{"id":129536,"date":"2019-06-24T11:43:35","date_gmt":"2019-06-24T09:43:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129536"},"modified":"2019-06-24T11:43:35","modified_gmt":"2019-06-24T09:43:35","slug":"waxgaradka-m-cadaado-oo-soodhaweeyay-imaanshaha-madaxweyne-xaaf","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waxgaradka-m-cadaado-oo-soodhaweeyay-imaanshaha-madaxweyne-xaaf\/","title":{"rendered":"Waxgaradka M\/ Cadaado oo soodhaweeyay Imaanshaha Madaxweyne Xaaf"},"content":{"rendered":"<p>Kulan ay Maanta ku yeesheen Magalada Cadaado ee gobolka Galgaduud Waxgaradka iyo Odayaasha Dhaqanka ee Magalada Cadaado ayaa waxaa ay kaga hadleen isbedelka ka dhacay Galmudug iyo imaanshaha Madaxweyne Xaaf ee Magalada Cadaado.<\/p>\n<p>Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa waxa wararka la helayo ay sheegayaan in Odayaasha iyo waxgaradka Cadaado ay isku raaceen in Magalada lagu soo dhaweeyo Madaxweyne Xaaf oo haatan ku sugan deegaanka Godinlabe.<\/p>\n<p>Waxaa ay qaarkood sheegeen in Madaxweyne Xaaf uu la soo xiriiray si uu dib ugu soo laabto Magalada Cadaado oo in ka badan sanad uu ka maqnaa,isla markaana fariisin u aheyd Magalada Dhuusamareeb ee isla gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Magalada Cadaado uga maqnaa khilaaf kala dhaxeeyay Dowladda Federaalka,hayeeshee ugu dambeyn markale uu dib ugu soo laabtay, kadib markii ay is khilaafeen Maamulkii Gobolada Dhexe ee Ahlusunna balse ku biiray Maamulka Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan ay Maanta ku yeesheen Magalada Cadaado ee gobolka Galgaduud Waxgaradka iyo Odayaasha Dhaqanka ee Magalada Cadaado ayaa waxaa ay kaga hadleen isbedelka ka dhacay Galmudug iyo imaanshaha Madaxweyne Xaaf ee Magalada Cadaado. Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa waxa wararka la helayo ay sheegayaan in Odayaasha iyo waxgaradka Cadaado ay isku raaceen in Magalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129537,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129536","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Waxgaradka M\/ Cadaado oo soodhaweeyay Imaanshaha Madaxweyne Xaaf - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxgaradka-m-cadaado-oo-soodhaweeyay-imaanshaha-madaxweyne-xaaf\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Waxgaradka M\/ Cadaado oo soodhaweeyay Imaanshaha Madaxweyne Xaaf - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulan ay Maanta ku yeesheen Magalada Cadaado ee gobolka Galgaduud Waxgaradka iyo Odayaasha Dhaqanka ee Magalada Cadaado ayaa waxaa ay kaga hadleen isbedelka ka dhacay Galmudug iyo imaanshaha Madaxweyne Xaaf ee Magalada Cadaado. Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa waxa wararka la helayo ay sheegayaan in Odayaasha iyo waxgaradka Cadaado ay isku raaceen in Magalada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxgaradka-m-cadaado-oo-soodhaweeyay-imaanshaha-madaxweyne-xaaf\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-24T09:43:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/cadaado1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"833\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxgaradka-m-cadaado-oo-soodhaweeyay-imaanshaha-madaxweyne-xaaf\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxgaradka-m-cadaado-oo-soodhaweeyay-imaanshaha-madaxweyne-xaaf\/\",\"name\":\"Waxgaradka M\/ Cadaado oo soodhaweeyay Imaanshaha Madaxweyne Xaaf - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxgaradka-m-cadaado-oo-soodhaweeyay-imaanshaha-madaxweyne-xaaf\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxgaradka-m-cadaado-oo-soodhaweeyay-imaanshaha-madaxweyne-xaaf\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/cadaado1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-24T09:43:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxgaradka-m-cadaado-oo-soodhaweeyay-imaanshaha-madaxweyne-xaaf\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxgaradka-m-cadaado-oo-soodhaweeyay-imaanshaha-madaxweyne-xaaf\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxgaradka-m-cadaado-oo-soodhaweeyay-imaanshaha-madaxweyne-xaaf\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/cadaado1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/cadaado1.jpg\",\"width\":833,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxgaradka-m-cadaado-oo-soodhaweeyay-imaanshaha-madaxweyne-xaaf\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Waxgaradka M\/ Cadaado oo soodhaweeyay Imaanshaha Madaxweyne Xaaf\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Waxgaradka M\/ Cadaado oo soodhaweeyay Imaanshaha Madaxweyne Xaaf - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxgaradka-m-cadaado-oo-soodhaweeyay-imaanshaha-madaxweyne-xaaf\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Waxgaradka M\/ Cadaado oo soodhaweeyay Imaanshaha Madaxweyne Xaaf - Wardoon","og_description":"Kulan ay Maanta ku yeesheen Magalada Cadaado ee gobolka Galgaduud Waxgaradka iyo Odayaasha Dhaqanka ee Magalada Cadaado ayaa waxaa ay kaga hadleen isbedelka ka dhacay Galmudug iyo imaanshaha Madaxweyne Xaaf ee Magalada Cadaado. Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa waxa wararka la helayo ay sheegayaan in Odayaasha iyo waxgaradka Cadaado ay isku raaceen in Magalada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxgaradka-m-cadaado-oo-soodhaweeyay-imaanshaha-madaxweyne-xaaf\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-24T09:43:35+00:00","og_image":[{"width":833,"height":540,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/cadaado1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxgaradka-m-cadaado-oo-soodhaweeyay-imaanshaha-madaxweyne-xaaf\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxgaradka-m-cadaado-oo-soodhaweeyay-imaanshaha-madaxweyne-xaaf\/","name":"Waxgaradka M\/ Cadaado oo soodhaweeyay Imaanshaha Madaxweyne Xaaf - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxgaradka-m-cadaado-oo-soodhaweeyay-imaanshaha-madaxweyne-xaaf\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxgaradka-m-cadaado-oo-soodhaweeyay-imaanshaha-madaxweyne-xaaf\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/cadaado1.jpg","datePublished":"2019-06-24T09:43:35+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxgaradka-m-cadaado-oo-soodhaweeyay-imaanshaha-madaxweyne-xaaf\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/waxgaradka-m-cadaado-oo-soodhaweeyay-imaanshaha-madaxweyne-xaaf\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxgaradka-m-cadaado-oo-soodhaweeyay-imaanshaha-madaxweyne-xaaf\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/cadaado1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/cadaado1.jpg","width":833,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waxgaradka-m-cadaado-oo-soodhaweeyay-imaanshaha-madaxweyne-xaaf\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Waxgaradka M\/ Cadaado oo soodhaweeyay Imaanshaha Madaxweyne Xaaf"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129536"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129536"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129536\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129538,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129536\/revisions\/129538"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129537"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129536"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129536"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129536"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}