{"id":129125,"date":"2019-06-17T07:41:42","date_gmt":"2019-06-17T05:41:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129125"},"modified":"2019-06-17T08:01:49","modified_gmt":"2019-06-17T06:01:49","slug":"galmudug-oo-qabatay-ragii-ka-dambeeyay-dil-ka-dhacay-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-qabatay-ragii-ka-dambeeyay-dil-ka-dhacay-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Galmudug oo qabatay ragii ka dambeeyay dil ka dhacay Dhuusamareeb+COD"},"content":{"rendered":"<p>Madaxa Xukuumadda Dowlad Goboleedka Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in ciidamada ammaanka Galmudug ay gacanta ku dhigeen dadkii ka dambeeyay dilka 4-ruux oo lagu dilay duleedka magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Shiikh Maxamed Shaakir ayaa ku tilmaamay falka ay raggan ku kaceen kuwo aan wanaagsanayn waxana uu shaaciyay in maxkamad la horgeyn doono.<\/p>\n<p>Madaxa xukuumada Galmudug Shiikh Shaakir ayaa sheegay in Maalmihii lasoo dhaafay Ciidamada Ammaanka Galmudug ay wadeen howlgalo ay ku raadinayaan dadkaan oo dil u geystay afar ruux oo la sheegay in ay shinni ku xanaaneynayeen deegaanka Bulucle ee duleedka magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Hase yeeshee ma sheegin Shiikh Maxamed Shaakir tirada dadka loo soo qabtay inay ka dambeeyeen dilka loo geystey afarta ruux ee xoogsatada ahayd.<\/p>\n<p>Afarta ruux ee lagu diley duleedka magaalada Dhuusamareeb ayaa ka soo jeeday gobolada Koofurgalbeed waxana magaalada Dhuusamareeb laga dareemayaa in dadka ka soo jeeda gobolada Koofurgalbeed ay isaga baxayaan magaalada kadib markii la soo deristey cabsi.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-129125-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Dhageyso-Galmudug-oo-gacanta-ku-dhigtay-dadkii-ka-dambeeyay-Dilka.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Dhageyso-Galmudug-oo-gacanta-ku-dhigtay-dadkii-ka-dambeeyay-Dilka.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Dhageyso-Galmudug-oo-gacanta-ku-dhigtay-dadkii-ka-dambeeyay-Dilka.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxa Xukuumadda Dowlad Goboleedka Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in ciidamada ammaanka Galmudug ay gacanta ku dhigeen dadkii ka dambeeyay dilka 4-ruux oo lagu dilay duleedka magaalada Dhuusamareeb. Shiikh Maxamed Shaakir ayaa ku tilmaamay falka ay raggan ku kaceen kuwo aan wanaagsanayn waxana uu shaaciyay in maxkamad la horgeyn doono. Madaxa xukuumada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129126,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129125","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Galmudug oo qabatay ragii ka dambeeyay dil ka dhacay Dhuusamareeb+COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-qabatay-ragii-ka-dambeeyay-dil-ka-dhacay-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Galmudug oo qabatay ragii ka dambeeyay dil ka dhacay Dhuusamareeb+COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxa Xukuumadda Dowlad Goboleedka Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in ciidamada ammaanka Galmudug ay gacanta ku dhigeen dadkii ka dambeeyay dilka 4-ruux oo lagu dilay duleedka magaalada Dhuusamareeb. Shiikh Maxamed Shaakir ayaa ku tilmaamay falka ay raggan ku kaceen kuwo aan wanaagsanayn waxana uu shaaciyay in maxkamad la horgeyn doono. Madaxa xukuumada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-qabatay-ragii-ka-dambeeyay-dil-ka-dhacay-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-17T05:41:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-06-17T06:01:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shaakir.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-qabatay-ragii-ka-dambeeyay-dil-ka-dhacay-dhuusamareeb\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-qabatay-ragii-ka-dambeeyay-dil-ka-dhacay-dhuusamareeb\/\",\"name\":\"Galmudug oo qabatay ragii ka dambeeyay dil ka dhacay Dhuusamareeb+COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-qabatay-ragii-ka-dambeeyay-dil-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-qabatay-ragii-ka-dambeeyay-dil-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shaakir.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-17T05:41:42+00:00\",\"dateModified\":\"2019-06-17T06:01:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-qabatay-ragii-ka-dambeeyay-dil-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-qabatay-ragii-ka-dambeeyay-dil-ka-dhacay-dhuusamareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-qabatay-ragii-ka-dambeeyay-dil-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shaakir.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shaakir.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-qabatay-ragii-ka-dambeeyay-dil-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Galmudug oo qabatay ragii ka dambeeyay dil ka dhacay Dhuusamareeb+COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Galmudug oo qabatay ragii ka dambeeyay dil ka dhacay Dhuusamareeb+COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-qabatay-ragii-ka-dambeeyay-dil-ka-dhacay-dhuusamareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Galmudug oo qabatay ragii ka dambeeyay dil ka dhacay Dhuusamareeb+COD - Wardoon","og_description":"Madaxa Xukuumadda Dowlad Goboleedka Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in ciidamada ammaanka Galmudug ay gacanta ku dhigeen dadkii ka dambeeyay dilka 4-ruux oo lagu dilay duleedka magaalada Dhuusamareeb. Shiikh Maxamed Shaakir ayaa ku tilmaamay falka ay raggan ku kaceen kuwo aan wanaagsanayn waxana uu shaaciyay in maxkamad la horgeyn doono. Madaxa xukuumada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-qabatay-ragii-ka-dambeeyay-dil-ka-dhacay-dhuusamareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-17T05:41:42+00:00","article_modified_time":"2019-06-17T06:01:49+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shaakir.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-qabatay-ragii-ka-dambeeyay-dil-ka-dhacay-dhuusamareeb\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-qabatay-ragii-ka-dambeeyay-dil-ka-dhacay-dhuusamareeb\/","name":"Galmudug oo qabatay ragii ka dambeeyay dil ka dhacay Dhuusamareeb+COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-qabatay-ragii-ka-dambeeyay-dil-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-qabatay-ragii-ka-dambeeyay-dil-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shaakir.jpg","datePublished":"2019-06-17T05:41:42+00:00","dateModified":"2019-06-17T06:01:49+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-qabatay-ragii-ka-dambeeyay-dil-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-qabatay-ragii-ka-dambeeyay-dil-ka-dhacay-dhuusamareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-qabatay-ragii-ka-dambeeyay-dil-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shaakir.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shaakir.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-qabatay-ragii-ka-dambeeyay-dil-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Galmudug oo qabatay ragii ka dambeeyay dil ka dhacay Dhuusamareeb+COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129125"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129125"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129125\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129141,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129125\/revisions\/129141"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129126"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129125"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129125"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129125"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}