{"id":129070,"date":"2019-06-15T14:04:53","date_gmt":"2019-06-15T12:04:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129070"},"modified":"2019-06-15T14:04:53","modified_gmt":"2019-06-15T12:04:53","slug":"dhagayso-dad-ka-soo-jeeda-hirshabeelle-ayaa-kamid-ah-dadkii-xalay-lagu-dilay-galkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dad-ka-soo-jeeda-hirshabeelle-ayaa-kamid-ah-dadkii-xalay-lagu-dilay-galkacyo\/","title":{"rendered":"Dhagayso:-Dad ka soo jeeda Hirshabeelle ayaa kamid ah dadkii xalay lagu dilay  Galkacyo"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Degmada Gaalkacyo ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka hadlay Dil wadareedkii xalay Magaalada Gaalkacyo loogu geystay 9 ruux oo shacab ah iyo dilka Sarkaal ka tirsan Ciidanka nabadsugida Galmudug.<\/p>\n<p>Xirsi Yuusuf Barre oo ah Duqa Degmada Gaalkacyo oo Shir Jaraa\u2019id warbaahinta ugu qabtay gudaha Isbitaalka weyn Gaalkacyo ayaa waxaa uu sheegay in dadkii xalay halkaasi lagu laayay ay ahaayeen dad shacab ah oo ka soo kala jeeda maamulka Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed,kuwaasi oo kamid ahaa dadka deegaanka Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Sidoo kale Duqa Gaalkacyo ayaa waxaa uu sheegay inuu aad uga xun yihiin falkii loo geystay 9 qofkii,isla markaana waxaa uu tacsi u diray dhammaan Eheladaii iyo qaraabadii ay ka baxeen dadkaas.<\/p>\n<p>Isaga oo sii hadlaayay Xirsi Yuusuf Barre ayuu maamulada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed u cadeeyay in ka maamul ahaa ay tallaabo adeg ka qaadi doonaan dadkii ka dhambeeyay dhacdadii foosha xumeyd,wuxuuna ugu baaqay dadka ka soo jeeda maamuladaas eek u sugan Galmudug inay is dejiyaan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliska Galmudug Col-Cabdi Jaamac Cabdulle Xabeeb oo isna Warbaahinta la hadlay ayaa ka tacsiyadeeyay dadkii lagu dilay Gaalkacyo oo ugu horeeyay Saraalkii ka tirsanaa Ciidanka nabadsugidda Galmudug.<\/p>\n<p>Sidoo kale Taliye kuxigeenka ayaa waxaa uu tilmaamay inaysan raali ka aheyd wixii xalay ka dhacay Gaalkacyo,isla markaana xusay inay wadaan baaritaano kala duwan oo ay ku soo qabanayan dadkii ka dambeeyay dilalkii ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-129070-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Dhageyso-Galmudug-oo-sheegtay-in-dadkii-lagu-dilay-Gaalkacyo.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Dhageyso-Galmudug-oo-sheegtay-in-dadkii-lagu-dilay-Gaalkacyo.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Dhageyso-Galmudug-oo-sheegtay-in-dadkii-lagu-dilay-Gaalkacyo.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Degmada Gaalkacyo ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka hadlay Dil wadareedkii xalay Magaalada Gaalkacyo loogu geystay 9 ruux oo shacab ah iyo dilka Sarkaal ka tirsan Ciidanka nabadsugida Galmudug. Xirsi Yuusuf Barre oo ah Duqa Degmada Gaalkacyo oo Shir Jaraa\u2019id warbaahinta ugu qabtay gudaha Isbitaalka weyn Gaalkacyo ayaa waxaa uu sheegay in dadkii xalay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129038,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129070","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhagayso:-Dad ka soo jeeda Hirshabeelle ayaa kamid ah dadkii xalay lagu dilay Galkacyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dad-ka-soo-jeeda-hirshabeelle-ayaa-kamid-ah-dadkii-xalay-lagu-dilay-galkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhagayso:-Dad ka soo jeeda Hirshabeelle ayaa kamid ah dadkii xalay lagu dilay Galkacyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Degmada Gaalkacyo ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka hadlay Dil wadareedkii xalay Magaalada Gaalkacyo loogu geystay 9 ruux oo shacab ah iyo dilka Sarkaal ka tirsan Ciidanka nabadsugida Galmudug. Xirsi Yuusuf Barre oo ah Duqa Degmada Gaalkacyo oo Shir Jaraa\u2019id warbaahinta ugu qabtay gudaha Isbitaalka weyn Gaalkacyo ayaa waxaa uu sheegay in dadkii xalay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dad-ka-soo-jeeda-hirshabeelle-ayaa-kamid-ah-dadkii-xalay-lagu-dilay-galkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-15T12:04:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/DAAWO11.