{"id":130817,"date":"2019-07-14T09:53:23","date_gmt":"2019-07-14T07:53:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=130817"},"modified":"2019-07-14T09:53:23","modified_gmt":"2019-07-14T07:53:23","slug":"qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Qarax ismiidaamin ah ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo qaraxa.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa qof is qarxiyay, kaasoo markii hore fadhiyay goob maqaayad ah oo ku dhow Xarunta Inji.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda lama oga khasaaraha, iyadoo ay adag tahay in la helo warar rasmi oo ku aadan qaraxa.<\/p>\n<p>Qaraxa ka dhacay Dhuusamareeb ayaa ku soo aaday, xilli magaalada ay ku sugan yihiin wafdi uu hoggaaminayo Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre.<\/p>\n<p>Ammaanka magaalada Dhuusamareeb ayaa aad loo adkeeyay tan iyo markii dhamaadkii bishii la soo dhaafay ay gaareen wafdi uu hoggaaminayay Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Bishii Ramadaan ee la soo dhaafay ayay aheyd markii Ciidamada Ahlusuna ay gacanta ku dhigeen qof doonayay inuu isku qarxiyo goob xaflad ka socotay degmada Guricee.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qarax ismiidaamin ah ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo qaraxa. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa qof is qarxiyay, kaasoo markii hore fadhiyay goob maqaayad ah oo ku dhow Xarunta Inji. Illaa iyo hadda lama oga khasaaraha, iyadoo ay adag tahay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":130818,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-130817","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay Dhuusamareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay Dhuusamareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qarax ismiidaamin ah ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo qaraxa. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa qof is qarxiyay, kaasoo markii hore fadhiyay goob maqaayad ah oo ku dhow Xarunta Inji. Illaa iyo hadda lama oga khasaaraha, iyadoo ay adag tahay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-14T07:53:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1-1.gif\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/gif\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-dhuusamareeb\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-dhuusamareeb\/\",\"name\":\"Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay Dhuusamareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1-1.gif\",\"datePublished\":\"2019-07-14T07:53:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-dhuusamareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1-1.gif\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1-1.gif\",\"width\":500,\"height\":300},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay Dhuusamareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay Dhuusamareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-dhuusamareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay Dhuusamareeb - Wardoon","og_description":"Qarax ismiidaamin ah ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo qaraxa. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa qof is qarxiyay, kaasoo markii hore fadhiyay goob maqaayad ah oo ku dhow Xarunta Inji. Illaa iyo hadda lama oga khasaaraha, iyadoo ay adag tahay in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-dhuusamareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-14T07:53:23+00:00","og_image":[{"width":500,"height":300,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1-1.gif","type":"image\/gif"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-dhuusamareeb\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-dhuusamareeb\/","name":"Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay Dhuusamareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1-1.gif","datePublished":"2019-07-14T07:53:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-dhuusamareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1-1.gif","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1-1.gif","width":500,"height":300},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-goor-dhow-ka-dhacay-dhuusamareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay Dhuusamareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130817"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130817"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130817\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":130819,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130817\/revisions\/130819"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130818"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130817"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130817"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130817"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}