{"id":129681,"date":"2019-06-26T00:45:18","date_gmt":"2019-06-25T22:45:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129681"},"modified":"2019-06-26T00:45:18","modified_gmt":"2019-06-25T22:45:18","slug":"daawo-turjubaan-sawirro-ka-qaaday-amisom-iyaga-oo-shacab-leynaya-oo-laxiray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-turjubaan-sawirro-ka-qaaday-amisom-iyaga-oo-shacab-leynaya-oo-laxiray\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Turjubaan Sawirro ka qaaday Amisom iyaga oo shacab leynaya oo laxiray"},"content":{"rendered":"<p>Sarkaal Soomaali Kenyaan ah oo turjumaan u ahaa AMISOM ayey dowladda Federaalka ah ku wareejisay AMISOM kaddib markii uu sawirro ka qaaday Ciidamada AMISOM oo dad rayid ah ku leynaya Ex-Koontarool Balcad ee Muqdisho.<\/p>\n<p>C\/wahaab Xaaji Axmed oo ah Turjumaan ka tirsanaa AMISOM ayaa Ciidamada AMISOM oo qarax lala beegsaday kaddibna dad rayid ah leynaya sawirro ka qaaday, sawirradii ayuu ku wareejiyay Laanta dambi baarista Soomaaliya, waxaana ay isla laanta dambi baarista Sawirradii u dirtay AMISOM, si ay jawaab degdeg ah ugu bixiso.<\/p>\n<p>C\/wahaab oo Baydhabo ku maqnaa xilligaas ayaa waxaa u yeeray Taliska AMISOM, markii uu soo gaaray Muqdishana waxaa loo sheegay in uu xiran yahay shaqadiina laga joojiyay.<\/p>\n<p>Intaas kaddib indhaha ayaa laga xiray kaddibna waxaa la geeyay Madaxtooyada Soomaaliya halkaas oo lagu jirdilay, ugu dambeyna waxaa lagu wareejiyay Ciidanka Kenya ee jooga Magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Isaga oo u warramay Warbaahinta gudaha ayuu sheegay in uu u adkeysan waayay dhibka ay AMISOM u geysanayeen shacabka sidaasna isu yiri hay\u2019adaha dambi baarista la wadaag dhacdada xanuunka badan laakiin ay hay\u2019addii uu isku halleynayay fashilisay sidaasna lagu xiray.<\/p>\n<p>Ninkan waxa uu haatan ku jiraa xabsi ku yaala dalka Kenya, iyadoo Xukuumada Nairobi ay dowladda Soomaaliya ka dalbatay iney u soo gacan galisay, si xabsiyadeeda ugu Maxkamdeyso, waxaana Kiiska loo saariyay uu yahay inuu bixiyay xogta AMISOM.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/66-MEHt_W7Q\" width=\"860\" height=\"755\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sarkaal Soomaali Kenyaan ah oo turjumaan u ahaa AMISOM ayey dowladda Federaalka ah ku wareejisay AMISOM kaddib markii uu sawirro ka qaaday Ciidamada AMISOM oo dad rayid ah ku leynaya Ex-Koontarool Balcad ee Muqdisho. C\/wahaab Xaaji Axmed oo ah Turjumaan ka tirsanaa AMISOM ayaa Ciidamada AMISOM oo qarax lala beegsaday kaddibna dad rayid ah leynaya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129682,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129681","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Turjubaan Sawirro ka qaaday Amisom iyaga oo shacab leynaya oo laxiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-turjubaan-sawirro-ka-qaaday-amisom-iyaga-oo-shacab-leynaya-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Turjubaan Sawirro ka qaaday Amisom iyaga oo shacab leynaya oo laxiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sarkaal Soomaali Kenyaan ah oo turjumaan u ahaa AMISOM ayey dowladda Federaalka ah ku wareejisay AMISOM kaddib markii uu sawirro ka qaaday Ciidamada AMISOM oo dad rayid ah ku leynaya Ex-Koontarool Balcad ee Muqdisho. C\/wahaab Xaaji Axmed oo ah Turjumaan ka tirsanaa AMISOM ayaa Ciidamada AMISOM oo qarax lala beegsaday kaddibna dad rayid ah leynaya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-turjubaan-sawirro-ka-qaaday-amisom-iyaga-oo-shacab-leynaya-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-25T22:45:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/amisom-peacekeepers.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1760\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-turjubaan-sawirro-ka-qaaday-amisom-iyaga-oo-shacab-leynaya-oo-laxiray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-turjubaan-sawirro-ka-qaaday-amisom-iyaga-oo-shacab-leynaya-oo-laxiray\/\",\"name\":\"DAAWO:-Turjubaan Sawirro ka qaaday Amisom iyaga oo shacab leynaya oo laxiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-turjubaan-sawirro-ka-qaaday-amisom-iyaga-oo-shacab-leynaya-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-turjubaan-sawirro-ka-qaaday-amisom-iyaga-oo-shacab-leynaya-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/amisom-peacekeepers.