{"id":129940,"date":"2019-06-30T08:43:33","date_gmt":"2019-06-30T06:43:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129940"},"modified":"2019-06-30T08:43:33","modified_gmt":"2019-06-30T06:43:33","slug":"khayre-oo-ku-laabtay-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-ku-laabtay-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Khayre oo ku laabtay Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Wafdigii uu hoggaaminayay Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa xalay saqdii dhexe dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, kaddib markii ay safaro ku tageen magaalooyinka Cadaado, Caabudwaaq iyo Xeraale oo ka tirsan Galgaduud.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa isla xalay saqdii dhexe waxay wada hadalo bilow ah la yeesheen Hoggaanka Ahlusuna ee gacanta ku haya, waxaana wada hadaladan ay daba socdaan kuwii horay u dhex maray.<\/p>\n<p>Ilo ku dhow dhow kulamada ayaa sheegaya in laga yaabo in maanta laga soo saaro wada hadalada war murtiyeed ay labada dhinac ku heshiiyeen, inkastoo weli aan la isku afgaran qodobada qaar.<\/p>\n<p>Kulamadii hore u dhex maray Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo Madaxda Ahlusuna ayaa labo qodob looga dalbaday Ahlusuna inay fuliyaan, si Caasimadda Dhuusamareeb ay noqoto caasimad leh maqaamkeeda, isla markaana amnigeeda ay la wareegaan Ciidamada dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale Ahlusuna ayaa loogu baaqay in Ciidamadeeda ay ku wareejiso dowladda Federaalka, isla markaana la qarameyn doono, waxaana deegaanada ay gacanta ku hayaan lagu wareejin doonaa amnigeeda Ciidamo Boolis iyo Nabadsugid.<\/p>\n<p>Haddii Ahlusuna ay aqbasho labadaas qodob, isla markaana Dhuusamareeb noqoto magaalo amnigeeda aanay iyaga kaliya gacanta ku heyn, waxay suura gelin kartaa in doorashada Galmudug ay ka dhacdo magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdigii uu hoggaaminayay Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa xalay saqdii dhexe dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, kaddib markii ay safaro ku tageen magaalooyinka Cadaado, Caabudwaaq iyo Xeraale oo ka tirsan Galgaduud. Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa isla xalay saqdii dhexe waxay wada hadalo bilow ah la yeesheen Hoggaanka Ahlusuna ee gacanta ku haya, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129892,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129940","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Khayre oo ku laabtay Dhuusamareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-ku-laabtay-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Khayre oo ku laabtay Dhuusamareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wafdigii uu hoggaaminayay Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa xalay saqdii dhexe dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, kaddib markii ay safaro ku tageen magaalooyinka Cadaado, Caabudwaaq iyo Xeraale oo ka tirsan Galgaduud. Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa isla xalay saqdii dhexe waxay wada hadalo bilow ah la yeesheen Hoggaanka Ahlusuna ee gacanta ku haya, waxaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-ku-laabtay-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-30T06:43:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/waq-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"576\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-ku-laabtay-dhuusamareeb\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-ku-laabtay-dhuusamareeb\/\",\"name\":\"Khayre oo ku laabtay Dhuusamareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-ku-laabtay-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-ku-laabtay-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/waq-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-30T06:43:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-ku-laabtay-dhuusamareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-ku-laabtay-dhuusamareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-ku-laabtay-dhuusamareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/waq-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/waq-1.jpg\",\"width\":768,\"height\":576},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-ku-laabtay-dhuusamareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Khayre oo ku laabtay Dhuusamareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Khayre oo ku laabtay Dhuusamareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-ku-laabtay-dhuusamareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Khayre oo ku laabtay Dhuusamareeb - Wardoon","og_description":"Wafdigii uu hoggaaminayay Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa xalay saqdii dhexe dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, kaddib markii ay safaro ku tageen magaalooyinka Cadaado, Caabudwaaq iyo Xeraale oo ka tirsan Galgaduud. Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa isla xalay saqdii dhexe waxay wada hadalo bilow ah la yeesheen Hoggaanka Ahlusuna ee gacanta ku haya, waxaana [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-ku-laabtay-dhuusamareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-30T06:43:33+00:00","og_image":[{"width":768,"height":576,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/waq-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-ku-laabtay-dhuusamareeb\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-ku-laabtay-dhuusamareeb\/","name":"Khayre oo ku laabtay Dhuusamareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-ku-laabtay-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-ku-laabtay-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/waq-1.jpg","datePublished":"2019-06-30T06:43:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-ku-laabtay-dhuusamareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-ku-laabtay-dhuusamareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-ku-laabtay-dhuusamareeb\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/waq-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/waq-1.jpg","width":768,"height":576},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khayre-oo-ku-laabtay-dhuusamareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Khayre oo ku laabtay Dhuusamareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129940"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129940"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129940\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129941,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129940\/revisions\/129941"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129892"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129940"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129940"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129940"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}