{"id":129270,"date":"2019-06-20T15:01:13","date_gmt":"2019-06-20T13:01:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129270"},"modified":"2019-06-20T15:01:13","modified_gmt":"2019-06-20T13:01:13","slug":"baarlamaanka-carabta-oo-difaacay-badda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-carabta-oo-difaacay-badda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka Carabta oo difaacay Badda Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Carabta ayaa ka hadlay markii ugu horeysay muranka badda ee ka dhex jira Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay Baarlamaanka carabta ayaa lagu sheegay inay taageerayaan jamhuuriyada soomaaliya ugu baaqay dowladda Kenya in ay faraha kala baxdo biyaha Carbeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cBaarlamaanka Carbeed waxa uu taageerayaa Jamhuuriyadda Soomaaliya si loo dhowro midnimadeeda, nabadgelyadeeda, deganaanshaheeda, bedqabka dhulkeeda, xorriyadeeda, milgaheeda, beri, bad iyo cir\u201dayaa lagu yiri bayaanka ka soo baxay Baarlamaanka carabta.<\/p>\n<p>Baarlamaanka Carbeed waxa uu ugu baaqayaa dowlada Kenya in ay faraha kala baxdo biyo goboleedka Jamhuuriyadda Soomaaliya, oo ah qeyb aan ka go\u2019ayn biyaha carbeed oo lama taabtaan ah.\u201dayaa ka mid ahaa ereyadii lagu qoray bayaanka ka soo baxay baarlamaanka carbeed.<\/p>\n<p>Sidoo kale Baarlamaanka Carabta ayaa ugu baaqay wadamada Carbeed in ay garab istaagaan Jamhuuriyadda Soomaaliya<\/p>\n<p>Muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa lagu wadaa in dhamaadka sanadkan ay go\u2019aan ka gaarto Maxkamada Caalamiga ah ee ICJ.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Carabta ayaa ka hadlay markii ugu horeysay muranka badda ee ka dhex jira Soomaaliya iyo Kenya. Qoraal ka soo baxay Baarlamaanka carabta ayaa lagu sheegay inay taageerayaan jamhuuriyada soomaaliya ugu baaqay dowladda Kenya in ay faraha kala baxdo biyaha Carbeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. \u201cBaarlamaanka Carbeed waxa uu taageerayaa Jamhuuriyadda Soomaaliya si loo dhowro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129271,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129270","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Baarlamaanka Carabta oo difaacay Badda Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-carabta-oo-difaacay-badda-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Baarlamaanka Carabta oo difaacay Badda Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Baarlamaanka Carabta ayaa ka hadlay markii ugu horeysay muranka badda ee ka dhex jira Soomaaliya iyo Kenya. Qoraal ka soo baxay Baarlamaanka carabta ayaa lagu sheegay inay taageerayaan jamhuuriyada soomaaliya ugu baaqay dowladda Kenya in ay faraha kala baxdo biyaha Carbeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. \u201cBaarlamaanka Carbeed waxa uu taageerayaa Jamhuuriyadda Soomaaliya si loo dhowro [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-carabta-oo-difaacay-badda-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-20T13:01:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2019620636966075271263742ARAB-LEAG-640x350.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"350\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-carabta-oo-difaacay-badda-soomaaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-carabta-oo-difaacay-badda-soomaaliya\/\",\"name\":\"Baarlamaanka Carabta oo difaacay Badda Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-carabta-oo-difaacay-badda-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-carabta-oo-difaacay-badda-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2019620636966075271263742ARAB-LEAG-640x350.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-20T13:01:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-carabta-oo-difaacay-badda-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-carabta-oo-difaacay-badda-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-carabta-oo-difaacay-badda-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2019620636966075271263742ARAB-LEAG-640x350.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2019620636966075271263742ARAB-LEAG-640x350.jpg\",\"width\":640,\"height\":350},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-carabta-oo-difaacay-badda-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Baarlamaanka Carabta oo difaacay Badda Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Baarlamaanka Carabta oo difaacay Badda Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-carabta-oo-difaacay-badda-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Baarlamaanka Carabta oo difaacay Badda Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Baarlamaanka Carabta ayaa ka hadlay markii ugu horeysay muranka badda ee ka dhex jira Soomaaliya iyo Kenya. Qoraal ka soo baxay Baarlamaanka carabta ayaa lagu sheegay inay taageerayaan jamhuuriyada soomaaliya ugu baaqay dowladda Kenya in ay faraha kala baxdo biyaha Carbeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. \u201cBaarlamaanka Carbeed waxa uu taageerayaa Jamhuuriyadda Soomaaliya si loo dhowro [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-carabta-oo-difaacay-badda-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-20T13:01:13+00:00","og_image":[{"width":640,"height":350,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2019620636966075271263742ARAB-LEAG-640x350.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-carabta-oo-difaacay-badda-soomaaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-carabta-oo-difaacay-badda-soomaaliya\/","name":"Baarlamaanka Carabta oo difaacay Badda Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-carabta-oo-difaacay-badda-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-carabta-oo-difaacay-badda-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2019620636966075271263742ARAB-LEAG-640x350.jpg","datePublished":"2019-06-20T13:01:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-carabta-oo-difaacay-badda-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-carabta-oo-difaacay-badda-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-carabta-oo-difaacay-badda-soomaaliya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2019620636966075271263742ARAB-LEAG-640x350.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/2019620636966075271263742ARAB-LEAG-640x350.jpg","width":640,"height":350},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-carabta-oo-difaacay-badda-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Baarlamaanka Carabta oo difaacay Badda Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129270"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129270"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129270\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129272,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129270\/revisions\/129272"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129271"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129270"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129270"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129270"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}