{"id":129067,"date":"2019-06-15T13:57:04","date_gmt":"2019-06-15T11:57:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129067"},"modified":"2019-06-15T13:57:04","modified_gmt":"2019-06-15T11:57:04","slug":"madaxweyne-lafta-gareen-dib-ugu-soo-laabta-deeganadiina-dowladiina-ayaa-gacan-idinka-siineysovideo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-lafta-gareen-dib-ugu-soo-laabta-deeganadiina-dowladiina-ayaa-gacan-idinka-siineysovideo\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Lafta Gareen \u201ddib ugu soo laabta Deeganadiina Dowladiina ayaa Gacan idinka siineyso\u201d+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C\/ Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo Maanta Shir Jaraa\u2019id ku qabtey Magaalada Baydhabo ayaa si kulul uga hadlay dadkii xalay lagu laayay koonfurta magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Lafta-gareen ayaa si kulul u cambaareeyay dadkii sida xaqdarada ahaa xalay loogu laayay magaalada Gaalkacyo, waxa uuna ka dalbaday madaxda maamulka Galmudug in jawaab deg deg ah kasoo siiyaan dhacdadan iyo mid kale oo ka dhacday Dhuuso Mareeb.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa wax aad looga xumaado ku tilmaamay dadkii xalay lagu laayay magaalada Gaalkacyo, waxa uu sidoo kale cambaareeyay dil iyana duleedka Dhuuso Mareeb dhawaan loogu geestay dad kale oo Koonfur Galbeed kasoo jeeday.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed in magaalada Gaalkacyo u dirayaan wafdi wasiiro ah oo katirsan maamulkiisa si ay warbixin uga keenaan dadkii xalay magaaladaasi lagu laayay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa ugu baaqay dadka kasoo jeeda deegaanada maamulkiisa ee heyb sooca iyo dhibaatooyinka kale loogu geesanayo deegaanada Galmudug in ay kasoo tagaan halkaasi kuna soo laabtaan deegaanadooda.<\/p>\n<p>\u201d Waxaan leeyahay dadka reer Koonfur Galbeed hadii la idin ku haayo Jirdil , Xarig , Xeebsoco, dib ugu soo laabta Deeganadiina Dowladiina ayaa Gacan idinka siineyso Soo labashadiin\u201d ayuu yiri Madaxweyne Lafta Gareen.<\/p>\n<p>Hadalka kasoo yeeray Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa imaanaya xili xalay Koonfurta magaalada Gaalkacyo si naxariis daro ah loogu laayay rag badan oo kasoo jeeda deegaanada maamulka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F858746407838276%2F&amp;show_text=0&amp;width=860\" width=\"860\" height=\"755\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C\/ Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo Maanta Shir Jaraa\u2019id ku qabtey Magaalada Baydhabo ayaa si kulul uga hadlay dadkii xalay lagu laayay koonfurta magaalada Gaalkacyo. Lafta-gareen ayaa si kulul u cambaareeyay dadkii sida xaqdarada ahaa xalay loogu laayay magaalada Gaalkacyo, waxa uuna ka dalbaday madaxda maamulka Galmudug in jawaab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129068,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129067","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweyne Lafta Gareen \u201ddib ugu soo laabta Deeganadiina Dowladiina ayaa Gacan idinka siineyso\u201d+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-lafta-gareen-dib-ugu-soo-laabta-deeganadiina-dowladiina-ayaa-gacan-idinka-siineysovideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweyne Lafta Gareen \u201ddib ugu soo laabta Deeganadiina Dowladiina ayaa Gacan idinka siineyso\u201d+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C\/ Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo Maanta Shir Jaraa\u2019id ku qabtey Magaalada Baydhabo ayaa si kulul uga hadlay dadkii xalay lagu laayay koonfurta magaalada Gaalkacyo. Lafta-gareen ayaa si kulul u cambaareeyay dadkii sida xaqdarada ahaa xalay loogu laayay magaalada Gaalkacyo, waxa uuna ka dalbaday madaxda maamulka Galmudug in jawaab [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-lafta-gareen-dib-ugu-soo-laabta-deeganadiina-dowladiina-ayaa-gacan-idinka-siineysovideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-15T11:57:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-27.