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-25T22:45:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-turjubaan-sawirro-ka-qaaday-amisom-iyaga-oo-shacab-leynaya-oo-laxiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-turjubaan-sawirro-ka-qaaday-amisom-iyaga-oo-shacab-leynaya-oo-laxiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-turjubaan-sawirro-ka-qaaday-amisom-iyaga-oo-shacab-leynaya-oo-laxiray\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/amisom-peacekeepers.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/amisom-peacekeepers.jpg\",\"width\":2500,\"height\":1760},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-turjubaan-sawirro-ka-qaaday-amisom-iyaga-oo-shacab-leynaya-oo-laxiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Turjubaan Sawirro ka qaaday Amisom iyaga oo shacab leynaya oo laxiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Turjubaan Sawirro ka qaaday Amisom iyaga oo shacab leynaya oo laxiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-turjubaan-sawirro-ka-qaaday-amisom-iyaga-oo-shacab-leynaya-oo-laxiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Turjubaan Sawirro ka qaaday Amisom iyaga oo shacab leynaya oo laxiray - Wardoon","og_description":"Sarkaal Soomaali Kenyaan ah oo turjumaan u ahaa AMISOM ayey dowladda Federaalka ah ku wareejisay AMISOM kaddib markii uu sawirro ka qaaday Ciidamada AMISOM oo dad rayid ah ku leynaya Ex-Koontarool Balcad ee Muqdisho. C\/wahaab Xaaji Axmed oo ah Turjumaan ka tirsanaa AMISOM ayaa Ciidamada AMISOM oo qarax lala beegsaday kaddibna dad rayid ah leynaya [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-turjubaan-sawirro-ka-qaaday-amisom-iyaga-oo-shacab-leynaya-oo-laxiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-25T22:45:18+00:00","og_image":[{"width":2500,"height":1760,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/amisom-peacekeepers.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-turjubaan-sawirro-ka-qaaday-amisom-iyaga-oo-shacab-leynaya-oo-laxiray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-turjubaan-sawirro-ka-qaaday-amisom-iyaga-oo-shacab-leynaya-oo-laxiray\/","name":"DAAWO:-Turjubaan Sawirro ka qaaday Amisom iyaga oo shacab leynaya oo laxiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-turjubaan-sawirro-ka-qaaday-amisom-iyaga-oo-shacab-leynaya-oo-laxiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-turjubaan-sawirro-ka-qaaday-amisom-iyaga-oo-shacab-leynaya-oo-laxiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/amisom-peacekeepers.jpg","datePublished":"2019-06-25T22:45:18+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-turjubaan-sawirro-ka-qaaday-amisom-iyaga-oo-shacab-leynaya-oo-laxiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-turjubaan-sawirro-ka-qaaday-amisom-iyaga-oo-shacab-leynaya-oo-laxiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-turjubaan-sawirro-ka-qaaday-amisom-iyaga-oo-shacab-leynaya-oo-laxiray\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/amisom-peacekeepers.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/amisom-peacekeepers.jpg","width":2500,"height":1760},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-turjubaan-sawirro-ka-qaaday-amisom-iyaga-oo-shacab-leynaya-oo-laxiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Turjubaan Sawirro ka qaaday Amisom iyaga oo shacab leynaya oo laxiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129681"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129681"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129681\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129683,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129681\/revisions\/129683"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129682"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129681"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129681"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129681"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}