{"id":129120,"date":"2019-06-16T23:57:44","date_gmt":"2019-06-16T21:57:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129120"},"modified":"2019-06-16T23:57:44","modified_gmt":"2019-06-16T21:57:44","slug":"abdirahman-abdishakur-warsamemaxay-tahay-farqiga-u-dhaxeeya-xasuuqii-gaalkacyo-iyo-kan-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abdirahman-abdishakur-warsamemaxay-tahay-farqiga-u-dhaxeeya-xasuuqii-gaalkacyo-iyo-kan-baydhabo\/","title":{"rendered":"Abdirahman Abdishakur Warsame\u201cmaxay tahay farqiga u dhaxeeya xasuuqii Gaalkacyo iyo kan Baydhabo\u201d?"},"content":{"rendered":"<p>Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay xasuuqii arxan darada ahaa ee magaalada Gaalkacyo loogu geystay 13-ruux oo kasoo jeeday degaanada maamulada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in wax lala yaabo ay tahay in siyaasiyiinta ka hadashay xasuuqa Gaalkacyo ee cambaareysay, ay ka hadli waayeen xasuuqii Baydhabo ka dhacay sanadkii hore.<\/p>\n<p>Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa arrintaasi kaga hadlay qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook, isagoona xusey farqiga u dhaxeeya labadan xasuuq ee Baydhabo iyo Gaalkacyo, wuxuuna u dhigna qoraalkiisu sidan:<\/p>\n<p>\u201cHaddii siyaasigu rabo in shacabku rumeysto ama aamino waxaa lagama maarmaan ah in uu dareen iyo mowqif isku mid ah kaga jawaabo fal kasta oo gurracan. Xildhibaano badan oo labada aqal ee Baarlamaanka ka tirsan iyo siyaasiyiin kaleba waxay canbaarayeen xasuuqii Gaalkacyo ka dhacay.<\/p>\n<p>Waa tilaabo fiican, laakiin waxaa la yaab leh, marka laga reebo tiro yar oo fara ku tiris ah, inta badan xildhibaanada iyo siyaasiyiinta xasuuqa Gaalkacyo canbaareeyey, juuq kama aysan oran, labada aqal ee Baarlamaankana sooma hadal qaadin xasuuqii ay sanadkii hore Baydhabo ka gaysteen ciidanka dawlada iyo kuwa Itoobiyaanka ah, balse in badan oo ka mid ah way taageereen.<\/p>\n<p>Farqiga u dhexeeya labada xasuuq waa in kii Baydhabo ka dhacay ay dawladu ka danbaysay oo lagu dhici waayey in la canbaareeyo, laakiin xasuuqii Gaalkacyo ka dhacay ma jirin cid gooni ah oo canbaarayntiisa looga cabsado ama looga weji dadbado, taas ayaana keentay in cid waliba canbaarayso, halkii xasuuqii Baydhabo, xildhibaano iyo siyaasiyiin tira yar ay ku dhiiradeen.<\/p>\n<p>Madaxweynihii ugu horeeyey ee Soomaaliya Mudane Aadan C\/lle Cusmaan (AUN) ayaa laga reebay \u201cSoomaaliyey dadkiina kala barta\u201d.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-32.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-129121\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-32.png\" alt=\"\" width=\"491\" height=\"534\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-32.png 491w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-32-276x300.png 276w\" sizes=\"(max-width: 491px) 100vw, 491px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay xasuuqii arxan darada ahaa ee magaalada Gaalkacyo loogu geystay 13-ruux oo kasoo jeeday degaanada maamulada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in wax lala yaabo ay tahay in siyaasiyiinta ka hadashay xasuuqa Gaalkacyo ee cambaareysay, ay ka hadli waayeen xasuuqii Baydhabo ka dhacay sanadkii hore. Siyaasiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129123,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129120","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Abdirahman Abdishakur Warsame\u201cmaxay tahay farqiga u dhaxeeya xasuuqii Gaalkacyo iyo kan Baydhabo\u201d? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abdirahman-abdishakur-warsamemaxay-tahay-farqiga-u-dhaxeeya-xasuuqii-gaalkacyo-iyo-kan-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Abdirahman Abdishakur Warsame\u201cmaxay tahay farqiga u dhaxeeya xasuuqii Gaalkacyo iyo kan Baydhabo\u201d? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay xasuuqii arxan darada ahaa ee magaalada Gaalkacyo loogu geystay 13-ruux oo kasoo jeeday degaanada maamulada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in wax lala yaabo ay tahay in siyaasiyiinta ka hadashay xasuuqa Gaalkacyo ee cambaareysay, ay ka hadli waayeen xasuuqii Baydhabo ka dhacay sanadkii hore. Siyaasiga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abdirahman-abdishakur-warsamemaxay-tahay-farqiga-u-dhaxeeya-xasuuqii-gaalkacyo-iyo-kan-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-16T21:57:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abdirahman-Abdishakur-1024x724.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"724\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abdirahman-abdishakur-warsamemaxay-tahay-farqiga-u-dhaxeeya-xasuuqii-gaalkacyo-iyo-kan-baydhabo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abdirahman-abdishakur-warsamemaxay-tahay-farqiga-u-dhaxeeya-xasuuqii-gaalkacyo-iyo-kan-baydhabo\/\",\"name\":\"Abdirahman Abdishakur Warsame\u201cmaxay tahay farqiga u dhaxeeya xasuuqii Gaalkacyo iyo kan Baydhabo\u201d? