{"id":129160,"date":"2019-06-17T22:01:41","date_gmt":"2019-06-17T20:01:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129160"},"modified":"2019-06-17T22:01:41","modified_gmt":"2019-06-17T20:01:41","slug":"khilaaf-xooggan-oo-kadhex-qarxay-guddoonka-baarlamaanka-hirshabelle-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-kadhex-qarxay-guddoonka-baarlamaanka-hirshabelle-video\/","title":{"rendered":"Khilaaf xooggan oo kadhex qarxay Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Khilaaf xooggan ayaa soo kala dhex galay guddoonka baarlamaanka Hirshabelle kadib markii guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabelle Cismaan Barre Maxamed oo jooga magaalada Muqdisho uu fariin ugu direy xildhibaanada baarlamaanka in kuna sheegay in baarlamaanku uu xiran yahay,hase yeeshee waxaa ka soo horjeestey amarkaas guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Hirshabelle Canab Axmed Ciise.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigaanka Baarlamaanka Hirshabelle Canab Axmed Ciise oo shir jaraa\u2019id ku qabatay gelinkii dambe ee maanta magaalada Jowhar ayaa ku tilmaantay sharci darro amarka uu ku xirey guddoomiyaha baarlamaanka kalfadhiga Baarlamaanka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa la ii sheegay in guddoomiyaha baarlamaanka oo jooga Xamar inuu xildhibaanada u soo direy fariin uu ku sheegayo in uu ku xirey baarlamaanka.\u201dayay tiri Marwo Canab Axmed Ciise.<\/p>\n<p>\u201cHaddii la xirayo baarlamaanka waa in qofka xiraya uu joogo golaha,qof ka maqan Hirshabelle iyo golaha baarlamaanka ma xiri karo baarlamaanka.\u201dayay sii raacisay Marwo Canab Axmed.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Hirshabelle Canab Axmed Ciise ayaa ugu baaqday guddoomiyaha baarlamaanka inuu dib ugu soo laabto xarunta baarlamaanka Hirshabelle ee magaalada Jowhar.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabelle Cismaan Barre ayaa ka maqan caasimada Hirshabelle dhowrkii bilood ee la soo dhaafay mana jirto kulan uu yeeshay baarlamaanka Hirshabelle muddo ka badan saddex bilood.<\/p>\n<p><strong>Halkan hoose ka daawo Shirka jaraa\u2019id ee guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Hirshabelle Canab Axmed Ciise<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/-S3ZcawGKq0\" width=\"850\" height=\"750\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khilaaf xooggan ayaa soo kala dhex galay guddoonka baarlamaanka Hirshabelle kadib markii guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabelle Cismaan Barre Maxamed oo jooga magaalada Muqdisho uu fariin ugu direy xildhibaanada baarlamaanka in kuna sheegay in baarlamaanku uu xiran yahay,hase yeeshee waxaa ka soo horjeestey amarkaas guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Hirshabelle Canab Axmed Ciise. Guddoomiye ku xigaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129161,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129160","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Khilaaf xooggan oo kadhex qarxay Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-kadhex-qarxay-guddoonka-baarlamaanka-hirshabelle-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Khilaaf xooggan oo kadhex qarxay Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Khilaaf xooggan ayaa soo kala dhex galay guddoonka baarlamaanka Hirshabelle kadib markii guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabelle Cismaan Barre Maxamed oo jooga magaalada Muqdisho uu fariin ugu direy xildhibaanada baarlamaanka in kuna sheegay in baarlamaanku uu xiran yahay,hase yeeshee waxaa ka soo horjeestey amarkaas guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Hirshabelle Canab Axmed Ciise. Guddoomiye ku xigaanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-kadhex-qarxay-guddoonka-baarlamaanka-hirshabelle-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-17T20:01:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/page-6.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-kadhex-qarxay-guddoonka-baarlamaanka-hirshabelle-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-kadhex-qarxay-guddoonka-baarlamaanka-hirshabelle-video\/\",\"name\":\"Khilaaf xooggan oo kadhex qarxay Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-kadhex-qarxay-guddoonka-baarlamaanka-hirshabelle-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-kadhex-qarxay-guddoonka-baarlamaanka-hirshabelle-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/page-6.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-17T20:01:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-kadhex-qarxay-guddoonka-baarlamaanka-hirshabelle-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-kadhex-qarxay-guddoonka-baarlamaanka-hirshabelle-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-kadhex-qarxay-guddoonka-baarlamaanka-hirshabelle-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/page-6.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/page-6.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-kadhex-qarxay-guddoonka-baarlamaanka-hirshabelle-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Khilaaf xooggan oo kadhex qarxay Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Khilaaf xooggan oo kadhex qarxay Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-kadhex-qarxay-guddoonka-baarlamaanka-hirshabelle-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Khilaaf xooggan oo kadhex qarxay Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle +VIDEO - Wardoon","og_description":"Khilaaf xooggan ayaa soo kala dhex galay guddoonka baarlamaanka Hirshabelle kadib markii guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabelle Cismaan Barre Maxamed oo jooga magaalada Muqdisho uu fariin ugu direy xildhibaanada baarlamaanka in kuna sheegay in baarlamaanku uu xiran yahay,hase yeeshee waxaa ka soo horjeestey amarkaas guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Hirshabelle Canab Axmed Ciise. Guddoomiye ku xigaanka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-kadhex-qarxay-guddoonka-baarlamaanka-hirshabelle-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-17T20:01:41+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/page-6.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-kadhex-qarxay-guddoonka-baarlamaanka-hirshabelle-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-kadhex-qarxay-guddoonka-baarlamaanka-hirshabelle-video\/","name":"Khilaaf xooggan oo kadhex qarxay Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-kadhex-qarxay-guddoonka-baarlamaanka-hirshabelle-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-kadhex-qarxay-guddoonka-baarlamaanka-hirshabelle-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/page-6.jpg","datePublished":"2019-06-17T20:01:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-kadhex-qarxay-guddoonka-baarlamaanka-hirshabelle-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-kadhex-qarxay-guddoonka-baarlamaanka-hirshabelle-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-kadhex-qarxay-guddoonka-baarlamaanka-hirshabelle-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/page-6.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/page-6.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-kadhex-qarxay-guddoonka-baarlamaanka-hirshabelle-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Khilaaf xooggan oo kadhex qarxay Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129160"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129160"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129160\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129162,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129160\/revisions\/129162"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129161"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129160"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129160"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129160"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}