{"id":129028,"date":"2019-06-15T08:39:15","date_gmt":"2019-06-15T06:39:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129028"},"modified":"2019-06-15T08:50:28","modified_gmt":"2019-06-15T06:50:28","slug":"9-ruux-oo-isku-beel-ah-oo-lagu-laayay-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/9-ruux-oo-isku-beel-ah-oo-lagu-laayay-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"9-ruux oo isku beel ah oo lagu laayay Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Koonfur magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya in xalay duleedka magaaladaasi lagu laayay dad badan oo kasoo jeeda deegaanada maamulka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyay 9-ruux oo kasoo jeeda deegaanada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo xalay lagala baxay guryo ay ka degnaayeen Koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa lagu laayay hal goob.<\/p>\n<p>Dilka dadkan Soomaaliyeed aan waxbo galabsan waxaa ka dambeeyay maleeshiyaad hubeesan oo ka carooday nin la sheegay in uu katirsanaa ciidanka Nabad sugida Galmudug oo lagu dilay Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Meydadka dadka la laayay ayaa la isugu geeyay isbitaal kuyaala magaalada Gaalkacyo, waxaana falkan dadka badan lagu laayay aad uga argagaxay dad badan oo Soomaaliyeed oo daafaha caalamka kunool.<\/p>\n<p>Dad badan oo kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed oo kunoolaa Koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa cabsi owgeed magaalada ka baxsaday halka kuwa kalana ay gabaad ka dhigteen goobo ay aamineen in ay ku bad baadi karaan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/DAAWO11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-129038\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/DAAWO11.jpg\" alt=\"\" width=\"737\" height=\"745\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/DAAWO11.jpg 737w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/DAAWO11-297x300.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 737px) 100vw, 737px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Koonfur magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya in xalay duleedka magaaladaasi lagu laayay dad badan oo kasoo jeeda deegaanada maamulka Koonfur Galbeed. Inta la xaqiijiyay 9-ruux oo kasoo jeeda deegaanada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo xalay lagala baxay guryo ay ka degnaayeen Koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa lagu laayay hal goob. Dilka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129029,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129028","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>9-ruux oo isku beel ah oo lagu laayay Gaalkacyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/9-ruux-oo-isku-beel-ah-oo-lagu-laayay-gaalkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"9-ruux oo isku beel ah oo lagu laayay Gaalkacyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya Koonfur magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya in xalay duleedka magaaladaasi lagu laayay dad badan oo kasoo jeeda deegaanada maamulka Koonfur Galbeed. Inta la xaqiijiyay 9-ruux oo kasoo jeeda deegaanada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo xalay lagala baxay guryo ay ka degnaayeen Koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa lagu laayay hal goob. Dilka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/9-ruux-oo-isku-beel-ah-oo-lagu-laayay-gaalkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-15T06:39:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-06-15T06:50:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"308\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"164\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/9-ruux-oo-isku-beel-ah-oo-lagu-laayay-gaalkacyo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/9-ruux-oo-isku-beel-ah-oo-lagu-laayay-gaalkacyo\/\",\"name\":\"9-ruux oo isku beel ah oo lagu laayay Gaalkacyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/9-ruux-oo-isku-beel-ah-oo-lagu-laayay-gaalkacyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/9-ruux-oo-isku-beel-ah-oo-lagu-laayay-gaalkacyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-3.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-15T06:39:15+00:00\",\"dateModified\":\"2019-06-15T06:50:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/9-ruux-oo-isku-beel-ah-oo-lagu-laayay-gaalkacyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/9-ruux-oo-isku-beel-ah-oo-lagu-laayay-gaalkacyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/9-ruux-oo-isku-beel-ah-oo-lagu-laayay-gaalkacyo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-3.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-3.jpg\",\"width\":308,\"height\":164},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/9-ruux-oo-isku-beel-ah-oo-lagu-laayay-gaalkacyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"9-ruux oo isku beel ah oo lagu laayay Gaalkacyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"9-ruux oo isku beel ah oo lagu laayay Gaalkacyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/9-ruux-oo-isku-beel-ah-oo-lagu-laayay-gaalkacyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"9-ruux oo isku beel ah oo lagu laayay Gaalkacyo - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya Koonfur magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya in xalay duleedka magaaladaasi lagu laayay dad badan oo kasoo jeeda deegaanada maamulka Koonfur Galbeed. Inta la xaqiijiyay 9-ruux oo kasoo jeeda deegaanada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo xalay lagala baxay guryo ay ka degnaayeen Koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa lagu laayay hal goob. Dilka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/9-ruux-oo-isku-beel-ah-oo-lagu-laayay-gaalkacyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-15T06:39:15+00:00","article_modified_time":"2019-06-15T06:50:28+00:00","og_image":[{"width":308,"height":164,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/9-ruux-oo-isku-beel-ah-oo-lagu-laayay-gaalkacyo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/9-ruux-oo-isku-beel-ah-oo-lagu-laayay-gaalkacyo\/","name":"9-ruux oo isku beel ah oo lagu laayay Gaalkacyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/9-ruux-oo-isku-beel-ah-oo-lagu-laayay-gaalkacyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/9-ruux-oo-isku-beel-ah-oo-lagu-laayay-gaalkacyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-3.jpg","datePublished":"2019-06-15T06:39:15+00:00","dateModified":"2019-06-15T06:50:28+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/9-ruux-oo-isku-beel-ah-oo-lagu-laayay-gaalkacyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/9-ruux-oo-isku-beel-ah-oo-lagu-laayay-gaalkacyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/9-ruux-oo-isku-beel-ah-oo-lagu-laayay-gaalkacyo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-3.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2-3.jpg","width":308,"height":164},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/9-ruux-oo-isku-beel-ah-oo-lagu-laayay-gaalkacyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"9-ruux oo isku beel ah oo lagu laayay Gaalkacyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129028"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129028"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129028\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129040,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129028\/revisions\/129040"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129029"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129028"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129028"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129028"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}