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"936\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"662\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-lafta-gareen-dib-ugu-soo-laabta-deeganadiina-dowladiina-ayaa-gacan-idinka-siineysovideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-lafta-gareen-dib-ugu-soo-laabta-deeganadiina-dowladiina-ayaa-gacan-idinka-siineysovideo\/\",\"name\":\"Madaxweyne Lafta Gareen \u201ddib ugu soo laabta Deeganadiina Dowladiina ayaa Gacan idinka siineyso\u201d+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-lafta-gareen-dib-ugu-soo-laabta-deeganadiina-dowladiina-ayaa-gacan-idinka-siineysovideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-lafta-gareen-dib-ugu-soo-laabta-deeganadiina-dowladiina-ayaa-gacan-idinka-siineysovideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-27.png\",\"datePublished\":\"2019-06-15T11:57:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-lafta-gareen-dib-ugu-soo-laabta-deeganadiina-dowladiina-ayaa-gacan-idinka-siineysovideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-lafta-gareen-dib-ugu-soo-laabta-deeganadiina-dowladiina-ayaa-gacan-idinka-siineysovideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-lafta-gareen-dib-ugu-soo-laabta-deeganadiina-dowladiina-ayaa-gacan-idinka-siineysovideo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-27.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-27.png\",\"width\":936,\"height\":662},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-lafta-gareen-dib-ugu-soo-laabta-deeganadiina-dowladiina-ayaa-gacan-idinka-siineysovideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweyne Lafta Gareen \u201ddib ugu soo laabta Deeganadiina Dowladiina ayaa Gacan idinka siineyso\u201d+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweyne Lafta Gareen \u201ddib ugu soo laabta Deeganadiina Dowladiina ayaa Gacan idinka siineyso\u201d+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-lafta-gareen-dib-ugu-soo-laabta-deeganadiina-dowladiina-ayaa-gacan-idinka-siineysovideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweyne Lafta Gareen \u201ddib ugu soo laabta Deeganadiina Dowladiina ayaa Gacan idinka siineyso\u201d+VIDEO - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C\/ Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo Maanta Shir Jaraa\u2019id ku qabtey Magaalada Baydhabo ayaa si kulul uga hadlay dadkii xalay lagu laayay koonfurta magaalada Gaalkacyo. Lafta-gareen ayaa si kulul u cambaareeyay dadkii sida xaqdarada ahaa xalay loogu laayay magaalada Gaalkacyo, waxa uuna ka dalbaday madaxda maamulka Galmudug in jawaab [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-lafta-gareen-dib-ugu-soo-laabta-deeganadiina-dowladiina-ayaa-gacan-idinka-siineysovideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-15T11:57:04+00:00","og_image":[{"width":936,"height":662,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-27.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-lafta-gareen-dib-ugu-soo-laabta-deeganadiina-dowladiina-ayaa-gacan-idinka-siineysovideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-lafta-gareen-dib-ugu-soo-laabta-deeganadiina-dowladiina-ayaa-gacan-idinka-siineysovideo\/","name":"Madaxweyne Lafta Gareen \u201ddib ugu soo laabta Deeganadiina Dowladiina ayaa Gacan idinka siineyso\u201d+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-lafta-gareen-dib-ugu-soo-laabta-deeganadiina-dowladiina-ayaa-gacan-idinka-siineysovideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-lafta-gareen-dib-ugu-soo-laabta-deeganadiina-dowladiina-ayaa-gacan-idinka-siineysovideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-27.png","datePublished":"2019-06-15T11:57:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-lafta-gareen-dib-ugu-soo-laabta-deeganadiina-dowladiina-ayaa-gacan-idinka-siineysovideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-lafta-gareen-dib-ugu-soo-laabta-deeganadiina-dowladiina-ayaa-gacan-idinka-siineysovideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-lafta-gareen-dib-ugu-soo-laabta-deeganadiina-dowladiina-ayaa-gacan-idinka-siineysovideo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-27.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-27.png","width":936,"height":662},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-lafta-gareen-dib-ugu-soo-laabta-deeganadiina-dowladiina-ayaa-gacan-idinka-siineysovideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweyne Lafta Gareen \u201ddib ugu soo laabta Deeganadiina Dowladiina ayaa Gacan idinka siineyso\u201d+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129067"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129067"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129067\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129069,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129067\/revisions\/129069"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129068"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129067"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129067"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129067"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}