{"id":128991,"date":"2019-06-14T08:58:03","date_gmt":"2019-06-14T06:58:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=128991"},"modified":"2019-06-14T08:58:03","modified_gmt":"2019-06-14T06:58:03","slug":"banaan-bax-loogaga-soo-horjeedo-jirdilkii-xildhibaan-faadumo-geeddi-oo-kadhacay-wajeer-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-loogaga-soo-horjeedo-jirdilkii-xildhibaan-faadumo-geeddi-oo-kadhacay-wajeer-video\/","title":{"rendered":"Banaan bax loogaga soo horjeedo  jirdilkii Xildhibaan Faadumo Geeddi oo kadhacay Wajeer +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Banaanbaxyo waaweyn ayaa ka dhacay magaalada Wajeer, kuwaasi oo looga soo horjeedo gacanqaad uu xildhibaan Rashiid ku sameeyay xildhibaanada laga soo doorto deegaankaasi.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah dadka kasoo jeeda beesha Xildhibaan Faadumo Geedi ayaa sheegay in amni daro ay keeneyso dhibaatadii xildhibaan Rashiid uu u geystay Xildhibaanadda, haddii dowladda Kenya aysan waxba ka qaban.<\/p>\n<p>Waxay sidoo kale sheegeen in dowladda Kenya ay ka doonayaan inay si deg deg ah maxkamad usoo taagaan xildhibaanka jirdilka u geystay xidhibaan Faadumo oo isku deegaan laga soo doorto.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan halkaan ka cadeyneynaa in arimahaa nagu soo laalaabtay haddii aan nahay beesha OGAADEEN aan u dulqaadaneyn, haddii ninkaa dhibka u geystay gabadha aan saldhiga lagu sii heyn inta la iskaaga imaanayo, arimahaasi amni xumi ayay keeneynaa, mana dooneyno\u201d<\/p>\n<p>\u201cGuddoomiyaha gobolka iyo laamaha amaanka waxaan ka codsaneynaa in ninkaasi si deg deg ah maxkamad loosoo saaro, haddii aan la sameyna arimahaasi amni xumo ayay keeneysaa\u201dayuu yiri mid kamid ah dadka u hadlay beeshaasi.<\/p>\n<p>Xiisadda ka dhalatay jirdilka Faadumo Geeddi ayaa ka taagan magaalada Wajeer, iyadoo dadka ay dhigayeen banaanbaxyo ay taayaro ku gubayeen.<\/p>\n<p>Xiisadda ayaa sii xoogeysan karto, maadaama laba beelood ee ay kasoo kala jeedaan xildhibaanada ay wada dagaan magaalada Wajeer.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FAlphatvwjr%2Fvideos%2F456740521751300%2F&amp;show_text=0&amp;width=860\" width=\"860\" height=\"755\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-128991 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-loogaga-soo-horjeedo-jirdilkii-xildhibaan-faadumo-geeddi-oo-kadhacay-wajeer-video\/1-1355\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1073\" height=\"756\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-5.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-5.png 1073w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-5-300x211.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-5-768x541.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-5-1024x721.png 1024w\" sizes=\"(max-width: 1073px) 100vw, 1073px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-loogaga-soo-horjeedo-jirdilkii-xildhibaan-faadumo-geeddi-oo-kadhacay-wajeer-video\/2-1212\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1148\" height=\"744\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-3.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-3.png 1148w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-3-300x194.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-3-768x498.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-3-1024x664.png 1024w\" sizes=\"(max-width: 1148px) 100vw, 1148px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-loogaga-soo-horjeedo-jirdilkii-xildhibaan-faadumo-geeddi-oo-kadhacay-wajeer-video\/3-1028\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1136\" height=\"746\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/3-2.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/3-2.png 1136w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/3-2-300x197.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/3-2-768x504.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/3-2-1024x672.png 1024w\" sizes=\"(max-width: 1136px) 100vw, 1136px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-loogaga-soo-horjeedo-jirdilkii-xildhibaan-faadumo-geeddi-oo-kadhacay-wajeer-video\/4-937\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1081\" height=\"778\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/4-1.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/4-1.png 1081w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/4-1-300x216.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/4-1-768x553.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/4-1-1024x737.png 1024w\" sizes=\"(max-width: 1081px) 100vw, 1081px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-loogaga-soo-horjeedo-jirdilkii-xildhibaan-faadumo-geeddi-oo-kadhacay-wajeer-video\/skjermbilde-1789\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1139\" height=\"757\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-24.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-24.png 1139w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-24-300x199.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-24-768x510.