{"id":130197,"date":"2019-07-02T09:39:38","date_gmt":"2019-07-02T07:39:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=130197"},"modified":"2019-07-02T09:39:38","modified_gmt":"2019-07-02T07:39:38","slug":"wadahadalladii-xalinta-xiisada-baladweyne-oo-fashilmaycod","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalladii-xalinta-xiisada-baladweyne-oo-fashilmaycod\/","title":{"rendered":"Wadahadalladii xalinta xiisada Baladweyne oo fashilmay+COD"},"content":{"rendered":"<p>Weli waxaa taagan xiisadii ka dhalatay xilka qaadistii uu Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ku sameeyay Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) hayeeshee uu kasoo horjeestay xilka qaadistaas.<\/p>\n<p>Xubno ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya iyo Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Hir-Shabeelle ayaa ku guda jiray xalinta xiisadaas,waxaana Maanta ay ku dhawaaqeen inay fashilmeen wdahdaladaas, kadib kulamo maalmihii la soo dhaafay ka socday Baladweyne.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka Beeraha Hir-Shabeelle Xildhibaan Maxamed Bashiir Qaasim (Daqare) iyo Xildhibaan Cabdiwaaxid Axxmed Cumar Wadaad Yare oo shir Jaraa\u2019id ku qabteen Baladweyne ayaa waxaa ay sheegeen in 20 Maalin kadib aan wax natiijo ah laga gaarin xalinta xiisadii ka dhalatay xilka qaadistii Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Waxaa ay ugu baaqeen Madaxweynaha Soomaaliya,Ra\u2019iisul Wasaare kheyre iyo Xildhibaanada labada Aqal Gobolka Hiiraan ku matala iany xiisadaas soo farageliyaan,isla markaana xiisada ay haatan mareyso meeshii ugu xumeed.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-130197-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Dhageyso-Xildhibaanno-Sheegay-In-Lagu-Fashilmay-Xal-Ka-Gaarista.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Dhageyso-Xildhibaanno-Sheegay-In-Lagu-Fashilmay-Xal-Ka-Gaarista.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Dhageyso-Xildhibaanno-Sheegay-In-Lagu-Fashilmay-Xal-Ka-Gaarista.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Weli waxaa taagan xiisadii ka dhalatay xilka qaadistii uu Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ku sameeyay Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) hayeeshee uu kasoo horjeestay xilka qaadistaas. Xubno ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya iyo Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Hir-Shabeelle ayaa ku guda jiray xalinta xiisadaas,waxaana Maanta ay ku dhawaaqeen inay fashilmeen wdahdaladaas, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":130199,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-130197","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wadahadalladii xalinta xiisada Baladweyne oo fashilmay+COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalladii-xalinta-xiisada-baladweyne-oo-fashilmaycod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wadahadalladii xalinta xiisada Baladweyne oo fashilmay+COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Weli waxaa taagan xiisadii ka dhalatay xilka qaadistii uu Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ku sameeyay Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) hayeeshee uu kasoo horjeestay xilka qaadistaas. Xubno ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya iyo Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Hir-Shabeelle ayaa ku guda jiray xalinta xiisadaas,waxaana Maanta ay ku dhawaaqeen inay fashilmeen wdahdaladaas, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalladii-xalinta-xiisada-baladweyne-oo-fashilmaycod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-02T07:39:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Masuuliyiinta-Hir-Shabeelle-696x392.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalladii-xalinta-xiisada-baladweyne-oo-fashilmaycod\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalladii-xalinta-xiisada-baladweyne-oo-fashilmaycod\/\",\"name\":\"Wadahadalladii xalinta xiisada Baladweyne oo fashilmay+COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalladii-xalinta-xiisada-baladweyne-oo-fashilmaycod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalladii-xalinta-xiisada-baladweyne-oo-fashilmaycod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Masuuliyiinta-Hir-Shabeelle-696x392.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-02T07:39:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalladii-xalinta-xiisada-baladweyne-oo-fashilmaycod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalladii-xalinta-xiisada-baladweyne-oo-fashilmaycod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalladii-xalinta-xiisada-baladweyne-oo-fashilmaycod\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Masuuliyiinta-Hir-Shabeelle-696x392.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Masuuliyiinta-Hir-Shabeelle-696x392.jpg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalladii-xalinta-xiisada-baladweyne-oo-fashilmaycod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wadahadalladii xalinta xiisada Baladweyne oo fashilmay+COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wadahadalladii xalinta xiisada Baladweyne oo fashilmay+COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalladii-xalinta-xiisada-baladweyne-oo-fashilmaycod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wadahadalladii xalinta xiisada Baladweyne oo fashilmay+COD - Wardoon","og_description":"Weli waxaa taagan xiisadii ka dhalatay xilka qaadistii uu Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ku sameeyay Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) hayeeshee uu kasoo horjeestay xilka qaadistaas. Xubno ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya iyo Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Hir-Shabeelle ayaa ku guda jiray xalinta xiisadaas,waxaana Maanta ay ku dhawaaqeen inay fashilmeen wdahdaladaas, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalladii-xalinta-xiisada-baladweyne-oo-fashilmaycod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-02T07:39:38+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Masuuliyiinta-Hir-Shabeelle-696x392.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalladii-xalinta-xiisada-baladweyne-oo-fashilmaycod\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalladii-xalinta-xiisada-baladweyne-oo-fashilmaycod\/","name":"Wadahadalladii xalinta xiisada Baladweyne oo fashilmay+COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalladii-xalinta-xiisada-baladweyne-oo-fashilmaycod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalladii-xalinta-xiisada-baladweyne-oo-fashilmaycod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Masuuliyiinta-Hir-Shabeelle-696x392.jpg","datePublished":"2019-07-02T07:39:38+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalladii-xalinta-xiisada-baladweyne-oo-fashilmaycod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalladii-xalinta-xiisada-baladweyne-oo-fashilmaycod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalladii-xalinta-xiisada-baladweyne-oo-fashilmaycod\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Masuuliyiinta-Hir-Shabeelle-696x392.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Masuuliyiinta-Hir-Shabeelle-696x392.jpg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalladii-xalinta-xiisada-baladweyne-oo-fashilmaycod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wadahadalladii xalinta xiisada Baladweyne oo fashilmay+COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130197"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130197"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130197\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":130200,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130197\/revisions\/130200"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130199"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130197"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130197"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130197"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}