{"id":129107,"date":"2019-06-16T13:19:53","date_gmt":"2019-06-16T11:19:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129107"},"modified":"2019-06-16T13:19:53","modified_gmt":"2019-06-16T11:19:53","slug":"meydka-wiil-dhalinyaro-ah-oo-lagu-arkay-sarkuusta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wiil-dhalinyaro-ah-oo-lagu-arkay-sarkuusta\/","title":{"rendered":"Meydka Wiil Dhalinyaro ah oo lagu arkay Sarkuusta"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaarayo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegayo in saakay lagu arkay meydka cunug yar oo uu jirkiisa ka muuqdo jirdil.<\/p>\n<p>Dadka Deegaanada Xaafadda Sarkuusta oo u dhow Ex Control Afgooye ayaa Magaalada Muqdisho ayaa saaka kusoo toosay meydka cunugaan yar oo si xun loo jirdilay.<\/p>\n<p>Dadka deegaanada ayaa sheegay in xarig uu qoorta uga xirnaa sidoo kalana wajiga looga duubay Cimaamad, waxayna tilmaameyn in meydka waqti hore ee saaka halkaas kasoo dhigay.<\/p>\n<p>\u201cSaakay markii aan soo kacnay ayaan aragnay Meydka cunuga yar oo qoorta xariga uga xiran yahay cimaamadna wajiga looga xiray,dhib kale kuma arag mana naqaano cida dishay oo meesha soo dhigtay ayuu yiri qof ka mid ah dadka xaafada sarkuusta oo goobta tegay.<\/p>\n<p>Ilaa iyo hadda weli lama oga cida dishay cunugaasi yare e meesha soo dhigtay,waxaana aad uga naxay dadka ku nool Xaafada Sarkuusta.<\/p>\n<p>Meydka cunugaan yar ayaa loo qaaday Xarunta Dambi Baarista CID-da halkaas oo laga wado baaritaan ku aadan cidda dishay iyo sababta keentay.<\/p>\n<p>Dhacdooyinka noocan oo kale ah ayaa ah kuwa inta badan ka dhaca Magalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah Gobolada dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ma jirto ilaa hadda cid cid ilaa iyo hadda loo soo qabtay meydka cunuga yar ee saakay la soo dhigay Xaafada Sarkuusta ee Magalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe waxaa kusoo badinayey dilalka, Kufsiga iyo falalka ka dhex dhaco bulshada dhexdeeda taasoo ilaa hadda loo la\u2019yahay xal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaarayo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegayo in saakay lagu arkay meydka cunug yar oo uu jirkiisa ka muuqdo jirdil. Dadka Deegaanada Xaafadda Sarkuusta oo u dhow Ex Control Afgooye ayaa Magaalada Muqdisho ayaa saaka kusoo toosay meydka cunugaan yar oo si xun loo jirdilay. Dadka deegaanada ayaa sheegay in xarig [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129108,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129107","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Meydka Wiil Dhalinyaro ah oo lagu arkay Sarkuusta - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wiil-dhalinyaro-ah-oo-lagu-arkay-sarkuusta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Meydka Wiil Dhalinyaro ah oo lagu arkay Sarkuusta - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaarayo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegayo in saakay lagu arkay meydka cunug yar oo uu jirkiisa ka muuqdo jirdil. Dadka Deegaanada Xaafadda Sarkuusta oo u dhow Ex Control Afgooye ayaa Magaalada Muqdisho ayaa saaka kusoo toosay meydka cunugaan yar oo si xun loo jirdilay. Dadka deegaanada ayaa sheegay in xarig [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wiil-dhalinyaro-ah-oo-lagu-arkay-sarkuusta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-16T11:19:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/20161220636178010193705498233.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"437\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wiil-dhalinyaro-ah-oo-lagu-arkay-sarkuusta\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wiil-dhalinyaro-ah-oo-lagu-arkay-sarkuusta\/\",\"name\":\"Meydka Wiil Dhalinyaro ah oo lagu arkay Sarkuusta - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wiil-dhalinyaro-ah-oo-lagu-arkay-sarkuusta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wiil-dhalinyaro-ah-oo-lagu-arkay-sarkuusta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/20161220636178010193705498233.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-16T11:19:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wiil-dhalinyaro-ah-oo-lagu-arkay-sarkuusta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wiil-dhalinyaro-ah-oo-lagu-arkay-sarkuusta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wiil-dhalinyaro-ah-oo-lagu-arkay-sarkuusta\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/20161220636178010193705498233.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/20161220636178010193705498233.jpg\",\"width\":660,\"height\":437},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wiil-dhalinyaro-ah-oo-lagu-arkay-sarkuusta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Meydka Wiil Dhalinyaro ah oo lagu arkay Sarkuusta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Meydka Wiil Dhalinyaro ah oo lagu arkay Sarkuusta - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wiil-dhalinyaro-ah-oo-lagu-arkay-sarkuusta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Meydka Wiil Dhalinyaro ah oo lagu arkay Sarkuusta - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaarayo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegayo in saakay lagu arkay meydka cunug yar oo uu jirkiisa ka muuqdo jirdil. Dadka Deegaanada Xaafadda Sarkuusta oo u dhow Ex Control Afgooye ayaa Magaalada Muqdisho ayaa saaka kusoo toosay meydka cunugaan yar oo si xun loo jirdilay. Dadka deegaanada ayaa sheegay in xarig [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wiil-dhalinyaro-ah-oo-lagu-arkay-sarkuusta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-16T11:19:53+00:00","og_image":[{"width":660,"height":437,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/20161220636178010193705498233.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wiil-dhalinyaro-ah-oo-lagu-arkay-sarkuusta\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wiil-dhalinyaro-ah-oo-lagu-arkay-sarkuusta\/","name":"Meydka Wiil Dhalinyaro ah oo lagu arkay Sarkuusta - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wiil-dhalinyaro-ah-oo-lagu-arkay-sarkuusta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wiil-dhalinyaro-ah-oo-lagu-arkay-sarkuusta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/20161220636178010193705498233.jpg","datePublished":"2019-06-16T11:19:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wiil-dhalinyaro-ah-oo-lagu-arkay-sarkuusta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wiil-dhalinyaro-ah-oo-lagu-arkay-sarkuusta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wiil-dhalinyaro-ah-oo-lagu-arkay-sarkuusta\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/20161220636178010193705498233.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/20161220636178010193705498233.jpg","width":660,"height":437},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-wiil-dhalinyaro-ah-oo-lagu-arkay-sarkuusta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Meydka Wiil Dhalinyaro ah oo lagu arkay Sarkuusta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129107"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129107"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129107\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129109,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129107\/revisions\/129109"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129108"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129107"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129107"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129107"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}