{"id":129031,"date":"2019-06-15T08:42:10","date_gmt":"2019-06-15T06:42:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129031"},"modified":"2019-06-15T08:42:10","modified_gmt":"2019-06-15T06:42:10","slug":"madaxweynihii-hore-ee-galmudug-oo-kaqayliyay-dadkii-lagu-laayay-galkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hore-ee-galmudug-oo-kaqayliyay-dadkii-lagu-laayay-galkacyo\/","title":{"rendered":"Madaxweynihii hore ee Galmudug oo kaqayliyay dadkii lagu laayay Galkacyo"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug Cabdi Kariin Xuseen Guuleed ayaa si kulul u cambaareeyay dadkii sida xaqdarada ahaa ee xalay loogu laayay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Mr Guuleed ayaa ugu baaqay maamulka Galmudug iyo waxgaradka Koonfurta magaalada Gaalkacyo in baaritaan deg deg ah lagu sameeyo falkan dadka badan lagu laayay lana soo qabto dadkii ka dambeeyay.<\/p>\n<p>\u201dWaxaan canbaareynayaa dilalka foosha xun ee labada waji leh ee loogeystay dad gaaraya ilaa 10 qof oo xalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo kuwaaas oo loo geystay dadka aan waxba galabsan, waxaan waxgaradka iyo masuuliinta reer Gaalkacyo iyo Galmudugba u soo jeedinayaa uguna baaqayaa inay dadkii dilkaasi geystay soo qabtaan cadaaladdana hor keenaan, marna sax ma aha in dhib dhacay loo aaneeyo dushana laga saaro gowmiyad iyo dad Soomaaliyeed ee meel daga. Waxaan dadka kale ee reer Koofur Galbeed u soo jeedin lahaa inay is dajiyaan dulqaadna muujiyaan. Alaha u naxariisto intii ku dhimatay mashaqadaas, sabir iyo iimaana eheladii iyo qaraabadii ay ka baxeena rabi ha ka siiyo.\u201d ayuu yiri Mr Guuleed<\/p>\n<p>Dabley hubeesan oo kasoo jeeda Koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa xalay goob qura ku leysay 9-ruux oo la sheegay in ay kasoo jeedaan deegaanada maamulka Koonfur Galbeed, waxaana dilka dadkan si weyn uga argagaxay umada Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug Cabdi Kariin Xuseen Guuleed ayaa si kulul u cambaareeyay dadkii sida xaqdarada ahaa ee xalay loogu laayay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug. Mr Guuleed ayaa ugu baaqay maamulka Galmudug iyo waxgaradka Koonfurta magaalada Gaalkacyo in baaritaan deg deg ah lagu sameeyo falkan dadka badan lagu laayay lana soo qabto [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129032,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129031","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweynihii hore ee Galmudug oo kaqayliyay dadkii lagu laayay Galkacyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hore-ee-galmudug-oo-kaqayliyay-dadkii-lagu-laayay-galkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweynihii hore ee Galmudug oo kaqayliyay dadkii lagu laayay Galkacyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug Cabdi Kariin Xuseen Guuleed ayaa si kulul u cambaareeyay dadkii sida xaqdarada ahaa ee xalay loogu laayay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug. Mr Guuleed ayaa ugu baaqay maamulka Galmudug iyo waxgaradka Koonfurta magaalada Gaalkacyo in baaritaan deg deg ah lagu sameeyo falkan dadka badan lagu laayay lana soo qabto [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hore-ee-galmudug-oo-kaqayliyay-dadkii-lagu-laayay-galkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-15T06:42:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Guuleed-sax.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"576\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hore-ee-galmudug-oo-kaqayliyay-dadkii-lagu-laayay-galkacyo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hore-ee-galmudug-oo-kaqayliyay-dadkii-lagu-laayay-galkacyo\/\",\"name\":\"Madaxweynihii hore ee Galmudug oo kaqayliyay dadkii lagu laayay Galkacyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hore-ee-galmudug-oo-kaqayliyay-dadkii-lagu-laayay-galkacyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hore-ee-galmudug-oo-kaqayliyay-dadkii-lagu-laayay-galkacyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Guuleed-sax.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-15T06:42:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hore-ee-galmudug-oo-kaqayliyay-dadkii-lagu-laayay-galkacyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hore-ee-galmudug-oo-kaqayliyay-dadkii-lagu-laayay-galkacyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hore-ee-galmudug-oo-kaqayliyay-dadkii-lagu-laayay-galkacyo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Guuleed-sax.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Guuleed-sax.jpg\",\"width\":1024,\"height\":576},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hore-ee-galmudug-oo-kaqayliyay-dadkii-lagu-laayay-galkacyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweynihii hore ee Galmudug oo kaqayliyay dadkii lagu laayay Galkacyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweynihii hore ee Galmudug oo kaqayliyay dadkii lagu laayay Galkacyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hore-ee-galmudug-oo-kaqayliyay-dadkii-lagu-laayay-galkacyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweynihii hore ee Galmudug oo kaqayliyay dadkii lagu laayay Galkacyo - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug Cabdi Kariin Xuseen Guuleed ayaa si kulul u cambaareeyay dadkii sida xaqdarada ahaa ee xalay loogu laayay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug. Mr Guuleed ayaa ugu baaqay maamulka Galmudug iyo waxgaradka Koonfurta magaalada Gaalkacyo in baaritaan deg deg ah lagu sameeyo falkan dadka badan lagu laayay lana soo qabto [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hore-ee-galmudug-oo-kaqayliyay-dadkii-lagu-laayay-galkacyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-15T06:42:10+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":576,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Guuleed-sax.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hore-ee-galmudug-oo-kaqayliyay-dadkii-lagu-laayay-galkacyo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hore-ee-galmudug-oo-kaqayliyay-dadkii-lagu-laayay-galkacyo\/","name":"Madaxweynihii hore ee Galmudug oo kaqayliyay dadkii lagu laayay Galkacyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hore-ee-galmudug-oo-kaqayliyay-dadkii-lagu-laayay-galkacyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hore-ee-galmudug-oo-kaqayliyay-dadkii-lagu-laayay-galkacyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Guuleed-sax.jpg","datePublished":"2019-06-15T06:42:10+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hore-ee-galmudug-oo-kaqayliyay-dadkii-lagu-laayay-galkacyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hore-ee-galmudug-oo-kaqayliyay-dadkii-lagu-laayay-galkacyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hore-ee-galmudug-oo-kaqayliyay-dadkii-lagu-laayay-galkacyo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Guuleed-sax.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Guuleed-sax.jpg","width":1024,"height":576},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-hore-ee-galmudug-oo-kaqayliyay-dadkii-lagu-laayay-galkacyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweynihii hore ee Galmudug oo kaqayliyay dadkii lagu laayay Galkacyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129031"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129031"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129031\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129033,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129031\/revisions\/129033"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129032"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129031"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129031"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129031"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}