{"id":130018,"date":"2019-07-01T09:35:09","date_gmt":"2019-07-01T07:35:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=130018"},"modified":"2019-07-01T09:35:09","modified_gmt":"2019-07-01T07:35:09","slug":"ciiddanka-xaftar-oo-afduubtay-muwaadiniin-turkish-oo-da-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciiddanka-xaftar-oo-afduubtay-muwaadiniin-turkish-oo-da-ah\/","title":{"rendered":"Ciiddanka Xaftar oo afduubtay Muwaadiniin Turkish oo da\u2019 ah"},"content":{"rendered":"<p>2 Muwaadin oo u dhalatay dalka Turkiga ayaa lagu xiray Degmadda Ajadabiya oo 150 KM dhanka Waqooyi kaga toosan magaalladda Banqaasi ee dalka Liibiya.<\/p>\n<p>Amar ka soo baxay Khaliifa Xaftar ayaana la sheegay in lagu xiray Labadaasi Nin oo Ganacsato ah, kuwaasi oo muddo 20-sanno ah ku noolaa, kana shaqeysan jirey dalkaasi.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Ciiddanka Khaliifa Xaftar waxay amar ku bixiyeen in la wada xiro dhamaan Maqaayadaha iyo Goobaha Ganacsiga ee ay dadka Turkishka leeyihiin, in la la tirtiro Astaamaha iyo magacyadda Turkishka ee ku yaalla dhamaan goobaha ganacsiga iyo Waddooyinka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Wasiirka Difaaca ee Turkiga, Huluski Akar waxa uu ku baaqay in la sii daayo Muwaadiniintooda ku xiran dalka Liibiya, ee ay Ciiddanka Khaliifa Xaftar gacanta ku hayaan.<\/p>\n<p>Wasiirka waxa uu ka digay inay Turkiga qaadi doonaan tallaabo milliteri, haddii aysan Ciiddanka Khaliifa Xaftar si degdeg ah u sii daynin dadka Turkishka ee ay gacanta ku hayaan oo tiradoodu guud gaarayso ilaa 8 qof.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.libyaobserver.ly\/news\/haftars-forces-detain-turkish-nationals-shut-down-turkish-named-shops\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>2 Muwaadin oo u dhalatay dalka Turkiga ayaa lagu xiray Degmadda Ajadabiya oo 150 KM dhanka Waqooyi kaga toosan magaalladda Banqaasi ee dalka Liibiya. Amar ka soo baxay Khaliifa Xaftar ayaana la sheegay in lagu xiray Labadaasi Nin oo Ganacsato ah, kuwaasi oo muddo 20-sanno ah ku noolaa, kana shaqeysan jirey dalkaasi. Sidoo kale, Ciiddanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":130019,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-130018","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciiddanka Xaftar oo afduubtay Muwaadiniin Turkish oo da\u2019 ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciiddanka-xaftar-oo-afduubtay-muwaadiniin-turkish-oo-da-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciiddanka Xaftar oo afduubtay Muwaadiniin Turkish oo da\u2019 ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"2 Muwaadin oo u dhalatay dalka Turkiga ayaa lagu xiray Degmadda Ajadabiya oo 150 KM dhanka Waqooyi kaga toosan magaalladda Banqaasi ee dalka Liibiya. Amar ka soo baxay Khaliifa Xaftar ayaana la sheegay in lagu xiray Labadaasi Nin oo Ganacsato ah, kuwaasi oo muddo 20-sanno ah ku noolaa, kana shaqeysan jirey dalkaasi. Sidoo kale, Ciiddanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciiddanka-xaftar-oo-afduubtay-muwaadiniin-turkish-oo-da-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-01T07:35:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Haftars-forces-detain-Turkish-nationals-750x430.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciiddanka-xaftar-oo-afduubtay-muwaadiniin-turkish-oo-da-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciiddanka-xaftar-oo-afduubtay-muwaadiniin-turkish-oo-da-ah\/\",\"name\":\"Ciiddanka Xaftar oo afduubtay Muwaadiniin Turkish oo da\u2019 ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciiddanka-xaftar-oo-afduubtay-muwaadiniin-turkish-oo-da-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciiddanka-xaftar-oo-afduubtay-muwaadiniin-turkish-oo-da-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Haftars-forces-detain-Turkish-nationals-750x430.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-01T07:35:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciiddanka-xaftar-oo-afduubtay-muwaadiniin-turkish-oo-da-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciiddanka-xaftar-oo-afduubtay-muwaadiniin-turkish-oo-da-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciiddanka-xaftar-oo-afduubtay-muwaadiniin-turkish-oo-da-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Haftars-forces-detain-Turkish-nationals-750x430.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Haftars-forces-detain-Turkish-nationals-750x430.jpg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciiddanka-xaftar-oo-afduubtay-muwaadiniin-turkish-oo-da-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciiddanka Xaftar oo afduubtay Muwaadiniin Turkish oo da\u2019 ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciiddanka Xaftar oo afduubtay Muwaadiniin Turkish oo da\u2019 ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciiddanka-xaftar-oo-afduubtay-muwaadiniin-turkish-oo-da-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciiddanka Xaftar oo afduubtay Muwaadiniin Turkish oo da\u2019 ah - Wardoon","og_description":"2 Muwaadin oo u dhalatay dalka Turkiga ayaa lagu xiray Degmadda Ajadabiya oo 150 KM dhanka Waqooyi kaga toosan magaalladda Banqaasi ee dalka Liibiya. Amar ka soo baxay Khaliifa Xaftar ayaana la sheegay in lagu xiray Labadaasi Nin oo Ganacsato ah, kuwaasi oo muddo 20-sanno ah ku noolaa, kana shaqeysan jirey dalkaasi. Sidoo kale, Ciiddanka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciiddanka-xaftar-oo-afduubtay-muwaadiniin-turkish-oo-da-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-01T07:35:09+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Haftars-forces-detain-Turkish-nationals-750x430.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciiddanka-xaftar-oo-afduubtay-muwaadiniin-turkish-oo-da-ah\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciiddanka-xaftar-oo-afduubtay-muwaadiniin-turkish-oo-da-ah\/","name":"Ciiddanka Xaftar oo afduubtay Muwaadiniin Turkish oo da\u2019 ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciiddanka-xaftar-oo-afduubtay-muwaadiniin-turkish-oo-da-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciiddanka-xaftar-oo-afduubtay-muwaadiniin-turkish-oo-da-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Haftars-forces-detain-Turkish-nationals-750x430.jpg","datePublished":"2019-07-01T07:35:09+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciiddanka-xaftar-oo-afduubtay-muwaadiniin-turkish-oo-da-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ciiddanka-xaftar-oo-afduubtay-muwaadiniin-turkish-oo-da-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciiddanka-xaftar-oo-afduubtay-muwaadiniin-turkish-oo-da-ah\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Haftars-forces-detain-Turkish-nationals-750x430.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Haftars-forces-detain-Turkish-nationals-750x430.jpg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciiddanka-xaftar-oo-afduubtay-muwaadiniin-turkish-oo-da-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciiddanka Xaftar oo afduubtay Muwaadiniin Turkish oo da\u2019 ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130018"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130018"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130018\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":130020,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130018\/revisions\/130020"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130019"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130018"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130018"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130018"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}