{"id":130455,"date":"2019-07-05T09:21:16","date_gmt":"2019-07-05T07:21:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=130455"},"modified":"2019-07-05T09:21:16","modified_gmt":"2019-07-05T07:21:16","slug":"beesha-sacad-oo-goaano-xasaasi-ah-kasoo-saartay-arinta-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-sacad-oo-goaano-xasaasi-ah-kasoo-saartay-arinta-galmudug\/","title":{"rendered":"Beesha Sacad oo go\u2019aano xasaasi ah kasoo saartay arinta Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Beesha Sacad ee Habar-gidir ayaa go\u2019aano kasoo saartay shir ay Muqdisho ku yeelatay shalay, kaasi oo ku saabsanaa xaaladda maamulka Galmuudg.<\/p>\n<p>Kulankan oo ay yeesheen waxgaradka beesha Sacad ee gobolka Banaadir, ayaa wadatashi dheer ka dib, waxey soo jeediyeen in la ilaaliyo dastuurka Qaranka iyo kan dawlad goboleedka Galmudug, dhanka kalena in la dhorwo nidaamka federaalaynta dalka iyo u madaxbanaynta dawlad goboleedka iyo dadkeeda hanaanka dib-u-heshiisiinta iyo doorashooyinka.<\/p>\n<p>Qoraalka beesha Sacad ayaa lagu sheegay in beesha \u201caysan aqbali doonin heshiis kasta oo ka soo horjeeda heshiiskii awood qaybsiga siyaasadeed ee beelaha Galmudug ay ku gaareen magaalada Cadaado sannadkii 2015-tii.\u201d<\/p>\n<p>Beesha Sacad ayaa sidoo kale sheegtay in 10 July 2019 in la isugu yimaado shirweynaha AAYA-KA-TALINTA beesha oo ay qeybaha kale duwan ee isugu jira dhaqanka, siyaasiyiinta, xildhibaanada heer qaran iyo heer dawlad goboleed, haweenka iyo dhallinyarada ka soo qeybgalayaan kaasoo ka dhacaya magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Qoraalka Beesha Sacad ayaa waxay uga digtay \u201cin talada dhismaha dowlad goboleedka Galmudug aysan cid gaar ahi isku kali yeelin go\u2019aan ka gaarista aaya ka talinta Galmudug\u201d<\/p>\n<p>Waxaa ugu dambeyn ay beesha ugu baaqday beelaha Galmudug in ay iskaashi, dibu heshiisiin iyo midnimo uga gudbaan marxaladdan adag ee dowlad gaboleedka Galmudug uu marayo si loo helo Galmudug ka mideysan xaga siyaasada, maamulka iyo amniga.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/GOu2019AANKA-WAXGARADKA-BEESHA-SACAD-EE-KU-SAABSAN-XAALADDA-GALMUDUG-2-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-130456\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/GOu2019AANKA-WAXGARADKA-BEESHA-SACAD-EE-KU-SAABSAN-XAALADDA-GALMUDUG-2-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1700\" height=\"2200\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/GOu2019AANKA-WAXGARADKA-BEESHA-SACAD-EE-KU-SAABSAN-XAALADDA-GALMUDUG-2-1.jpg 1700w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/GOu2019AANKA-WAXGARADKA-BEESHA-SACAD-EE-KU-SAABSAN-XAALADDA-GALMUDUG-2-1-232x300.jpg 232w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/GOu2019AANKA-WAXGARADKA-BEESHA-SACAD-EE-KU-SAABSAN-XAALADDA-GALMUDUG-2-1-768x994.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/GOu2019AANKA-WAXGARADKA-BEESHA-SACAD-EE-KU-SAABSAN-XAALADDA-GALMUDUG-2-1-791x1024.jpg 791w\" sizes=\"(max-width: 1700px) 100vw, 1700px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Beesha Sacad ee Habar-gidir ayaa go\u2019aano kasoo saartay shir ay Muqdisho ku yeelatay shalay, kaasi oo ku saabsanaa xaaladda maamulka Galmuudg. Kulankan oo ay yeesheen waxgaradka beesha Sacad ee gobolka Banaadir, ayaa wadatashi dheer ka dib, waxey soo jeediyeen in la ilaaliyo dastuurka Qaranka iyo kan dawlad goboleedka Galmudug, dhanka kalena in la dhorwo nidaamka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":130457,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-130455","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Beesha Sacad oo go\u2019aano xasaasi ah kasoo saartay arinta Galmudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-sacad-oo-goaano-xasaasi-ah-kasoo-saartay-arinta-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Beesha Sacad oo go\u2019aano xasaasi ah kasoo saartay arinta Galmudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Beesha Sacad ee Habar-gidir ayaa go\u2019aano kasoo saartay shir ay Muqdisho ku yeelatay shalay, kaasi oo ku saabsanaa xaaladda maamulka Galmuudg. Kulankan oo ay yeesheen waxgaradka beesha Sacad ee gobolka Banaadir, ayaa wadatashi dheer ka dib, waxey soo jeediyeen in la ilaaliyo dastuurka Qaranka iyo kan dawlad goboleedka Galmudug, dhanka kalena in la dhorwo nidaamka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-sacad-oo-goaano-xasaasi-ah-kasoo-saartay-arinta-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-05T07:21:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/maqaal.