18.png\",\"datePublished\":\"2019-06-12T11:37:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-xiisada-ka-taagan-gobolka-hiiraan-oo-war-kasoo-saaray-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-xiisada-ka-taagan-gobolka-hiiraan-oo-war-kasoo-saaray-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-xiisada-ka-taagan-gobolka-hiiraan-oo-war-kasoo-saaray-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-18.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-18.png\",\"width\":902,\"height\":644},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-xiisada-ka-taagan-gobolka-hiiraan-oo-war-kasoo-saaray-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddigii loo xilsaaray Xiisada ka taagan Gobolka Hiiraan oo war kasoo saaray +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddigii loo xilsaaray Xiisada ka taagan Gobolka Hiiraan oo war kasoo saaray +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-xiisada-ka-taagan-gobolka-hiiraan-oo-war-kasoo-saaray-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddigii loo xilsaaray Xiisada ka taagan Gobolka Hiiraan oo war kasoo saaray +VIDEO - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa Guddi u magacaabay xiisadda ka taagan magaalada Beledweyne iyo shaqaaqadii uu ku geeriyooday Taliyihii Booliska Gobolka Hiiraan. Guddigan ayaa baaritaan ku sameyn doona sababta ka dambeysay iska hor imaadka shalay ka dhacay duleedka Beledweyne, gaar ahaan deegaanka Kalabery. Taliyaha Ciidanka Asluubta Sarreeye Guud Bashiir Maxamed [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-xiisada-ka-taagan-gobolka-hiiraan-oo-war-kasoo-saaray-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-12T11:37:15+00:00","og_image":[{"width":902,"height":644,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-18.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-xiisada-ka-taagan-gobolka-hiiraan-oo-war-kasoo-saaray-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-xiisada-ka-taagan-gobolka-hiiraan-oo-war-kasoo-saaray-video\/","name":"Guddigii loo xilsaaray Xiisada ka taagan Gobolka Hiiraan oo war kasoo saaray +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-xiisada-ka-taagan-gobolka-hiiraan-oo-war-kasoo-saaray-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-xiisada-ka-taagan-gobolka-hiiraan-oo-war-kasoo-saaray-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-18.png","datePublished":"2019-06-12T11:37:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-xiisada-ka-taagan-gobolka-hiiraan-oo-war-kasoo-saaray-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-xiisada-ka-taagan-gobolka-hiiraan-oo-war-kasoo-saaray-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-xiisada-ka-taagan-gobolka-hiiraan-oo-war-kasoo-saaray-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-18.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-18.png","width":902,"height":644},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddigii-loo-xilsaaray-xiisada-ka-taagan-gobolka-hiiraan-oo-war-kasoo-saaray-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddigii loo xilsaaray Xiisada ka taagan Gobolka Hiiraan oo war kasoo saaray +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128890"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128890"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128890\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128892,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128890\/revisions\/128892"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128891"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128890"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128890"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128890"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}