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-24-1024x681.png 1024w\" sizes=\"(max-width: 1139px) 100vw, 1139px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Banaanbaxyo waaweyn ayaa ka dhacay magaalada Wajeer, kuwaasi oo looga soo horjeedo gacanqaad uu xildhibaan Rashiid ku sameeyay xildhibaanada laga soo doorto deegaankaasi. Qaar kamid ah dadka kasoo jeeda beesha Xildhibaan Faadumo Geedi ayaa sheegay in amni daro ay keeneyso dhibaatadii xildhibaan Rashiid uu u geystay Xildhibaanadda, haddii dowladda Kenya aysan waxba ka qaban. Waxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":128993,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-128991","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Banaan bax loogaga soo horjeedo jirdilkii Xildhibaan Faadumo Geeddi oo kadhacay Wajeer +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-loogaga-soo-horjeedo-jirdilkii-xildhibaan-faadumo-geeddi-oo-kadhacay-wajeer-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Banaan bax loogaga soo horjeedo jirdilkii Xildhibaan Faadumo Geeddi oo kadhacay Wajeer +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Banaanbaxyo waaweyn ayaa ka dhacay magaalada Wajeer, kuwaasi oo looga soo horjeedo gacanqaad uu xildhibaan Rashiid ku sameeyay xildhibaanada laga soo doorto deegaankaasi. Qaar kamid ah dadka kasoo jeeda beesha Xildhibaan Faadumo Geedi ayaa sheegay in amni daro ay keeneyso dhibaatadii xildhibaan Rashiid uu u geystay Xildhibaanadda, haddii dowladda Kenya aysan waxba ka qaban. Waxay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-loogaga-soo-horjeedo-jirdilkii-xildhibaan-faadumo-geeddi-oo-kadhacay-wajeer-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-14T06:58:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-5.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1073\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"756\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-loogaga-soo-horjeedo-jirdilkii-xildhibaan-faadumo-geeddi-oo-kadhacay-wajeer-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-loogaga-soo-horjeedo-jirdilkii-xildhibaan-faadumo-geeddi-oo-kadhacay-wajeer-video\/\",\"name\":\"Banaan bax loogaga soo horjeedo jirdilkii Xildhibaan Faadumo Geeddi oo kadhacay Wajeer +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-loogaga-soo-horjeedo-jirdilkii-xildhibaan-faadumo-geeddi-oo-kadhacay-wajeer-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-loogaga-soo-horjeedo-jirdilkii-xildhibaan-faadumo-geeddi-oo-kadhacay-wajeer-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-5.png\",\"datePublished\":\"2019-06-14T06:58:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-loogaga-soo-horjeedo-jirdilkii-xildhibaan-faadumo-geeddi-oo-kadhacay-wajeer-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-loogaga-soo-horjeedo-jirdilkii-xildhibaan-faadumo-geeddi-oo-kadhacay-wajeer-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-loogaga-soo-horjeedo-jirdilkii-xildhibaan-faadumo-geeddi-oo-kadhacay-wajeer-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-5.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-5.png\",\"width\":1073,\"height\":756},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-loogaga-soo-horjeedo-jirdilkii-xildhibaan-faadumo-geeddi-oo-kadhacay-wajeer-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Banaan bax loogaga soo horjeedo jirdilkii Xildhibaan Faadumo Geeddi oo kadhacay Wajeer +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Banaan bax loogaga soo horjeedo jirdilkii Xildhibaan Faadumo Geeddi oo kadhacay Wajeer +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-loogaga-soo-horjeedo-jirdilkii-xildhibaan-faadumo-geeddi-oo-kadhacay-wajeer-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Banaan bax loogaga soo horjeedo jirdilkii Xildhibaan Faadumo Geeddi oo kadhacay Wajeer +VIDEO - Wardoon","og_description":"Banaanbaxyo waaweyn ayaa ka dhacay magaalada Wajeer, kuwaasi oo looga soo horjeedo gacanqaad uu xildhibaan Rashiid ku sameeyay xildhibaanada laga soo doorto deegaankaasi. Qaar kamid ah dadka kasoo jeeda beesha Xildhibaan Faadumo Geedi ayaa sheegay in amni daro ay keeneyso dhibaatadii xildhibaan Rashiid uu u geystay Xildhibaanadda, haddii dowladda Kenya aysan waxba ka qaban. Waxay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-loogaga-soo-horjeedo-jirdilkii-xildhibaan-faadumo-geeddi-oo-kadhacay-wajeer-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-14T06:58:03+00:00","og_image":[{"width":1073,"height":756,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-5.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-loogaga-soo-horjeedo-jirdilkii-xildhibaan-faadumo-geeddi-oo-kadhacay-wajeer-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-loogaga-soo-horjeedo-jirdilkii-xildhibaan-faadumo-geeddi-oo-kadhacay-wajeer-video\/","name":"Banaan bax loogaga soo horjeedo jirdilkii Xildhibaan Faadumo Geeddi oo kadhacay Wajeer +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-loogaga-soo-horjeedo-jirdilkii-xildhibaan-faadumo-geeddi-oo-kadhacay-wajeer-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-loogaga-soo-horjeedo-jirdilkii-xildhibaan-faadumo-geeddi-oo-kadhacay-wajeer-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-5.png","datePublished":"2019-06-14T06:58:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-loogaga-soo-horjeedo-jirdilkii-xildhibaan-faadumo-geeddi-oo-kadhacay-wajeer-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-loogaga-soo-horjeedo-jirdilkii-xildhibaan-faadumo-geeddi-oo-kadhacay-wajeer-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-loogaga-soo-horjeedo-jirdilkii-xildhibaan-faadumo-geeddi-oo-kadhacay-wajeer-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-5.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-5.png","width":1073,"height":756},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/banaan-bax-loogaga-soo-horjeedo-jirdilkii-xildhibaan-faadumo-geeddi-oo-kadhacay-wajeer-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Banaan bax loogaga soo horjeedo jirdilkii Xildhibaan Faadumo Geeddi oo kadhacay Wajeer +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128991"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=128991"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128991\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":128999,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/128991\/revisions\/128999"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/128993"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=128991"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=128991"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=128991"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}