{"id":129693,"date":"2019-06-26T08:00:36","date_gmt":"2019-06-26T06:00:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129693"},"modified":"2019-06-26T08:00:36","modified_gmt":"2019-06-26T06:00:36","slug":"sheekh-shaakir-aniga-iyo-madaxweyne-xaaf-waxaan-kamid-noqonaynaa-shacabka-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-aniga-iyo-madaxweyne-xaaf-waxaan-kamid-noqonaynaa-shacabka-galmudug\/","title":{"rendered":"Sheekh Shaakir \u201c Aniga iyo Madaxweyne Xaaf waxaan kamid noqonaynaa shacabka Galmudug\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ka hadlayay munsaabadda 26- June oo lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa ku dhawaaqay go\u2019aan lama filaan ah oo ku aadan doorashada maamulkaasi.<\/p>\n<p>Sheekh Shaakir ayaa sheegay in Isaga iyo Madaxweyne Xaaf ay ka mid noqonayaan shacabka Galmudug, islamarkaana ay la shaqeynayaan madaxda imaan doonto, kadib doorashada maamulkaasi.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa waxaa dadka falanqeeya siyaasadda ay ku sheegeen in ay gadaal ka riixeyso dowladda Soomaaliya oo dadaal ku bixineysa xaaladda cakiran ee Galmudug.<\/p>\n<p>Dhinaca kale madaxa xukuumadda Galmudug ayaa sheegay in haatan uusan jirin wax khilaaf ah oo ka dhex jira Galmudug iyo dowladda dhexe.<\/p>\n<p>Shaakir ayaa tilmaamay in ay jirto cid u kalawarranta labada dhinac, islamarkaana gudbisay fariin aan loo baahneyn.<\/p>\n<p>\u201cAnnaga iyo dowladda waxaa jira duul noo kala warrama, waxa ay sheegaan in aan nahay Dad dhega-adag oo aan waxba lagu karin balse qofkii halkaan yimaadaba waa iska qanacdaa\u201d ayuu yiri Sheekh Shaakir.<\/p>\n<p>Khilaafka Galmudug oo muddo soo jiitamayay ayaa haatan ku soo biyo shub tay arrimaha doorashada maamulkaasi, waxaana weli la\u2019isku mari la\u2019yahay magaalada lagu qabanayo doorashada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ka hadlayay munsaabadda 26- June oo lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa ku dhawaaqay go\u2019aan lama filaan ah oo ku aadan doorashada maamulkaasi. Sheekh Shaakir ayaa sheegay in Isaga iyo Madaxweyne Xaaf ay ka mid noqonayaan shacabka Galmudug, islamarkaana ay la shaqeynayaan madaxda imaan doonto, kadib doorashada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129694,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129693","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sheekh Shaakir \u201c Aniga iyo Madaxweyne Xaaf waxaan kamid noqonaynaa shacabka Galmudug\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-aniga-iyo-madaxweyne-xaaf-waxaan-kamid-noqonaynaa-shacabka-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sheekh Shaakir \u201c Aniga iyo Madaxweyne Xaaf waxaan kamid noqonaynaa shacabka Galmudug\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ka hadlayay munsaabadda 26- June oo lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa ku dhawaaqay go\u2019aan lama filaan ah oo ku aadan doorashada maamulkaasi. Sheekh Shaakir ayaa sheegay in Isaga iyo Madaxweyne Xaaf ay ka mid noqonayaan shacabka Galmudug, islamarkaana ay la shaqeynayaan madaxda imaan doonto, kadib doorashada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-aniga-iyo-madaxweyne-xaaf-waxaan-kamid-noqonaynaa-shacabka-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-26T06:00:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shaakir-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-aniga-iyo-madaxweyne-xaaf-waxaan-kamid-noqonaynaa-shacabka-galmudug\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-aniga-iyo-madaxweyne-xaaf-waxaan-kamid-noqonaynaa-shacabka-galmudug\/\",\"name\":\"Sheekh Shaakir \u201c Aniga iyo Madaxweyne Xaaf waxaan kamid noqonaynaa shacabka Galmudug\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-aniga-iyo-madaxweyne-xaaf-waxaan-kamid-noqonaynaa-shacabka-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-aniga-iyo-madaxweyne-xaaf-waxaan-kamid-noqonaynaa-shacabka-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shaakir-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-26T06:00:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-aniga-iyo-madaxweyne-xaaf-waxaan-kamid-noqonaynaa-shacabka-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-aniga-iyo-madaxweyne-xaaf-waxaan-kamid-noqonaynaa-shacabka-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-aniga-iyo-madaxweyne-xaaf-waxaan-kamid-noqonaynaa-shacabka-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shaakir-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shaakir-1.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-aniga-iyo-madaxweyne-xaaf-waxaan-kamid-noqonaynaa-shacabka-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sheekh Shaakir \u201c Aniga iyo Madaxweyne Xaaf waxaan kamid noqonaynaa shacabka Galmudug\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sheekh Shaakir \u201c Aniga iyo Madaxweyne Xaaf waxaan kamid noqonaynaa shacabka Galmudug\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-aniga-iyo-madaxweyne-xaaf-waxaan-kamid-noqonaynaa-shacabka-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sheekh Shaakir \u201c Aniga iyo Madaxweyne Xaaf waxaan kamid noqonaynaa shacabka Galmudug\u201d - Wardoon","og_description":"Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ka hadlayay munsaabadda 26- June oo lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa ku dhawaaqay go\u2019aan lama filaan ah oo ku aadan doorashada maamulkaasi. Sheekh Shaakir ayaa sheegay in Isaga iyo Madaxweyne Xaaf ay ka mid noqonayaan shacabka Galmudug, islamarkaana ay la shaqeynayaan madaxda imaan doonto, kadib doorashada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-aniga-iyo-madaxweyne-xaaf-waxaan-kamid-noqonaynaa-shacabka-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-26T06:00:36+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shaakir-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-aniga-iyo-madaxweyne-xaaf-waxaan-kamid-noqonaynaa-shacabka-galmudug\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-aniga-iyo-madaxweyne-xaaf-waxaan-kamid-noqonaynaa-shacabka-galmudug\/","name":"Sheekh Shaakir \u201c Aniga iyo Madaxweyne Xaaf waxaan kamid noqonaynaa shacabka Galmudug\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-aniga-iyo-madaxweyne-xaaf-waxaan-kamid-noqonaynaa-shacabka-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-aniga-iyo-madaxweyne-xaaf-waxaan-kamid-noqonaynaa-shacabka-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shaakir-1.jpg","datePublished":"2019-06-26T06:00:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-aniga-iyo-madaxweyne-xaaf-waxaan-kamid-noqonaynaa-shacabka-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-aniga-iyo-madaxweyne-xaaf-waxaan-kamid-noqonaynaa-shacabka-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-aniga-iyo-madaxweyne-xaaf-waxaan-kamid-noqonaynaa-shacabka-galmudug\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shaakir-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shaakir-1.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-aniga-iyo-madaxweyne-xaaf-waxaan-kamid-noqonaynaa-shacabka-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sheekh Shaakir \u201c Aniga iyo Madaxweyne Xaaf waxaan kamid noqonaynaa shacabka Galmudug\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129693"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129693"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129693\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129695,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129693\/revisions\/129695"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129694"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129693"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129693"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129693"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}