{"id":129235,"date":"2019-06-19T13:02:29","date_gmt":"2019-06-19T11:02:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129235"},"modified":"2019-06-19T13:02:29","modified_gmt":"2019-06-19T11:02:29","slug":"xildhibaan-mahad-salaad-oo-sharcidarro-ku-tilmaamay-qoraalkii-wasaaradda-arrimaha-gudaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-sharcidarro-ku-tilmaamay-qoraalkii-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Mahad Salaad oo Sharcidarro ku tilmaamay Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay soo saartay War-saxaafadeed ay uga hadashay in ay xiligeeda ku dhaceyso doorashada Galmudug,iyada oo ku baaqday shir dib u heshiisiin ah,waxaana qoraalkaas ka horyimid Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sheegay in Maamulka Galmudug uu yahay mid leh Dastuur,isla markaana aysan faragelin Karin dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cGalmudug waa dowlad goboleed dhisan oo leh dastuur u gaar ah, madax la doortay iyo maamul lagu heshiiyay. Sidaas daraadeed, Wasaarada Arimaha Gudaha door toos ah iyo mid dadban midna kuma lahan faragelinta doorashooyinka dowlad goboleedyada. War Saxaafadeedka xalay saqdii dhaxe kasoo baxayna malahan wax sal sharci ah oo la daliishado ayuu yiri Xildhibaan Mahad Salad.<\/p>\n<p>Si kastaba War-saxaafadeedkii xalay kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya weli dhankooda wax jawaab ah kama bixin Madaxda ugu sareeysa Dowlad Goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-36.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-129237\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-36.png\" alt=\"\" width=\"486\" height=\"670\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-36.png 486w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-36-218x300.png 218w\" sizes=\"(max-width: 486px) 100vw, 486px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay soo saartay War-saxaafadeed ay uga hadashay in ay xiligeeda ku dhaceyso doorashada Galmudug,iyada oo ku baaqday shir dib u heshiisiin ah,waxaana qoraalkaas ka horyimid Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka. Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129236,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129235","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Mahad Salaad oo Sharcidarro ku tilmaamay Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-sharcidarro-ku-tilmaamay-qoraalkii-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Mahad Salaad oo Sharcidarro ku tilmaamay Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay soo saartay War-saxaafadeed ay uga hadashay in ay xiligeeda ku dhaceyso doorashada Galmudug,iyada oo ku baaqday shir dib u heshiisiin ah,waxaana qoraalkaas ka horyimid Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka. Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sheegay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-sharcidarro-ku-tilmaamay-qoraalkii-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-19T11:02:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/mahad-salaad.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"541\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-sharcidarro-ku-tilmaamay-qoraalkii-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-sharcidarro-ku-tilmaamay-qoraalkii-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/\",\"name\":\"Xildhibaan Mahad Salaad oo Sharcidarro ku tilmaamay Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-sharcidarro-ku-tilmaamay-qoraalkii-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-sharcidarro-ku-tilmaamay-qoraalkii-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/mahad-salaad.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-19T11:02:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-sharcidarro-ku-tilmaamay-qoraalkii-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-sharcidarro-ku-tilmaamay-qoraalkii-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-sharcidarro-ku-tilmaamay-qoraalkii-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/mahad-salaad.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/mahad-salaad.jpg\",\"width\":512,\"height\":541},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-sharcidarro-ku-tilmaamay-qoraalkii-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Mahad Salaad oo Sharcidarro ku tilmaamay Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Mahad Salaad oo Sharcidarro ku tilmaamay Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-sharcidarro-ku-tilmaamay-qoraalkii-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Mahad Salaad oo Sharcidarro ku tilmaamay Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay soo saartay War-saxaafadeed ay uga hadashay in ay xiligeeda ku dhaceyso doorashada Galmudug,iyada oo ku baaqday shir dib u heshiisiin ah,waxaana qoraalkaas ka horyimid Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka. Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sheegay in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-sharcidarro-ku-tilmaamay-qoraalkii-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-19T11:02:29+00:00","og_image":[{"width":512,"height":541,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/mahad-salaad.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-sharcidarro-ku-tilmaamay-qoraalkii-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-sharcidarro-ku-tilmaamay-qoraalkii-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/","name":"Xildhibaan Mahad Salaad oo Sharcidarro ku tilmaamay Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-sharcidarro-ku-tilmaamay-qoraalkii-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-sharcidarro-ku-tilmaamay-qoraalkii-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/mahad-salaad.jpg","datePublished":"2019-06-19T11:02:29+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-sharcidarro-ku-tilmaamay-qoraalkii-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-sharcidarro-ku-tilmaamay-qoraalkii-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-sharcidarro-ku-tilmaamay-qoraalkii-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/mahad-salaad.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/mahad-salaad.jpg","width":512,"height":541},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-mahad-salaad-oo-sharcidarro-ku-tilmaamay-qoraalkii-wasaaradda-arrimaha-gudaha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Mahad Salaad oo Sharcidarro ku tilmaamay Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129235"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129235"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129235\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129238,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129235\/revisions\/129238"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129236"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129235"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129235"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129235"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}