{"id":130468,"date":"2019-07-05T10:00:55","date_gmt":"2019-07-05T08:00:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=130468"},"modified":"2019-07-05T12:03:15","modified_gmt":"2019-07-05T10:03:15","slug":"somaaliland-oo-ku-dhawaaqday-dagaal-ka-dhan-ah-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaaliland-oo-ku-dhawaaqday-dagaal-ka-dhan-ah-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Somaaliland oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Golaha wasiirradda Somaaliland ayaa fariin adag u diray dowldda Soomaaliya oo ay ku tilmaameen iney marwalba ku wado dagaal joogto ah oo muujinaya Cadaawada ay u heyso Somaaliland.<\/p>\n<p>Somaliland ayaa sido kale beesha caalamka ugu baaqayday iney soo fara galiso khilaafka cusub ee Somaaliya Iyo soomaaliland.<\/p>\n<p>Dhanka kale Somaliland ayaa sheegtay iney ka digayso in dowladda Soomaaliya, khatar amni darro iyo qalalaase hor leh ka abuurto manqada geeska afrika gaar ahaan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, golaha Wasiirada Soomaaliland ayaa shacabka ugu baaqay inay u diyaar garoobaan difaaca deegaanada Somaliland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65677049_2255739287873245_85140592702521344_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-130487\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65677049_2255739287873245_85140592702521344_n.jpg\" alt=\"\" width=\"799\" height=\"953\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65677049_2255739287873245_85140592702521344_n.jpg 799w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65677049_2255739287873245_85140592702521344_n-252x300.jpg 252w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65677049_2255739287873245_85140592702521344_n-768x916.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 799px) 100vw, 799px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha wasiirradda Somaaliland ayaa fariin adag u diray dowldda Soomaaliya oo ay ku tilmaameen iney marwalba ku wado dagaal joogto ah oo muujinaya Cadaawada ay u heyso Somaaliland. Somaliland ayaa sido kale beesha caalamka ugu baaqayday iney soo fara galiso khilaafka cusub ee Somaaliya Iyo soomaaliland. Dhanka kale Somaliland ayaa sheegtay iney ka digayso in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":130469,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-130468","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Somaaliland oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaaliland-oo-ku-dhawaaqday-dagaal-ka-dhan-ah-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Somaaliland oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha wasiirradda Somaaliland ayaa fariin adag u diray dowldda Soomaaliya oo ay ku tilmaameen iney marwalba ku wado dagaal joogto ah oo muujinaya Cadaawada ay u heyso Somaaliland. Somaliland ayaa sido kale beesha caalamka ugu baaqayday iney soo fara galiso khilaafka cusub ee Somaaliya Iyo soomaaliland. Dhanka kale Somaliland ayaa sheegtay iney ka digayso in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaaliland-oo-ku-dhawaaqday-dagaal-ka-dhan-ah-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-05T08:00:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-07-05T10:03:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1.gif\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/gif\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaaliland-oo-ku-dhawaaqday-dagaal-ka-dhan-ah-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaaliland-oo-ku-dhawaaqday-dagaal-ka-dhan-ah-soomaaliya\/\",\"name\":\"Somaaliland oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaaliland-oo-ku-dhawaaqday-dagaal-ka-dhan-ah-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaaliland-oo-ku-dhawaaqday-dagaal-ka-dhan-ah-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1.gif\",\"datePublished\":\"2019-07-05T08:00:55+00:00\",\"dateModified\":\"2019-07-05T10:03:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaaliland-oo-ku-dhawaaqday-dagaal-ka-dhan-ah-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaaliland-oo-ku-dhawaaqday-dagaal-ka-dhan-ah-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaaliland-oo-ku-dhawaaqday-dagaal-ka-dhan-ah-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1.gif\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1.gif\",\"width\":500,\"height\":300},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaaliland-oo-ku-dhawaaqday-dagaal-ka-dhan-ah-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Somaaliland oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Somaaliland oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaaliland-oo-ku-dhawaaqday-dagaal-ka-dhan-ah-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Somaaliland oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Golaha wasiirradda Somaaliland ayaa fariin adag u diray dowldda Soomaaliya oo ay ku tilmaameen iney marwalba ku wado dagaal joogto ah oo muujinaya Cadaawada ay u heyso Somaaliland. Somaliland ayaa sido kale beesha caalamka ugu baaqayday iney soo fara galiso khilaafka cusub ee Somaaliya Iyo soomaaliland. Dhanka kale Somaliland ayaa sheegtay iney ka digayso in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaaliland-oo-ku-dhawaaqday-dagaal-ka-dhan-ah-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-05T08:00:55+00:00","article_modified_time":"2019-07-05T10:03:15+00:00","og_image":[{"width":500,"height":300,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1.gif","type":"image\/gif"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaaliland-oo-ku-dhawaaqday-dagaal-ka-dhan-ah-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaaliland-oo-ku-dhawaaqday-dagaal-ka-dhan-ah-soomaaliya\/","name":"Somaaliland oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaaliland-oo-ku-dhawaaqday-dagaal-ka-dhan-ah-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaaliland-oo-ku-dhawaaqday-dagaal-ka-dhan-ah-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1.gif","datePublished":"2019-07-05T08:00:55+00:00","dateModified":"2019-07-05T10:03:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaaliland-oo-ku-dhawaaqday-dagaal-ka-dhan-ah-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/somaaliland-oo-ku-dhawaaqday-dagaal-ka-dhan-ah-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaaliland-oo-ku-dhawaaqday-dagaal-ka-dhan-ah-soomaaliya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1.gif","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1.gif","width":500,"height":300},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaaliland-oo-ku-dhawaaqday-dagaal-ka-dhan-ah-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Somaaliland oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130468"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130468"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130468\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":130488,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130468\/revisions\/130488"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130469"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130468"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130468"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130468"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}