{"id":129192,"date":"2019-06-18T14:07:39","date_gmt":"2019-06-18T12:07:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129192"},"modified":"2019-06-18T14:07:39","modified_gmt":"2019-06-18T12:07:39","slug":"askar-ka-tirsan-ciidamada-somaliland-oo-dil-iskugu-gaystay-magaalada-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsan-ciidamada-somaliland-oo-dil-iskugu-gaystay-magaalada-hargeysa\/","title":{"rendered":"Askar Ka Tirsan Ciidamada Somaliland Oo Dil Iskugu Gaystay Magaalada Hargeysa"},"content":{"rendered":"<p>Laba askari oo ka wada tirsan ciidamada somaliland ayaa goor dhawayd dil iskugu gaystay degmada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Warar rasmi ah oo ay shabakada caalamiga ah ee Wardoon heshay ayaa xaqiijiyey in laba askari oo ka mid ah ciidamada somaliland ay rasaas isku waydaarsadeen agagaarka xanaanada TB-da ee degmada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa, rasaastaas ayaa keentay in mid ka mid ah askarta uu dhaawac culus oo uu u geeriyooday soo gaadho, halka askarigii kalana ka baxsaday goobtii uu dilka ku gaystay.<\/p>\n<p>Sidoo kale wararka ayaa sheegay inaan wali gacanta lagu dhigin askariga dilka gaystay, waxaana askariga la dilay lagu magacaabi jiray Ina Daadays, halka askariga dilka magaciisa lagu soo koobay Dacar.<\/p>\n<p>Taliska guud ee ciidamada qaranka somaliland ayaan ilaa hada ka hadal falkan dhacay, iyada oo maydka askariga dhintayna la geeyey cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laba askari oo ka wada tirsan ciidamada somaliland ayaa goor dhawayd dil iskugu gaystay degmada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa. Warar rasmi ah oo ay shabakada caalamiga ah ee Wardoon heshay ayaa xaqiijiyey in laba askari oo ka mid ah ciidamada somaliland ay rasaas isku waydaarsadeen agagaarka xanaanada TB-da ee degmada Maxamed Mooge ee magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129024,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129192","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Askar Ka Tirsan Ciidamada Somaliland Oo Dil Iskugu Gaystay Magaalada Hargeysa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsan-ciidamada-somaliland-oo-dil-iskugu-gaystay-magaalada-hargeysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Askar Ka Tirsan Ciidamada Somaliland Oo Dil Iskugu Gaystay Magaalada Hargeysa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Laba askari oo ka wada tirsan ciidamada somaliland ayaa goor dhawayd dil iskugu gaystay degmada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa. Warar rasmi ah oo ay shabakada caalamiga ah ee Wardoon heshay ayaa xaqiijiyey in laba askari oo ka mid ah ciidamada somaliland ay rasaas isku waydaarsadeen agagaarka xanaanada TB-da ee degmada Maxamed Mooge ee magaalada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsan-ciidamada-somaliland-oo-dil-iskugu-gaystay-magaalada-hargeysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-18T12:07:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-1.gif\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/gif\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsan-ciidamada-somaliland-oo-dil-iskugu-gaystay-magaalada-hargeysa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsan-ciidamada-somaliland-oo-dil-iskugu-gaystay-magaalada-hargeysa\/\",\"name\":\"Askar Ka Tirsan Ciidamada Somaliland Oo Dil Iskugu Gaystay Magaalada Hargeysa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsan-ciidamada-somaliland-oo-dil-iskugu-gaystay-magaalada-hargeysa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsan-ciidamada-somaliland-oo-dil-iskugu-gaystay-magaalada-hargeysa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-1.gif\",\"datePublished\":\"2019-06-18T12:07:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsan-ciidamada-somaliland-oo-dil-iskugu-gaystay-magaalada-hargeysa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsan-ciidamada-somaliland-oo-dil-iskugu-gaystay-magaalada-hargeysa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsan-ciidamada-somaliland-oo-dil-iskugu-gaystay-magaalada-hargeysa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-1.gif\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-1.gif\",\"width\":500,\"height\":300},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsan-ciidamada-somaliland-oo-dil-iskugu-gaystay-magaalada-hargeysa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Askar Ka Tirsan Ciidamada Somaliland Oo Dil Iskugu Gaystay Magaalada Hargeysa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Askar Ka Tirsan Ciidamada Somaliland Oo Dil Iskugu Gaystay Magaalada Hargeysa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsan-ciidamada-somaliland-oo-dil-iskugu-gaystay-magaalada-hargeysa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Askar Ka Tirsan Ciidamada Somaliland Oo Dil Iskugu Gaystay Magaalada Hargeysa - Wardoon","og_description":"Laba askari oo ka wada tirsan ciidamada somaliland ayaa goor dhawayd dil iskugu gaystay degmada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa. Warar rasmi ah oo ay shabakada caalamiga ah ee Wardoon heshay ayaa xaqiijiyey in laba askari oo ka mid ah ciidamada somaliland ay rasaas isku waydaarsadeen agagaarka xanaanada TB-da ee degmada Maxamed Mooge ee magaalada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsan-ciidamada-somaliland-oo-dil-iskugu-gaystay-magaalada-hargeysa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-18T12:07:39+00:00","og_image":[{"width":500,"height":300,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-1.gif","type":"image\/gif"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsan-ciidamada-somaliland-oo-dil-iskugu-gaystay-magaalada-hargeysa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsan-ciidamada-somaliland-oo-dil-iskugu-gaystay-magaalada-hargeysa\/","name":"Askar Ka Tirsan Ciidamada Somaliland Oo Dil Iskugu Gaystay Magaalada Hargeysa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsan-ciidamada-somaliland-oo-dil-iskugu-gaystay-magaalada-hargeysa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsan-ciidamada-somaliland-oo-dil-iskugu-gaystay-magaalada-hargeysa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-1.gif","datePublished":"2019-06-18T12:07:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsan-ciidamada-somaliland-oo-dil-iskugu-gaystay-magaalada-hargeysa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsan-ciidamada-somaliland-oo-dil-iskugu-gaystay-magaalada-hargeysa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsan-ciidamada-somaliland-oo-dil-iskugu-gaystay-magaalada-hargeysa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-1.gif","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-1.gif","width":500,"height":300},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsan-ciidamada-somaliland-oo-dil-iskugu-gaystay-magaalada-hargeysa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Askar Ka Tirsan Ciidamada Somaliland Oo Dil Iskugu Gaystay Magaalada Hargeysa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129192"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129192"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129192\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129193,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129192\/revisions\/129193"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129024"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129192"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129192"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129192"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}