{"id":129132,"date":"2019-06-17T07:55:33","date_gmt":"2019-06-17T05:55:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129132"},"modified":"2019-06-17T07:55:33","modified_gmt":"2019-06-17T05:55:33","slug":"daawo-odayaasha-puntland-oo-u-jawaabay-kuwa-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-puntland-oo-u-jawaabay-kuwa-baydhabo\/","title":{"rendered":"DAAWO: Odayaasha Puntland oo u Jawaabay kuwa Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p>Nabaddoon Cabdullaahi Maxamuud Jibriil oo kamid ah Waxgaradka Puntland ayaa ka fal-celiyay hadal ay shalay jeediyeen odayaal ku sugan magaalada Baydhabo, kuwaasi oo bulshada Koonfur Galbeed ee ku nool Puntland ugu baaqay inay kasoo baxaan kadib markii habeen hore dad lagu laayay Koonfurta Gaalkacyo ee Galmudug<\/p>\n<p>Nabaddoonka ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalka odayaashaas ay ka jeediyeen magaalada Baydhabo oo uu ku tilmaamay mid lagu<\/p>\n<p>aflagaaddeeyay sharafta iyo karaamada dowladda iyo shacabka Puntland, maadaama sida uu sheegay aysan jirin wax dhibaato ah oo bulshada ka soo jeeda koonfur Galbeed loogu geystay degaannada Puntland.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in shacabka ka soo jeeda degaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya ay si nabad iyo xorriyada ugu nool yihiin gudaha Puntland islamarkaana ganacsiyo ku haystaan iyagoo aan la kulmin wax dhibaato iyo cunsuriyad ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/uwH9HJVdF2c\" width=\"850\" height=\"781\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nabaddoon Cabdullaahi Maxamuud Jibriil oo kamid ah Waxgaradka Puntland ayaa ka fal-celiyay hadal ay shalay jeediyeen odayaal ku sugan magaalada Baydhabo, kuwaasi oo bulshada Koonfur Galbeed ee ku nool Puntland ugu baaqay inay kasoo baxaan kadib markii habeen hore dad lagu laayay Koonfurta Gaalkacyo ee Galmudug Nabaddoonka ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalka odayaashaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129133,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129132","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Odayaasha Puntland oo u Jawaabay kuwa Baydhabo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-puntland-oo-u-jawaabay-kuwa-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Odayaasha Puntland oo u Jawaabay kuwa Baydhabo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Nabaddoon Cabdullaahi Maxamuud Jibriil oo kamid ah Waxgaradka Puntland ayaa ka fal-celiyay hadal ay shalay jeediyeen odayaal ku sugan magaalada Baydhabo, kuwaasi oo bulshada Koonfur Galbeed ee ku nool Puntland ugu baaqay inay kasoo baxaan kadib markii habeen hore dad lagu laayay Koonfurta Gaalkacyo ee Galmudug Nabaddoonka ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalka odayaashaas [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-puntland-oo-u-jawaabay-kuwa-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-17T05:55:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-33.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"699\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"607\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-puntland-oo-u-jawaabay-kuwa-baydhabo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-puntland-oo-u-jawaabay-kuwa-baydhabo\/\",\"name\":\"DAAWO: Odayaasha Puntland oo u Jawaabay kuwa Baydhabo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-puntland-oo-u-jawaabay-kuwa-baydhabo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-puntland-oo-u-jawaabay-kuwa-baydhabo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-33.png\",\"datePublished\":\"2019-06-17T05:55:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-puntland-oo-u-jawaabay-kuwa-baydhabo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-puntland-oo-u-jawaabay-kuwa-baydhabo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-puntland-oo-u-jawaabay-kuwa-baydhabo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-33.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-33.png\",\"width\":699,\"height\":607},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-puntland-oo-u-jawaabay-kuwa-baydhabo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Odayaasha Puntland oo u Jawaabay kuwa Baydhabo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Odayaasha Puntland oo u Jawaabay kuwa Baydhabo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-puntland-oo-u-jawaabay-kuwa-baydhabo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Odayaasha Puntland oo u Jawaabay kuwa Baydhabo - Wardoon","og_description":"Nabaddoon Cabdullaahi Maxamuud Jibriil oo kamid ah Waxgaradka Puntland ayaa ka fal-celiyay hadal ay shalay jeediyeen odayaal ku sugan magaalada Baydhabo, kuwaasi oo bulshada Koonfur Galbeed ee ku nool Puntland ugu baaqay inay kasoo baxaan kadib markii habeen hore dad lagu laayay Koonfurta Gaalkacyo ee Galmudug Nabaddoonka ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadalka odayaashaas [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-puntland-oo-u-jawaabay-kuwa-baydhabo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-17T05:55:33+00:00","og_image":[{"width":699,"height":607,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-33.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-puntland-oo-u-jawaabay-kuwa-baydhabo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-puntland-oo-u-jawaabay-kuwa-baydhabo\/","name":"DAAWO: Odayaasha Puntland oo u Jawaabay kuwa Baydhabo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-puntland-oo-u-jawaabay-kuwa-baydhabo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-puntland-oo-u-jawaabay-kuwa-baydhabo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-33.png","datePublished":"2019-06-17T05:55:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-puntland-oo-u-jawaabay-kuwa-baydhabo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-puntland-oo-u-jawaabay-kuwa-baydhabo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-puntland-oo-u-jawaabay-kuwa-baydhabo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-33.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-33.png","width":699,"height":607},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-puntland-oo-u-jawaabay-kuwa-baydhabo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Odayaasha Puntland oo u Jawaabay kuwa Baydhabo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129132"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129132"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129132\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129134,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129132\/revisions\/129134"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129133"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129132"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129132"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129132"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}