{"id":129003,"date":"2019-06-14T13:25:38","date_gmt":"2019-06-14T11:25:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129003"},"modified":"2019-06-14T13:25:38","modified_gmt":"2019-06-14T11:25:38","slug":"natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-dilkii-taliyihii-booliska-g-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-dilkii-taliyihii-booliska-g-hiiraan\/","title":{"rendered":"Natiijo hordhac ah oo laga soo saaray dilkii taliyihii Booliska G\/Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>Guddiga loo xil saaray inay baaris dhab ah kasoo saaraan sida uu u dhacay dilka taliyihii qeybta Booliska Gobolka Hiiraan Kormeel Maxamed Macow Xalane,kaas oo ku dhintay dagaal maalma ka hor ka dhacay deegaanka Kalabeyr ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay soo saareen natiijo horudhac ah.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa waxaa ay sheegeen in kiiskaas loo xir xiray dad lagu tuhmayo inay ka dambeeyeen,isla markaana meel wanaagsan ay u mareyso baarista,sida uu sheegay guddoomiyaha guddiga uu Magacaabay Madaxweyne Waare oo ah taliyihii hoe ee Ciidanka Booliska Hir-Shabeelle Cali dhuux Cabdi Mahadale.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu sheegay inay la kulmeen ehelada taliyihii qeybta Booliska Gobolka Hiiraan Marxuum Maxamed Macow Xalane,isla markaana la isku afgartay in Maanta oo jimco ah meydka la\u2019aaso.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Xeer ilaaliyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida qeybta 27aad Dhame Maxamed Cabduqaadir Maxamed ayaa sheegay in baaritaankooda ay kusoo qabteen 6 ruux oo ku eedeysan dilka taliyihii qeybta booliska Gobolka Hiiraan,isla markaan weli baaris kale ay wadaan.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in baaris kadib cadaaladda marsiin doono dadka cadeymaha ah dilka lagu helo ee hadda ku jira gacanta Ciidamada Booliska Maamulka Hir-Shabelle,kuwaas oo ku xiran Xabsiga Magalada Baladweyne.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga loo xil saaray inay baaris dhab ah kasoo saaraan sida uu u dhacay dilka taliyihii qeybta Booliska Gobolka Hiiraan Kormeel Maxamed Macow Xalane,kaas oo ku dhintay dagaal maalma ka hor ka dhacay deegaanka Kalabeyr ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay soo saareen natiijo horudhac ah. Guddiga ayaa waxaa ay sheegeen in kiiskaas loo xir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129004,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129003","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Natiijo hordhac ah oo laga soo saaray dilkii taliyihii Booliska G\/Hiiraan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-dilkii-taliyihii-booliska-g-hiiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Natiijo hordhac ah oo laga soo saaray dilkii taliyihii Booliska G\/Hiiraan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga loo xil saaray inay baaris dhab ah kasoo saaraan sida uu u dhacay dilka taliyihii qeybta Booliska Gobolka Hiiraan Kormeel Maxamed Macow Xalane,kaas oo ku dhintay dagaal maalma ka hor ka dhacay deegaanka Kalabeyr ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay soo saareen natiijo horudhac ah. Guddiga ayaa waxaa ay sheegeen in kiiskaas loo xir [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-dilkii-taliyihii-booliska-g-hiiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-14T11:25:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/geeriyooday-696x392.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-dilkii-taliyihii-booliska-g-hiiraan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-dilkii-taliyihii-booliska-g-hiiraan\/\",\"name\":\"Natiijo hordhac ah oo laga soo saaray dilkii taliyihii Booliska G\/Hiiraan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-dilkii-taliyihii-booliska-g-hiiraan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-dilkii-taliyihii-booliska-g-hiiraan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/geeriyooday-696x392.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-14T11:25:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-dilkii-taliyihii-booliska-g-hiiraan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-dilkii-taliyihii-booliska-g-hiiraan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-dilkii-taliyihii-booliska-g-hiiraan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/geeriyooday-696x392.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/geeriyooday-696x392.jpg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-dilkii-taliyihii-booliska-g-hiiraan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Natiijo hordhac ah oo laga soo saaray dilkii taliyihii Booliska G\/Hiiraan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Natiijo hordhac ah oo laga soo saaray dilkii taliyihii Booliska G\/Hiiraan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-dilkii-taliyihii-booliska-g-hiiraan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Natiijo hordhac ah oo laga soo saaray dilkii taliyihii Booliska G\/Hiiraan - Wardoon","og_description":"Guddiga loo xil saaray inay baaris dhab ah kasoo saaraan sida uu u dhacay dilka taliyihii qeybta Booliska Gobolka Hiiraan Kormeel Maxamed Macow Xalane,kaas oo ku dhintay dagaal maalma ka hor ka dhacay deegaanka Kalabeyr ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay soo saareen natiijo horudhac ah. Guddiga ayaa waxaa ay sheegeen in kiiskaas loo xir [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-dilkii-taliyihii-booliska-g-hiiraan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-14T11:25:38+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/geeriyooday-696x392.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-dilkii-taliyihii-booliska-g-hiiraan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-dilkii-taliyihii-booliska-g-hiiraan\/","name":"Natiijo hordhac ah oo laga soo saaray dilkii taliyihii Booliska G\/Hiiraan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-dilkii-taliyihii-booliska-g-hiiraan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-dilkii-taliyihii-booliska-g-hiiraan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/geeriyooday-696x392.jpg","datePublished":"2019-06-14T11:25:38+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-dilkii-taliyihii-booliska-g-hiiraan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-dilkii-taliyihii-booliska-g-hiiraan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-dilkii-taliyihii-booliska-g-hiiraan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/geeriyooday-696x392.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/geeriyooday-696x392.jpg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/natiijo-hordhac-ah-oo-laga-soo-saaray-dilkii-taliyihii-booliska-g-hiiraan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Natiijo hordhac ah oo laga soo saaray dilkii taliyihii Booliska G\/Hiiraan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129003"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129003"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129003\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129005,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129003\/revisions\/129005"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129004"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129003"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129003"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129003"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}