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"517\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"386\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-sacad-oo-goaano-xasaasi-ah-kasoo-saartay-arinta-galmudug\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-sacad-oo-goaano-xasaasi-ah-kasoo-saartay-arinta-galmudug\/\",\"name\":\"Beesha Sacad oo go\u2019aano xasaasi ah kasoo saartay arinta Galmudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-sacad-oo-goaano-xasaasi-ah-kasoo-saartay-arinta-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-sacad-oo-goaano-xasaasi-ah-kasoo-saartay-arinta-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/maqaal.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-05T07:21:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-sacad-oo-goaano-xasaasi-ah-kasoo-saartay-arinta-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-sacad-oo-goaano-xasaasi-ah-kasoo-saartay-arinta-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-sacad-oo-goaano-xasaasi-ah-kasoo-saartay-arinta-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/maqaal.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/maqaal.jpg\",\"width\":517,\"height\":386},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-sacad-oo-goaano-xasaasi-ah-kasoo-saartay-arinta-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Beesha Sacad oo go\u2019aano xasaasi ah kasoo saartay arinta Galmudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Beesha Sacad oo go\u2019aano xasaasi ah kasoo saartay arinta Galmudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-sacad-oo-goaano-xasaasi-ah-kasoo-saartay-arinta-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Beesha Sacad oo go\u2019aano xasaasi ah kasoo saartay arinta Galmudug - Wardoon","og_description":"Beesha Sacad ee Habar-gidir ayaa go\u2019aano kasoo saartay shir ay Muqdisho ku yeelatay shalay, kaasi oo ku saabsanaa xaaladda maamulka Galmuudg. Kulankan oo ay yeesheen waxgaradka beesha Sacad ee gobolka Banaadir, ayaa wadatashi dheer ka dib, waxey soo jeediyeen in la ilaaliyo dastuurka Qaranka iyo kan dawlad goboleedka Galmudug, dhanka kalena in la dhorwo nidaamka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-sacad-oo-goaano-xasaasi-ah-kasoo-saartay-arinta-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-05T07:21:16+00:00","og_image":[{"width":517,"height":386,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/maqaal.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-sacad-oo-goaano-xasaasi-ah-kasoo-saartay-arinta-galmudug\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-sacad-oo-goaano-xasaasi-ah-kasoo-saartay-arinta-galmudug\/","name":"Beesha Sacad oo go\u2019aano xasaasi ah kasoo saartay arinta Galmudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-sacad-oo-goaano-xasaasi-ah-kasoo-saartay-arinta-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-sacad-oo-goaano-xasaasi-ah-kasoo-saartay-arinta-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/maqaal.jpg","datePublished":"2019-07-05T07:21:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-sacad-oo-goaano-xasaasi-ah-kasoo-saartay-arinta-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-sacad-oo-goaano-xasaasi-ah-kasoo-saartay-arinta-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-sacad-oo-goaano-xasaasi-ah-kasoo-saartay-arinta-galmudug\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/maqaal.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/maqaal.jpg","width":517,"height":386},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-sacad-oo-goaano-xasaasi-ah-kasoo-saartay-arinta-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Beesha Sacad oo go\u2019aano xasaasi ah kasoo saartay arinta Galmudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130455"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130455"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130455\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":130458,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130455\/revisions\/130458"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130457"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130455"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130455"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130455"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}