{"id":129215,"date":"2019-06-19T07:37:27","date_gmt":"2019-06-19T05:37:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129215"},"modified":"2019-06-19T07:37:27","modified_gmt":"2019-06-19T05:37:27","slug":"farmaajo-oo-agaasime-kuxigeenkii-shanaad-umagacaabay-villa-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-agaasime-kuxigeenkii-shanaad-umagacaabay-villa-somalia\/","title":{"rendered":"Farmaajo oo Agaasime kuxigeenkii  shanaad umagacaabay Villa Somalia"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay Agaasime kuxigeenka Madaxtooyada Villa Somalia, iyadoo uu noqonayo Agaasime kuxigeenkii shanaad ee soo maray Madaxtooyada labadii sano ee Madaxweynaha xafiiska joogo.<\/p>\n<p>Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa C\/llaahi Sheekh C\/kariim Yuusuf loogu magacaabay Agaasime kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada, iyadoo uu la shaqeyn doono Agaasimaha Madaxtooyada Eng. Nuur Fursade oo bil ka hor la magacaabay.<\/p>\n<p>Agaasime kuxigeenka labaad ayaa howshiisa noqon doona Maamulka iyo Maaliyadda Madaxtooyada oo horay ay gacanta ugu jirtay wiil uu Adeer u ahaa Madaxweyne Farmaajo, kaasoo awood badan ku lahaa Madaxtooyada, horayna cabasho badan uga yimaadeen.<\/p>\n<p>Labadii sano ee la soo dhaafay howsha Madaxtooyada Villa Somalia ayaa aheyd mid aan fadhin, waxaa isku bedeshay illaa Shan Agaasime iyo lix Agaasime kuxigeeno, waxaana Madaxtooyada oo ah halka dalka looga arrimiyo aheyd howsheeda mid jaanta rogan ah.<\/p>\n<p>Madaxtooyada Villa Somalia ayaa muddooyinkii u dambeeyay ka jireen Kooxo isku hayay awoodda Maamulka, Siyaasadda iyo dhaqaalaha, waxaana kooxda ugu awoodda badan hoggaaminayay nin lagu magacaabo C\/risaaq Caato oo ku magacawnaa Agaasime kuxigeenka Madaxtooyada, isla markaana isticmaalayay awoodda Agaasimihii hore Madaxtooyada Drs Aamina Saciid.<\/p>\n<p>Agaasinka cusub ee Madaxyooyada ayaa la filayaa inay ka saaraan Madaxtooyada kala guurka ay ku jirto iyo saldhigasho la\u2019aanta, taasoo sabab u noqotay in muddo labo sano gudahood ay soo maraan tiro 10 xubnood oo isugu jiray Agaasimayaal iyo Agaasime kuxigeeno.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay Agaasime kuxigeenka Madaxtooyada Villa Somalia, iyadoo uu noqonayo Agaasime kuxigeenkii shanaad ee soo maray Madaxtooyada labadii sano ee Madaxweynaha xafiiska joogo. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa C\/llaahi Sheekh C\/kariim Yuusuf loogu magacaabay Agaasime kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada, iyadoo uu la shaqeyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129216,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129215","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo oo Agaasime kuxigeenkii shanaad umagacaabay Villa Somalia - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-agaasime-kuxigeenkii-shanaad-umagacaabay-villa-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo oo Agaasime kuxigeenkii shanaad umagacaabay Villa Somalia - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay Agaasime kuxigeenka Madaxtooyada Villa Somalia, iyadoo uu noqonayo Agaasime kuxigeenkii shanaad ee soo maray Madaxtooyada labadii sano ee Madaxweynaha xafiiska joogo. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa C\/llaahi Sheekh C\/kariim Yuusuf loogu magacaabay Agaasime kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada, iyadoo uu la shaqeyn [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-agaasime-kuxigeenkii-shanaad-umagacaabay-villa-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-19T05:37:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/agasime-xigen-696x463.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"463\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-agaasime-kuxigeenkii-shanaad-umagacaabay-villa-somalia\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-agaasime-kuxigeenkii-shanaad-umagacaabay-villa-somalia\/\",\"name\":\"Farmaajo oo Agaasime kuxigeenkii shanaad umagacaabay Villa Somalia - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-agaasime-kuxigeenkii-shanaad-umagacaabay-villa-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-agaasime-kuxigeenkii-shanaad-umagacaabay-villa-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/agasime-xigen-696x463.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-19T05:37:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-agaasime-kuxigeenkii-shanaad-umagacaabay-villa-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-agaasime-kuxigeenkii-shanaad-umagacaabay-villa-somalia\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-agaasime-kuxigeenkii-shanaad-umagacaabay-villa-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/agasime-xigen-696x463.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/agasime-xigen-696x463.jpg\",\"width\":696,\"height\":463},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-agaasime-kuxigeenkii-shanaad-umagacaabay-villa-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo oo Agaasime kuxigeenkii shanaad umagacaabay Villa Somalia\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo oo Agaasime kuxigeenkii shanaad umagacaabay Villa Somalia - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-agaasime-kuxigeenkii-shanaad-umagacaabay-villa-somalia\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo oo Agaasime kuxigeenkii shanaad umagacaabay Villa Somalia - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay Agaasime kuxigeenka Madaxtooyada Villa Somalia, iyadoo uu noqonayo Agaasime kuxigeenkii shanaad ee soo maray Madaxtooyada labadii sano ee Madaxweynaha xafiiska joogo. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa C\/llaahi Sheekh C\/kariim Yuusuf loogu magacaabay Agaasime kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada, iyadoo uu la shaqeyn [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-agaasime-kuxigeenkii-shanaad-umagacaabay-villa-somalia\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-19T05:37:27+00:00","og_image":[{"width":696,"height":463,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/agasime-xigen-696x463.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-agaasime-kuxigeenkii-shanaad-umagacaabay-villa-somalia\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-agaasime-kuxigeenkii-shanaad-umagacaabay-villa-somalia\/","name":"Farmaajo oo Agaasime kuxigeenkii shanaad umagacaabay Villa Somalia - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-agaasime-kuxigeenkii-shanaad-umagacaabay-villa-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-agaasime-kuxigeenkii-shanaad-umagacaabay-villa-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/agasime-xigen-696x463.jpg","datePublished":"2019-06-19T05:37:27+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-agaasime-kuxigeenkii-shanaad-umagacaabay-villa-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-agaasime-kuxigeenkii-shanaad-umagacaabay-villa-somalia\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-agaasime-kuxigeenkii-shanaad-umagacaabay-villa-somalia\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/agasime-xigen-696x463.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/agasime-xigen-696x463.jpg","width":696,"height":463},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-agaasime-kuxigeenkii-shanaad-umagacaabay-villa-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo oo Agaasime kuxigeenkii shanaad umagacaabay Villa Somalia"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129215"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129215"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129215\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129218,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129215\/revisions\/129218"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129216"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129215"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129215"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129215"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}