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abdirahman-abdishakur-warsamemaxay-tahay-farqiga-u-dhaxeeya-xasuuqii-gaalkacyo-iyo-kan-baydhabo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abdirahman-abdishakur-warsamemaxay-tahay-farqiga-u-dhaxeeya-xasuuqii-gaalkacyo-iyo-kan-baydhabo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abdirahman-Abdishakur.png\",\"datePublished\":\"2019-06-16T21:57:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abdirahman-abdishakur-warsamemaxay-tahay-farqiga-u-dhaxeeya-xasuuqii-gaalkacyo-iyo-kan-baydhabo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abdirahman-abdishakur-warsamemaxay-tahay-farqiga-u-dhaxeeya-xasuuqii-gaalkacyo-iyo-kan-baydhabo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abdirahman-abdishakur-warsamemaxay-tahay-farqiga-u-dhaxeeya-xasuuqii-gaalkacyo-iyo-kan-baydhabo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abdirahman-Abdishakur.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abdirahman-Abdishakur.png\",\"width\":1400,\"height\":990},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abdirahman-abdishakur-warsamemaxay-tahay-farqiga-u-dhaxeeya-xasuuqii-gaalkacyo-iyo-kan-baydhabo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Abdirahman Abdishakur Warsame\u201cmaxay tahay farqiga u dhaxeeya xasuuqii Gaalkacyo iyo kan Baydhabo\u201d?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Abdirahman Abdishakur Warsame\u201cmaxay tahay farqiga u dhaxeeya xasuuqii Gaalkacyo iyo kan Baydhabo\u201d? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abdirahman-abdishakur-warsamemaxay-tahay-farqiga-u-dhaxeeya-xasuuqii-gaalkacyo-iyo-kan-baydhabo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Abdirahman Abdishakur Warsame\u201cmaxay tahay farqiga u dhaxeeya xasuuqii Gaalkacyo iyo kan Baydhabo\u201d? - Wardoon","og_description":"Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay xasuuqii arxan darada ahaa ee magaalada Gaalkacyo loogu geystay 13-ruux oo kasoo jeeday degaanada maamulada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in wax lala yaabo ay tahay in siyaasiyiinta ka hadashay xasuuqa Gaalkacyo ee cambaareysay, ay ka hadli waayeen xasuuqii Baydhabo ka dhacay sanadkii hore. Siyaasiga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abdirahman-abdishakur-warsamemaxay-tahay-farqiga-u-dhaxeeya-xasuuqii-gaalkacyo-iyo-kan-baydhabo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-16T21:57:44+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":724,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abdirahman-Abdishakur-1024x724.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abdirahman-abdishakur-warsamemaxay-tahay-farqiga-u-dhaxeeya-xasuuqii-gaalkacyo-iyo-kan-baydhabo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abdirahman-abdishakur-warsamemaxay-tahay-farqiga-u-dhaxeeya-xasuuqii-gaalkacyo-iyo-kan-baydhabo\/","name":"Abdirahman Abdishakur Warsame\u201cmaxay tahay farqiga u dhaxeeya xasuuqii Gaalkacyo iyo kan Baydhabo\u201d? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abdirahman-abdishakur-warsamemaxay-tahay-farqiga-u-dhaxeeya-xasuuqii-gaalkacyo-iyo-kan-baydhabo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abdirahman-abdishakur-warsamemaxay-tahay-farqiga-u-dhaxeeya-xasuuqii-gaalkacyo-iyo-kan-baydhabo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abdirahman-Abdishakur.png","datePublished":"2019-06-16T21:57:44+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abdirahman-abdishakur-warsamemaxay-tahay-farqiga-u-dhaxeeya-xasuuqii-gaalkacyo-iyo-kan-baydhabo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/abdirahman-abdishakur-warsamemaxay-tahay-farqiga-u-dhaxeeya-xasuuqii-gaalkacyo-iyo-kan-baydhabo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abdirahman-abdishakur-warsamemaxay-tahay-farqiga-u-dhaxeeya-xasuuqii-gaalkacyo-iyo-kan-baydhabo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abdirahman-Abdishakur.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abdirahman-Abdishakur.png","width":1400,"height":990},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abdirahman-abdishakur-warsamemaxay-tahay-farqiga-u-dhaxeeya-xasuuqii-gaalkacyo-iyo-kan-baydhabo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Abdirahman Abdishakur Warsame\u201cmaxay tahay farqiga u dhaxeeya xasuuqii Gaalkacyo iyo kan Baydhabo\u201d?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129120"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129120"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129120\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129124,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129120\/revisions\/129124"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129123"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129120"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129120"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129120"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}