{"id":129277,"date":"2019-06-20T15:19:12","date_gmt":"2019-06-20T13:19:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129277"},"modified":"2019-06-20T15:22:28","modified_gmt":"2019-06-20T13:22:28","slug":"maraykanka-oo-qirtay-in-diyaarad-daroon-ah-laga-soo-riday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-qirtay-in-diyaarad-daroon-ah-laga-soo-riday\/","title":{"rendered":"Maraykanka oo qirtay in Diyaarad Daroon ah laga soo riday+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Diyaarad Daroon oo ay Milliteriga Maraykanka lahaayeen ayaa lagu soo riday Hawada dalka Iiraan, sida ay Warbaahinat Iiraan shaaciyeen.<\/p>\n<p>Sarkaal Maraykan oo aan fasax u haysanin inuu la hadlo Warbaahinta ayaa u xaqiijiyey Wakaalladda Wararka REUTERS warka ku aadan in Milliteriga Maraykanka laga soo riday Diyaarad Daroon ah.<\/p>\n<p>Sarkaalkaasi waxa uu ku dooday in Diyaaradaasi lagu toogtay Hawada Caalamiga ee duleedka Gacanka Hormuz ee u dhow Iiraan.<\/p>\n<p>Waxa uu intaasi ku daray inay Milliteriga Iiraan u adeegsadeen Gantaalladda Lidka Diyaaradaha si ay u soo ridaan Diyaaradaasi.<\/p>\n<p>Sarkaalka waxa kale oo uu tilmaamay in Diyaaradda Daroonka ee la soo riday ay lahaayeen Ciiddanka Badda ee Maraykanka, nooceeduna ahaa MQ-4C Triton.<\/p>\n<p>Faahfaahin kale oo dheeraad ah lagama bixinin dhacdadaasi iyo waqtigii Diyaaradda la toogtay.<\/p>\n<p>Diyaaradda Daroonka ee nooceedu yahay MQ-4C Triton waxaa la sheegay inay awood u leedahay inay inay hawada ku jirto muddo 24-sacadood, iyadoo ku duuli karta jog ka sareeya 10 mayl, waxayna Hawlgal ka fulin kartaa masaafo dhan 8.200 oo nautical maylis ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/GlpU0OZ6R40\" width=\"850\" height=\"750\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/yQtewFURl9Y.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-129278\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/yQtewFURl9Y.jpg\" alt=\"\" width=\"1242\" height=\"1389\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/yQtewFURl9Y.jpg 1242w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/yQtewFURl9Y-268x300.jpg 268w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/yQtewFURl9Y-768x859.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/yQtewFURl9Y-916x1024.jpg 916w\" sizes=\"(max-width: 1242px) 100vw, 1242px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/defence-blog.com\/news\/u-s-officials-confirms-iranian-missile-shoots-down-mq-4c-triton-drone.html\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaarad Daroon oo ay Milliteriga Maraykanka lahaayeen ayaa lagu soo riday Hawada dalka Iiraan, sida ay Warbaahinat Iiraan shaaciyeen. Sarkaal Maraykan oo aan fasax u haysanin inuu la hadlo Warbaahinta ayaa u xaqiijiyey Wakaalladda Wararka REUTERS warka ku aadan in Milliteriga Maraykanka laga soo riday Diyaarad Daroon ah. Sarkaalkaasi waxa uu ku dooday in Diyaaradaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129279,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129277","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maraykanka oo qirtay in Diyaarad Daroon ah laga soo riday+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-qirtay-in-diyaarad-daroon-ah-laga-soo-riday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maraykanka oo qirtay in Diyaarad Daroon ah laga soo riday+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Diyaarad Daroon oo ay Milliteriga Maraykanka lahaayeen ayaa lagu soo riday Hawada dalka Iiraan, sida ay Warbaahinat Iiraan shaaciyeen. Sarkaal Maraykan oo aan fasax u haysanin inuu la hadlo Warbaahinta ayaa u xaqiijiyey Wakaalladda Wararka REUTERS warka ku aadan in Milliteriga Maraykanka laga soo riday Diyaarad Daroon ah. Sarkaalkaasi waxa uu ku dooday in Diyaaradaasi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-qirtay-in-diyaarad-daroon-ah-laga-soo-riday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-20T13:19:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-06-20T13:22:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/RQ-4-Global-Hawk.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-qirtay-in-diyaarad-daroon-ah-laga-soo-riday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-qirtay-in-diyaarad-daroon-ah-laga-soo-riday\/\",\"name\":\"Maraykanka oo qirtay in Diyaarad Daroon ah laga soo riday+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-qirtay-in-diyaarad-daroon-ah-laga-soo-riday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-qirtay-in-diyaarad-daroon-ah-laga-soo-riday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/RQ-4-Global-Hawk.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-20T13:19:12+00:00\",\"dateModified\":\"2019-06-20T13:22:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-qirtay-in-diyaarad-daroon-ah-laga-soo-riday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-qirtay-in-diyaarad-daroon-ah-laga-soo-riday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-qirtay-in-diyaarad-daroon-ah-laga-soo-riday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/RQ-4-Global-Hawk.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/RQ-4-Global-Hawk.jpg\",\"width\":960,\"height\":500},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-qirtay-in-diyaarad-daroon-ah-laga-soo-riday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maraykanka oo qirtay in Diyaarad Daroon ah laga soo riday+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maraykanka oo qirtay in Diyaarad Daroon ah laga soo riday+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-qirtay-in-diyaarad-daroon-ah-laga-soo-riday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maraykanka oo qirtay in Diyaarad Daroon ah laga soo riday+VIDEO - Wardoon","og_description":"Diyaarad Daroon oo ay Milliteriga Maraykanka lahaayeen ayaa lagu soo riday Hawada dalka Iiraan, sida ay Warbaahinat Iiraan shaaciyeen. Sarkaal Maraykan oo aan fasax u haysanin inuu la hadlo Warbaahinta ayaa u xaqiijiyey Wakaalladda Wararka REUTERS warka ku aadan in Milliteriga Maraykanka laga soo riday Diyaarad Daroon ah. Sarkaalkaasi waxa uu ku dooday in Diyaaradaasi [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-qirtay-in-diyaarad-daroon-ah-laga-soo-riday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-20T13:19:12+00:00","article_modified_time":"2019-06-20T13:22:28+00:00","og_image":[{"width":960,"height":500,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/RQ-4-Global-Hawk.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-qirtay-in-diyaarad-daroon-ah-laga-soo-riday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-qirtay-in-diyaarad-daroon-ah-laga-soo-riday\/","name":"Maraykanka oo qirtay in Diyaarad Daroon ah laga soo riday+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-qirtay-in-diyaarad-daroon-ah-laga-soo-riday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-qirtay-in-diyaarad-daroon-ah-laga-soo-riday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/RQ-4-Global-Hawk.jpg","datePublished":"2019-06-20T13:19:12+00:00","dateModified":"2019-06-20T13:22:28+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-qirtay-in-diyaarad-daroon-ah-laga-soo-riday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-qirtay-in-diyaarad-daroon-ah-laga-soo-riday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-qirtay-in-diyaarad-daroon-ah-laga-soo-riday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/RQ-4-Global-Hawk.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/RQ-4-Global-Hawk.jpg","width":960,"height":500},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-qirtay-in-diyaarad-daroon-ah-laga-soo-riday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maraykanka oo qirtay in Diyaarad Daroon ah laga soo riday+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129277"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129277"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129277\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129282,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129277\/revisions\/129282"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129279"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129277"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129277"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129277"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}