{"id":129266,"date":"2019-06-20T14:39:36","date_gmt":"2019-06-20T12:39:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129266"},"modified":"2019-06-20T14:39:36","modified_gmt":"2019-06-20T12:39:36","slug":"xaaf-galmudug-waa-state-xor-ah-oo-madaxbanaan-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-galmudug-waa-state-xor-ah-oo-madaxbanaan-video\/","title":{"rendered":"Xaaf \u201cGalmudug Waa state xor ah oo madaxbanaan +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo shir jaraa\u2019id ku qabtay maanta magaalada Dhuusamareeb ayaa ku tilmaamay xadgudub Warqadii Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya kasoo baxday ee looga hadlay doorashada Galmudug iyo mudada xilheynta Madaxweyne Xaaf.<\/p>\n<p>Xaaf oo dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb kadib safar uu ugaga maqnaa dalka dibadiisa ayaa shirkiisa jaraa\u2019id ugaga hadlay arrimo dhinacyo kala duwan taabanaya isagoo ku eedeeyay dowlada federalka inay farogelin ku hayso maamulkiisa.<\/p>\n<p>\u201cHowsheenu ha ahaato aan is difaacno,Howsheenu ha ahaato aan is ilaalino,Howsheenu ha ahaato aan isku tashano,dhamaan xildhibaano iyo wasiiro waxan u baahanahay in aan si deg-deg ah isugu imaano oo aan aayaheena ka tashano,\u201dayuu yiri Madaxweyne Xaaf.<\/p>\n<p>Dhinaca kale waxa uu Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug ayaa ku tilmaamay dilkii ka dhacay Koofurta Gaalkacyo inuu ahaa mid siyaasad ay ka dambeysay isagoo sheegay in dilkaas ay ka dambeeyeen ciidamo ka tirsan qeybta 21aad ee xoogga dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/yQ8SR3MNjBk\" width=\"850\" height=\"750\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo shir jaraa\u2019id ku qabtay maanta magaalada Dhuusamareeb ayaa ku tilmaamay xadgudub Warqadii Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya kasoo baxday ee looga hadlay doorashada Galmudug iyo mudada xilheynta Madaxweyne Xaaf. Xaaf oo dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb kadib safar uu ugaga maqnaa dalka dibadiisa ayaa shirkiisa jaraa\u2019id ugaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129267,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129266","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xaaf \u201cGalmudug Waa state xor ah oo madaxbanaan +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-galmudug-waa-state-xor-ah-oo-madaxbanaan-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xaaf \u201cGalmudug Waa state xor ah oo madaxbanaan +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo shir jaraa\u2019id ku qabtay maanta magaalada Dhuusamareeb ayaa ku tilmaamay xadgudub Warqadii Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya kasoo baxday ee looga hadlay doorashada Galmudug iyo mudada xilheynta Madaxweyne Xaaf. Xaaf oo dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb kadib safar uu ugaga maqnaa dalka dibadiisa ayaa shirkiisa jaraa\u2019id ugaga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-galmudug-waa-state-xor-ah-oo-madaxbanaan-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-20T12:39:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-39.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"852\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"623\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-galmudug-waa-state-xor-ah-oo-madaxbanaan-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-galmudug-waa-state-xor-ah-oo-madaxbanaan-video\/\",\"name\":\"Xaaf \u201cGalmudug Waa state xor ah oo madaxbanaan +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-galmudug-waa-state-xor-ah-oo-madaxbanaan-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-galmudug-waa-state-xor-ah-oo-madaxbanaan-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-39.png\",\"datePublished\":\"2019-06-20T12:39:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-galmudug-waa-state-xor-ah-oo-madaxbanaan-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-galmudug-waa-state-xor-ah-oo-madaxbanaan-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-galmudug-waa-state-xor-ah-oo-madaxbanaan-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-39.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-39.png\",\"width\":852,\"height\":623},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-galmudug-waa-state-xor-ah-oo-madaxbanaan-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xaaf \u201cGalmudug Waa state xor ah oo madaxbanaan +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xaaf \u201cGalmudug Waa state xor ah oo madaxbanaan +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-galmudug-waa-state-xor-ah-oo-madaxbanaan-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xaaf \u201cGalmudug Waa state xor ah oo madaxbanaan +VIDEO - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo shir jaraa\u2019id ku qabtay maanta magaalada Dhuusamareeb ayaa ku tilmaamay xadgudub Warqadii Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya kasoo baxday ee looga hadlay doorashada Galmudug iyo mudada xilheynta Madaxweyne Xaaf. Xaaf oo dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb kadib safar uu ugaga maqnaa dalka dibadiisa ayaa shirkiisa jaraa\u2019id ugaga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-galmudug-waa-state-xor-ah-oo-madaxbanaan-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-20T12:39:36+00:00","og_image":[{"width":852,"height":623,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-39.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-galmudug-waa-state-xor-ah-oo-madaxbanaan-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-galmudug-waa-state-xor-ah-oo-madaxbanaan-video\/","name":"Xaaf \u201cGalmudug Waa state xor ah oo madaxbanaan +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-galmudug-waa-state-xor-ah-oo-madaxbanaan-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-galmudug-waa-state-xor-ah-oo-madaxbanaan-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-39.png","datePublished":"2019-06-20T12:39:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-galmudug-waa-state-xor-ah-oo-madaxbanaan-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-galmudug-waa-state-xor-ah-oo-madaxbanaan-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-galmudug-waa-state-xor-ah-oo-madaxbanaan-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-39.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Skjermbilde-39.png","width":852,"height":623},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-galmudug-waa-state-xor-ah-oo-madaxbanaan-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xaaf \u201cGalmudug Waa state xor ah oo madaxbanaan +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129266"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129266"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129266\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129269,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129266\/revisions\/129269"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129267"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129266"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129266"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129266"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}