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"737\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"745\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dad-ka-soo-jeeda-hirshabeelle-ayaa-kamid-ah-dadkii-xalay-lagu-dilay-galkacyo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dad-ka-soo-jeeda-hirshabeelle-ayaa-kamid-ah-dadkii-xalay-lagu-dilay-galkacyo\/\",\"name\":\"Dhagayso:-Dad ka soo jeeda Hirshabeelle ayaa kamid ah dadkii xalay lagu dilay Galkacyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dad-ka-soo-jeeda-hirshabeelle-ayaa-kamid-ah-dadkii-xalay-lagu-dilay-galkacyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dad-ka-soo-jeeda-hirshabeelle-ayaa-kamid-ah-dadkii-xalay-lagu-dilay-galkacyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/DAAWO11.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-15T12:04:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dad-ka-soo-jeeda-hirshabeelle-ayaa-kamid-ah-dadkii-xalay-lagu-dilay-galkacyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dad-ka-soo-jeeda-hirshabeelle-ayaa-kamid-ah-dadkii-xalay-lagu-dilay-galkacyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dad-ka-soo-jeeda-hirshabeelle-ayaa-kamid-ah-dadkii-xalay-lagu-dilay-galkacyo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/DAAWO11.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/DAAWO11.jpg\",\"width\":737,\"height\":745},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dad-ka-soo-jeeda-hirshabeelle-ayaa-kamid-ah-dadkii-xalay-lagu-dilay-galkacyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhagayso:-Dad ka soo jeeda Hirshabeelle ayaa kamid ah dadkii xalay lagu dilay Galkacyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhagayso:-Dad ka soo jeeda Hirshabeelle ayaa kamid ah dadkii xalay lagu dilay Galkacyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dad-ka-soo-jeeda-hirshabeelle-ayaa-kamid-ah-dadkii-xalay-lagu-dilay-galkacyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhagayso:-Dad ka soo jeeda Hirshabeelle ayaa kamid ah dadkii xalay lagu dilay Galkacyo - Wardoon","og_description":"Maamulka Degmada Gaalkacyo ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka hadlay Dil wadareedkii xalay Magaalada Gaalkacyo loogu geystay 9 ruux oo shacab ah iyo dilka Sarkaal ka tirsan Ciidanka nabadsugida Galmudug. Xirsi Yuusuf Barre oo ah Duqa Degmada Gaalkacyo oo Shir Jaraa\u2019id warbaahinta ugu qabtay gudaha Isbitaalka weyn Gaalkacyo ayaa waxaa uu sheegay in dadkii xalay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dad-ka-soo-jeeda-hirshabeelle-ayaa-kamid-ah-dadkii-xalay-lagu-dilay-galkacyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-15T12:04:53+00:00","og_image":[{"width":737,"height":745,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/DAAWO11.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dad-ka-soo-jeeda-hirshabeelle-ayaa-kamid-ah-dadkii-xalay-lagu-dilay-galkacyo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dad-ka-soo-jeeda-hirshabeelle-ayaa-kamid-ah-dadkii-xalay-lagu-dilay-galkacyo\/","name":"Dhagayso:-Dad ka soo jeeda Hirshabeelle ayaa kamid ah dadkii xalay lagu dilay Galkacyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dad-ka-soo-jeeda-hirshabeelle-ayaa-kamid-ah-dadkii-xalay-lagu-dilay-galkacyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dad-ka-soo-jeeda-hirshabeelle-ayaa-kamid-ah-dadkii-xalay-lagu-dilay-galkacyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/DAAWO11.jpg","datePublished":"2019-06-15T12:04:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dad-ka-soo-jeeda-hirshabeelle-ayaa-kamid-ah-dadkii-xalay-lagu-dilay-galkacyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dad-ka-soo-jeeda-hirshabeelle-ayaa-kamid-ah-dadkii-xalay-lagu-dilay-galkacyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dad-ka-soo-jeeda-hirshabeelle-ayaa-kamid-ah-dadkii-xalay-lagu-dilay-galkacyo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/DAAWO11.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/DAAWO11.jpg","width":737,"height":745},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-dad-ka-soo-jeeda-hirshabeelle-ayaa-kamid-ah-dadkii-xalay-lagu-dilay-galkacyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhagayso:-Dad ka soo jeeda Hirshabeelle ayaa kamid ah dadkii xalay lagu dilay Galkacyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129070"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129070"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129070\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129072,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129070\/revisions\/129072"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129038"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129070"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129070"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129070"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}