{"id":129949,"date":"2019-06-30T08:58:57","date_gmt":"2019-06-30T06:58:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129949"},"modified":"2019-06-30T08:58:57","modified_gmt":"2019-06-30T06:58:57","slug":"ninkii-dilay-suleeqo-yusuf-axmed-oo-laqabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-suleeqo-yusuf-axmed-oo-laqabtay\/","title":{"rendered":"Ninkii diLay Suleeqo Yusuf Axmed oo laqabtay"},"content":{"rendered":"<p>Taliska ciidamada Booliska ayaa goor dhoweyd shaaciyey in la qabtay oo gacanta lagu dhigay Ninka ku eedeysan dilka haweeneydii dhowaan meydkeeda laga helay Hotel magaalada Muqdisho ku yaalla.<\/p>\n<p>Ninkan oo Booliska ay baadigoobayeen ayaa baxsaday kadib markii uu tacadi u geystay, kadibna sababay dilkeeda, waxaana gacanta ku dhigay ciidamada Denbi baarista Booliska Gobolka banaadir oo ku daba jiray ninkan oo magaciisa lagu sheegay Bishaar C\/risaaq Maxamed.<\/p>\n<p>Taliye ku xigeenka ciidamada Booliska Zakiya Xuseen ayaa xaqiijisay in la qabtay eedeysanaha geystay dilka haweeneyda.<\/p>\n<p>\u201cCiidanka Boliiska gaar ahaan Hoggaanka Dembibaarista CID ayaa ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaan ninkii ka dambeeyey dilka Suleeqo Yusuf Axmed falkaas oo dhowr cisho ka hor ka dhacay Hotel Camir oo ku yaala degmada Howlwadaag..\u201d<\/p>\n<p>Dilka Suleeqa Yuusuf Barkhadle ayaa si weyn looga naxay, waxaana dad badan ay baraha bulshada uga falceliyeen dilka naxdinta leh, iyadoo qaabka loo soo qabtay ninkan aysan boolisku faahfaahin ka bixin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska ciidamada Booliska ayaa goor dhoweyd shaaciyey in la qabtay oo gacanta lagu dhigay Ninka ku eedeysan dilka haweeneydii dhowaan meydkeeda laga helay Hotel magaalada Muqdisho ku yaalla. Ninkan oo Booliska ay baadigoobayeen ayaa baxsaday kadib markii uu tacadi u geystay, kadibna sababay dilkeeda, waxaana gacanta ku dhigay ciidamada Denbi baarista Booliska Gobolka banaadir oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129950,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129949","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ninkii diLay Suleeqo Yusuf Axmed oo laqabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-suleeqo-yusuf-axmed-oo-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ninkii diLay Suleeqo Yusuf Axmed oo laqabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliska ciidamada Booliska ayaa goor dhoweyd shaaciyey in la qabtay oo gacanta lagu dhigay Ninka ku eedeysan dilka haweeneydii dhowaan meydkeeda laga helay Hotel magaalada Muqdisho ku yaalla. Ninkan oo Booliska ay baadigoobayeen ayaa baxsaday kadib markii uu tacadi u geystay, kadibna sababay dilkeeda, waxaana gacanta ku dhigay ciidamada Denbi baarista Booliska Gobolka banaadir oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-suleeqo-yusuf-axmed-oo-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-30T06:58:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/suleeqi.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"717\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"543\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-suleeqo-yusuf-axmed-oo-laqabtay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-suleeqo-yusuf-axmed-oo-laqabtay\/\",\"name\":\"Ninkii diLay Suleeqo Yusuf Axmed oo laqabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-suleeqo-yusuf-axmed-oo-laqabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-suleeqo-yusuf-axmed-oo-laqabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/suleeqi.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-30T06:58:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-suleeqo-yusuf-axmed-oo-laqabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-suleeqo-yusuf-axmed-oo-laqabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-suleeqo-yusuf-axmed-oo-laqabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/suleeqi.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/suleeqi.jpg\",\"width\":717,\"height\":543},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-suleeqo-yusuf-axmed-oo-laqabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ninkii diLay Suleeqo Yusuf Axmed oo laqabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ninkii diLay Suleeqo Yusuf Axmed oo laqabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-suleeqo-yusuf-axmed-oo-laqabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ninkii diLay Suleeqo Yusuf Axmed oo laqabtay - Wardoon","og_description":"Taliska ciidamada Booliska ayaa goor dhoweyd shaaciyey in la qabtay oo gacanta lagu dhigay Ninka ku eedeysan dilka haweeneydii dhowaan meydkeeda laga helay Hotel magaalada Muqdisho ku yaalla. Ninkan oo Booliska ay baadigoobayeen ayaa baxsaday kadib markii uu tacadi u geystay, kadibna sababay dilkeeda, waxaana gacanta ku dhigay ciidamada Denbi baarista Booliska Gobolka banaadir oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-suleeqo-yusuf-axmed-oo-laqabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-30T06:58:57+00:00","og_image":[{"width":717,"height":543,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/suleeqi.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-suleeqo-yusuf-axmed-oo-laqabtay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-suleeqo-yusuf-axmed-oo-laqabtay\/","name":"Ninkii diLay Suleeqo Yusuf Axmed oo laqabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-suleeqo-yusuf-axmed-oo-laqabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-suleeqo-yusuf-axmed-oo-laqabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/suleeqi.jpg","datePublished":"2019-06-30T06:58:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-suleeqo-yusuf-axmed-oo-laqabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-suleeqo-yusuf-axmed-oo-laqabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-suleeqo-yusuf-axmed-oo-laqabtay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/suleeqi.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/suleeqi.jpg","width":717,"height":543},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-suleeqo-yusuf-axmed-oo-laqabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ninkii diLay Suleeqo Yusuf Axmed oo laqabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129949"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129949"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129949\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129951,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129949\/revisions\/129951"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129950"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129949"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129949"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129949"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}